Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland forces say attack on mosque foiled

Recommended Posts

Somaliland oo Shahaado Sharaf Gudoonsiinaysa Haweenaydii Fashilisay Qaraxii Dhicisoobay

 

Hargeysa (Somalilandpress)- Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay shahaado-sharaf abaal-gud ah siin doonto Marmo Maryan Dayib Maxamuud oo ah Haweenaydii fashilisay qarax lala damacsanaa in lala beegsado Masaajid ku yaala magaalada Hargeysa shalay.

 

“Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa muwaadinadii, hooyadii Ciidamada la soo socodsiisay falkii lagu waxyeelaynayay Madarasada iyo masaajidka xaafada Xawaadle, waxaan gabadhaasi siinaynaa Shahaado sharaf,” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo maanta u waramayay saxaafada ka dib markii ka soo dagay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal.

 

Wasiirka iyo wefti ka kooban Afar wasiir oo uu hogaaminayo ayaa ka soo laabtay socdaal todoba maalmood ah oo ay ku tegeen dalka Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

ugu rida ugu rida ya ala wax siyee :D [/QB]

Wax san Allah adeer, waxba kuugu ridi mayno maanta!

 

 

Waxaan maqlay ninka la hayo waxa uu kayimi ******ia, Ethiopia, waana ONLF member ........ Waxaan u maleynayaa intooda Hargeisa iyo Burao joogta in si dhakso ah loo saari doono oo Ethiopia gacanta loogu gelin doono. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

rudy

 

how about you stop speaking like one of those former slave african americans who you seem think you are... and speak properly.

 

OK HOMIE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this