Sign in to follow this  
General Duke

Governor of Somali bank named @ FM flies to Abuja Nigeria

Recommended Posts

Some good news, dont get shocked now lads :D

 

Dr Maxamuud Maxamed Culusow oo loo magacabay mar kale Gudoomiya Bangiga dhexe ee Soomaliya .

Nairobi

 

 

Ra´´iisal wasare Cali Maxamed Geeddi oo maanta u soo bandhigay in loo magacaabay gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaliya Dr Maxamuud Maxamed Culusow golahiisa wasiirada ee dibad jooga ah ayaa cod kalsooni ah siiyey Dr Culusow in uu noqda gudoomiyaha Bangiga dhexe .

 

Dr Maxamuud Maxamed Culusow oo loo magacabay mar kale Gudoomiya Bangiga dhexe ee Soomaliya asagoo horey u rabay in uu noqda wasiir ayaan helin kadib markii la wayey cid uga tanasusha xildhibaanada taasoo keentay in maanta loo magacaabo gudoomiyaha Bangaga dhexe asagoona dowlada Cartana ka ahaa jagadaan hadda loo magacaabay ee ah gudoomiyaha Bangga dhexe

 

 

Ku noqo beejka

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir arima Dibadadka Soomaaliya Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil ayaa Caawa ka dhoofay Nairobi iyagoo ku sii Jeeda Abuuja

Nairobi

 

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir arima Dibadadka Soomaaliya Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil ayaa Caawa ka dhoofay Nairobi iyagoo ku sii Jeeda Abuuja

 

Wafdigan waxaa Hogaaminayay Wasirka Arimaha Dibada Jamhuuriyada Federaaliga Ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil, waxaana ka Mid ahaa Drs Maryan Cariif Qaasin,Orof Afrax iyo Xubno Kalle,

 

 

Waxa ay ka qayb gali Doonaan wafdigani shirka Wasiirada arimaha Dibada ee Wadama Afrika,

 

 

Shirkaas ayaa furmi doonaa maalmaha fooda nagu soo haya waxa u googol xaar uyahay wafdi uu hogaamin doono Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yusuf Axmed oo iyagu ka qayb qaadan doona Shirka Wadamada Afrika ee Abuuja ka Furmi Doona,

 

 

Xukuumada Soomaalida ayaa ilaa iyo Xiligii la doortay ka qab gashay shirar dhoowra oo ka dhacay Goobo kalla gadisan,

 

 

Doowlada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa iyadu meelmahanba waday qaabkii ay dib ugu noqon lahayd wadanka Soomaaliya,

 

 

Waxaana Jiray Wafuud badan oo hada ku maqan wadanka Soomaaliya si ay dadka ku sugan gudaha Soomaaliya uga soo dhaadhiciyaan Ajandaha Xukuumada,

 

 

Waxaa kaloo jira Kulamo badan oo Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed la wadaagay qaybaha kale gadisan ee Bulshada Soomaaliyeed,

 

 

Horay ayuu madaxwaynaha Soomaaliya ula Kulmay Raga Awooda ku leh gudaha Dalka Soomaaliya,

 

 

Madaxwaynaha ayaa sheegay in ay doowladu dhawaan u boqooli doonto Dalkeeda Soomaaliya,

 

 

Waxaa labadii sanoo ina dhaaftay ku sugnaa Dalka Keenya ku dhawaad 1000 kun qofood oo iyagu ka qayb qaadanayay Wada hadalada Soomaalida,

 

 

10/10/2004 ayeey soo afjarmeen wada hadaladii Soomaalida ee galbeedka Dalka Keenya shir uga furmay Soomaalida 15/10/2002

 

 

axmeddheere65@hotmail.com Axmed Muuse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya, Nairobi

 

 

Ku noqo beejka

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaasha Maxkamadda Sare iyo Bankiga

Dhexe oo Maanta la magacabay

 

Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansaxiixay soo jeedin uu soo jeediyay Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ahayd in Jagada Guddoomiyaha Bankiga Dhexe oo loo magacabay Maxamud Maxamed Culusow iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo isna loo magacabay Nin Magaciisa lagu soo koobay Yuusuf .

 

Sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Xuseen Maxamed Caydiid markii uu soo bandhigay Cali Maxamed Geeddi Labadaas Nin ayaa Wasiirada waxay si cad u ogolaadeen ragga jagooyinka loo dhiibay.

 

Wasiirada ayaa waxay dhageysteen warbixino ay soo diyaariyeen guddiyada uu dhawaan magacaabay Cali Maxamed Geeddi, iyadoo lagu wada ballamay in berito si weyn looga doodo arrimaha soo bandhigeen guddiyada.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

 

www.midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Smith no offense, but why in the world are government officials flying around when truly there is no dawlad ee matalaan? :confused:

 

So far all I'm seeing is the Abdiqasim II, except Abdiqasim was based in Muqdisho and not Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

horn A

 

dont be too harsh on smith it must be hard cyber campaining for countryless government.

 

i wonder if the wasiirka cirka dhulka iyo xidigaha has started his important work :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, would they be invited if they didnt represent anyone. As for the realities on the ground you know so why ask??

 

I am started to gEt disapointed at you bro, you expected everything to be rosy this early?

 

Qudac- has anyone from your fake republic been invited yet, the answer let me think, NO, NO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Duke_Valantino:

I am started to gEt disapointed at you bro,

Is his mission to please you..I wonder.. :confused:

On the same point am glad at the appoint ment of Culusow.....important and key post of DFKMG are in 'good' hands now smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Qudhac dabanaageysga iga daa. Uma baahni inaa sidaas iga daba hadashid.

 

As for Smith, sxb I'm a realist and I'm being real here. We have all seen what red carpet treatment got Abdiqasim, who at this time in juncture of his "presidency" was attending the historic United Nations millenium summit.

 

 

somal.jpg

 

 

These people who are heading the Somali government now need to be more focused about getting accepted by the Somali people themselves and not some big-city politician whose country is already safe and progressing. I am disappointed in the government, because I see they are getting caught up in the hype that Abdiqasim got caught up on. I do not see enough "reconciliatory" efforts on government's side to really stand up for the wishes of the people and take advantage of the current wishes of the people for a viable and working government in a peaceful and developing land.

 

That is what I want the Foreign Minister and President and Prime Minister to be engaged in right now. NOT hoping from country to country attending some colorful yet meaningless meetings just like our late "president" wasted his time with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Horn, not being serious are you?

 

Now call you uncle, Barre hiiraale he will whisper it to you "the government works in Kismayo" :D:D so what more do you want.

 

As for the late Arta man, this is no match to that situation in any ways!

 

Tuliza Bolu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

One question, who is this Culusow, Was he the Pres or PM wanna be?. Seriosly is he a warlord or does he control malitia in Mogadishu like others. I really don't know just asking what was his role before this appointment. Anyone knows.

 

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Qudhac dabanaageysga iga daa. Uma baahni inaa sidaas iga daba hadashid.

Waar jacda kulul ka daa inanka. Dabo-naageesi is his political rhetoric. I think its a residue from the old days of British master-servant relations. :D

 

DUKE -

 

Horn does raise a point though: why is this government taking the same route as the Arta initiative? I know its not gonna be a rosy ride to Mogadishu, but still.. They're doing the same fancy crap the Arta mechanics used to do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They're doing the same fancy crap the Arta mechanics used to do.

 

Arta had one weakness no presence on the ground. This government already has Puntland as a whole under Cade Muse. We hear some posative developments in the Juba areas, with peace talks between SPM and JVA. So I dont get this comparison with Arta. Arta ran too Mogadishu without a plan. This government is setting up [or so they say] the mechanism to go back to the country.

 

However the international community are the ones with the money, so a diplomatic presence muts be there. meeting with donor nations and organisations are vital, without success in this sphere it would be difficult to control the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Assalamu calaykum,

 

Dadkaaan la doortey waa QOOLOMAA?

 

Ok, I am kidding......

 

But it seems we are revisiting nepotism: Mar waa Geedi Marna waa culusow, mar waa Yalaxow marna waa Cumarow

 

Inta kale ma Jaahilbaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this