Sign in to follow this  
General Duke

Washington:US gov refuse to meet with Somaliland reps, set back for secessionists

Recommended Posts

Payne oo diidey inuu la kulmo maamulka Somaliland

24 Jul 24, 2009 - 12:10:02 PM

 

Warar lagu kalsoon yahay oo uu Warsidiha Garowe Online heley ayaa sheegaya in Wasiirka arrimaha dibbada Somaliland, Cabdillahi Maxamed Ducaale uu ku guul dareystey inuu la kulmo Gudomiyaha Guddiga arrimaha Afrika u qabislasan Congress-ka Mareykanka Donald Payne.

 

Wasiirka oo ku sugnaa wadanka Mareykanka magaaladiisa Washington DC USA muddo labo todobaad ah ayaa wararku xusayaan in muddo sadex jeer ah u qorey xafiiska Congerssman-ka inuu la kulmo balse loo tibaaxey in aan waqti loo hayn.

 

Diidamada Donald Payne ayaa timid kadib markii maamulka Somaliland diidey inuu ka qayb galo kulan Guddiga Arrimaha Afrika u qabilsan Aqalka Wakiilada Mareykanka casumad ugu fidiyeen mamulada Puntland, Somaliland iyo TFG balse casumadaas ayaa waxaa ka baqsadey mamulka Hargeysa iyada Sheekh Shariif dowladiisa ay uga qayb galey Wakiil.

 

Congress-man Payne ayaa kulankas khudbad uu ka akhriyey ka sheegey in mamulka Somaliland diidey inuu ka qayb qaato kulan looga hadlayo xal u helista walaalahood Somaliyed ayna doorteen ka gooni ahansho, mar hadey yihiin aqalka wakiilada-na gudiigiisa ula dhaqmi doonaan sidaas ay doorteen.

 

Puntland aya kulankas waxa uga qayb galey Madaxweynaha PL wafti uu hogaminayo kuwaasoo hadal ka jeediyey ku aadan qaabka xal loogu heli karo dhibaatada Somalia ka taagan islamarkana hoosta ka xariiqey in dowladoodu tahay mid u taagan maamul Federaalka ah oo Somalia ka dhisma.

 

Xukuumada Riyaale gaar ahaan Wasiirkiisa Arrimaha dibada aya kala kulmey eedeyn badan xisbiyada mucaradka ah ee  Somaliland iyo dadweynahaba kuwas ku eedeyey in maamulkooda looga adkadey siyaasda islamarkaana laga rabo in raali galin u gudbiyaan Payne iyo aqalka Wakiilada Mareykanka.

 

Ducaale ayaa safarkiisa la xiriira culeyska maamulka Riyaale soo foodsaarey iyada Somaliland ku jirto xili doorasho.

 

Garowe Online, Washington

 

More Articles

RELATED:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: U.S. Congressman rejects to meet with Somaliland official

25 Jul 25, 2009 - 9:15:29 AM

 

WASHINGTON, D.C. July 25 (Garowe Online) - U.S. Congressman Donald Payne has refused to meet with an official from the self-declared Republic of Somaliland, inside sources tell Garowe Online.

 

Mr. Abdullahi Mohamed Du'ale, Somaliland's foreign minister, was recently in Washington, D.C., and asked to meet with the U.S. Congressman but he was "rejected" on at least three separate occasions, the sources added.

 

Congressman Payne, who chairs the House of Representatives' Subcommittee on Africa and Global Health, organized a Congressional hearing on Somalia and invited officials from the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu, and the self-governing regions of Somaliland and Puntland.

 

The June 25 hearing in Washington, D.C., was attended by Puntland President Abdirahman Mohamed "Farole" and a Somali Embassy official read a statement on behalf of TFG Foreign Minister Abdullahi Oomar.

 

But Somaliland Foreign Minister Du'ale, who initially accepted to attend the congressional hearing, canceled at the last minute after demanding a "separate panel" to focus on Somaliland's separatist agenda.

 

This demand was rejected by Congressman Payne and the hearing's organizers, who forwarded the argument that "common issues" were covered at the hearing, namely humanitarian aid delivery, the counterterrorism effort and the anti-piracy campaign.

 

Meanwhile, Somaliland opposition parties have accused President Dahir Riyale's administration of failing to take advantage of a venue in Washington, D.C., to present Somaliland's case for independence.

 

President Riyale continues to face domestic pressure and international criticism, including charges that the Somaliland administration has violated press freedoms by arresting two radio journalists and shutting down an independent television station this month.

 

Somaliland, comprised of regions in northwestern Somalia, unilaterally declared independence from the rest of the Horn of Africa country in 1991 but has not been recognized internationally.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Oodweyne your high pitched voice is not going to change the reality. Sweetheart you have yet to present anything substantial. The congressman stated clearly that Washington will ignore “Somaliland: going forward. For over a fortnight your hapless minister has been walking around the streets of Washington like any other crack head :D in that city. Unable to get an audience with the supplier and in mental despair, what new lie will he have to tell going back to Hargaysa?

 

Your elections seem to be on their way to being postponed yet again and Riyaale is making sweet music with Shankaroon. The problem here is our Oodweyne seems to suffer from the same disease as the late Michael Jackson. He hates his Somali self and wants to be English [the Queen son an all] and second has some other issue and unlike Riyaale can not get down with Shankaroon. Hence keep writing away, unlike Mr Jackson you don’t have any talent.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

i see cheerleaders are lifting up their skirts to entice American administration skags.

 

U know the sad part is that state dept refused to meet with both thugland morans. Now for Payne, hes just nigga with money-hunger issues. I betchya, he got some pirate money there in his dreams. I wont supprise if he dont get caught with some pirate dollars stashed in his frig pretty soon. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Xog. Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr Maxamed C. Cumar, oo maanta dawladda Maraykanka la kulmay Somaliland.Org (Washington DC) Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan Capitol Hill ee magaalada Washington, oo uu ku tagay booqasho rasmi ah ka dib markii uu martiqaad ka helay dawladda Maraykanka si loola yeesho la tashi ku saabsan arrimaha Somaliland.

 

Masuuliyiinta Maraykanka ee maanta ku soo dhawaysay Dr. Maxamed Cabdillahi Capitol Hill waxaa horkacayay Congressman Donald Payne, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada iyo Afrika u qaabilsan Baarlamaanka dawladda Maraykanka iyo masuuliyiin kale.

 

Soo dhawayntaasi ka dib waxay xoghayaha iyo Congressman Donald Payne oo ay weheliyaan xubno ka tirsan baarlamaanku ay yeesheen kulan dheer oo ay kawada arrimo la xidhiidha xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka. Waxay si gaar ah uga wada hadleen sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka iyo iskaashigii ka dhexeeya Somaliland iyo Maraykanka oo uu dhawaan soo dhex galay isfagranwaa. Waxay kaloo kawada hadleen arrimaha siyaasadeed ee hadda ka jira Somaliland iyo xiisadaha ku xeeran hawlaha diyaargarawga doorashada madaxtooyada Somaliland. Waxaana la filayaa inuu dhawaan warsxafadeed ka soo bixi doona wadahadalka laba geesood.

 

Dr. Maxamed Cabdillahi oo warbaahinta u waramay shirka ka dib ayaa sheegay inuu dawladda maraykanka ka codsaday in aanay joojin iskaashiga iyo taageerada ay u fidiso shacabka Somaliland. Wuxuuna Xoghayuhu tilmaamay inay Somaliland maanta marayso xilli kale guur ah oo siyaasad ahaan xasaasi ah, manadaqadana ay ka aloosan yihiin xiisado colaadeed iyo nabadgalyo darro, sida agweed buu yidhi loo baahan yahay dawladda Maraykanku taageero isla garab taagto shacabka Somaliland kana caawiso siday u kobcin lahaayeen nabadgalyada iyo dimuqraadiyadda ay dhibka badan u soo mareen.

 

Dr Maxamed oo u waramayay shabakada wararka ee Somaliland.Org, wuxuu yidhi “ xil baa naga saaran xisbi ahaan inaanu u gurmano danaha shacabka Somaliland ka dib markay noo muuqatay in xidhiidhkii Somaliland iyo dawladda maraykanka oo ah dawladda adduunka ugu awoodda badan uu jar ka sii dhacayo, khalad xagga xukuumaddeena ka bilaambay awgeed.”

 

Muddada uu booqashada ku joogo Maraykanka wuxuu Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar kulan gaar ah la yeelanayaa masuuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka oo ay kawada hadli doona arrimo saameeya siyaasadda Somaliland. Waxaa kale oo uu la kulmi doonaa Wasaaradda Macaawinada Dibada ee Maraykankan ee loo yaqaano USAID iyo hay’adda caalamiga ah ee u dooda xuquuqda biniaadamka oo loo yaqaano (Human Rights Watch), oo uu kale hadli doono xadhiga xaqdarada ah ee wariye Maxamed Cismaan Mire (Sayid) iyo Axmed Saleebaan Dhuxul oo labaduba ka tirsan Idaacadda Horyaal.

 

Booqashada Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE ee Maraykanku iyo kulamda rasmiga ee uu dawlada Maraykanku la yeelanayaa waxay ku soo beegmeen xilli Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdillahi Maxamed Ducaale, uu jooga magaalada Washington in muddo ah oo ay dawlada Maraykanku diiday inay la kulanto, arrintani oo muujinaysa sumcad xumida Wasiir Cabdillahi Ducaale iyo xukuumada Rayaale ay maanta adduunka ku leeyiiihiin.

 

Sanadkan horaantiisii ayay ahayd markii Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dawladda Ingirriiska u qaabilsan arrimaha Afrika, Lord. Mallach-Brown, uu la tashi ugu yeedhay Dr. Mamxamed Cabdillahi si loogala tashado arrimaha doorashada madaxtooyada Somaliland oo dib u dhac ku yimid, ka dibna waxaa loogu yeedhay madaxwayne Daahir Rayaale magaalada London.

 

Arrimahani waxay muujinayaan in siyaasadda Arrimaha dibadda ee Somaliland uu hadda horumarinteeda gacanata ku haya xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, halka awooda siyaasadda dibadda ee xukuumaduna ay ku soo ururtay inay kolba jawaabcelin ka bixiso siyaasadda iyo diblomaasiyadda xawliga ku socota ee xisbiga KULMIYE.

 

Dr Mohamed Abdilahi ayaa lagu wadaa in uu bari la kulmo madax ka tirsan Wasaarada Arimaha dibada ee Maraykanka.

 

Washington DC,

Somaliland.Org

Share this post


Link to post
Share on other sites

US Congressman Snubs Somaliland Foreign Minister But Meets with KULMIYE’s Foreign Secretary

30 July 2009 | News

 

HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- US Congressman Donald Payne snubbed Somaliland foreign minister, Abdillahi Mohamed Duale, and met with Dr. Mohamed Omer- foreign secretary of Somaliland’s opposition KULMIYE party in Washington DC.

Dr. Omer arrived in Washington on Sunday at the invitation of Donald Payne (D-NJ), chairman of subcommittee on Africa and Global Health, while the foreign secretary of Somaliland who remained in Washington for days was told the congressman wasn’t available to see him.

This was so humiliating for president Dahir Rayale’s government following its refusal to attend and participate in recent congressional hearing about Somalia chaired by Donald Payne.

The Somaliland government refused the idea of sharing a roundtable with representatives from the self-declared autonomous region of Puntland and Somalia, saying Somaliland is independent from Somalia and would not be lumped together with it as if it was still an integral part of Somalia.

Officials of Somaliland’s leading opposition party, KULMIYE, however saw this in a completely different light and thought it would be well advised to meet with a powerful man like congressman Payne who is a friend of Somaliland and to “put our message across without compromising the sovereignty and independence of Somaliland in any shape or form”.

Representative Donald Payne and Dr. Omer discussed a number of issues including the forthcoming Somaliland presidential election and other important issues in the region.

Representative Payne was quoted as saying that “the upcoming Somaliland presidential election should go ahead as planned”.

In a statement issued by Dr. Saad Noor, Somaliland representative to the US, Somaliland foreign minister, Mr. Abdillahi Duale, was equally on a working visit to the US for almost two weeks as part of “a periodic review of the relations between the two countries comprising a follow-up on pending issues and consultations on areas of mutual interest”.

Dr. Noor also confirmed Mr. Duale was received by president Obama’s advisor on Africa and met other officials from USAID although “Donald Payne refused to meet him,” according to VOA radio.

Ted Dagne, a specialist on African Affairs at the Congressional Research Service, said: “Representative Donald Payne do not recognise Mr. Duale as the only one who represent the Somaliland people and will meet any other official from Somaliland,” according to VOA radio- Somali Service.

 

 

Dr. Noor said: “ while we have a great deal of respect for Rep. Donald Payne nonetheless we will not accept anything we consider to be detrimental to the independence and sovereignty of Somaliland”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadeenu waa taasi shirkii Maraykanku ku casuumay ee ay warbixinteena ay ka jeedin lahayd, ee waxaynu tabanayno kaga warami lahayd ka baaqatay, Guddoomiyihii Guddi hoosaadka arrimaha Afirka ee Baarlamaanka Maraykanku markii uu Wasiirkii arrimaha dibada Somaliland Maraykan ugu tagay wuu la kulmi waayay oo dalkiiba wuu kaga tagay oo Suudaan ayuu tagay,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Faisal Cali Warrabe admits to the calamity

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this