Sign in to follow this  
Siciid1986

SHEBEKEDDA IFTINNEWS OO HESHAY IN KA BADAN 135 SIDII OO KALA CODEEYAY

Recommended Posts

115-747x1024.jpg

 

 

25-747x1024.jpg

 

 

32-708x1024.jpg

 

 

iftinnews waxaanu ku warganaynaa akhritayaasha in magaalooyinka

gar adag 13381 kulmiye iyo udub 2112 ucidna wali waxba looma hayo

sidoo kalenna ceel afweyne 15451 kulmiye udunba 4081 ucid wali waxba looma hayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu danbeeyey Doorashda Somaliland IYo siday ukala horeeyaan xisbiyada ku Tartamayey

Posted by aadan on Jun 28th, 2010 // No Comment

Hargeisa(iftin news)28/06/2010waxaa maal mahanba socotay tirinta codadka waxaa halkan ku soo gudbin doona ilaa iminka inta na soo gaadhay e la tiriyey waan somaliland dhamantii waxaana iminka xisbi kasta haysa najiito aan rasmi ahayn intoodad badan goobaha lag codeeyey oo gaba gaboobay marka lag reebo 195 hargaisa ah ee bal ila eega waxay kalo heleen

Gobolka Sool way dhammaatay tirintii 12,000 ayaa Kulmiye Ka horreeyaa xisbiga ku xiga waxaa halkaa ku soo gaba gabawaday gobolkaa oo guusha helay xisbiga kulmiye

Gobolka Sanaag waa dhamaatay inkastoo dhahar weli la isku haysto iyana Kulmiye 25,000 ayuu ku hogaaminayaa oo dee Gar-adag iyo Ceel-afwayn ayaa cod qayrul macquul ah kulmiye ku hogaamiyay waxaan wali laysku haystaa 7000kun oo cod oo wali go.aan lag gaadhin isku soo duuboo gobolkaa waxa ku guulaystay isna xisbiga kulmiye

Togdheer waxaa la tiriyay Burco gudaheeda,Oodweyne oo dhamaystiran iyop Qoirlugud oo Buuhoodle metelaysay waxaynu ku horraynaa 30,000 welina waxaa dhiman tuulooyinka Burco degmo ahaan u hoosyimadaa oo la tirinayo halkaa kulmiye ayaa wuxuu ka filaya cod aad u dheer iminka se intaa yaa lahayaa togdheer

Saaxil waa la dhamaatay oo 3,000 ayay UDUB ku horraysa xisbiga kulmiye waxaan gobolkaa ku soo baxay xisbiga udub

Gebilay waa dhamaatay waxaan xisbiga kulmiye xisbiga soo xiga ka sareeyaa 24ooo kun oo cod degmadaana waxa ku soo baxay xisbiga kulmiye

Balligubadle waa dhamaatay xisbiga kulmiye ayaa isn 10.000 kun ku

hogaaminaya waxaan degmada ku soo baxay xisbiga kulmiye

waxaa wali socta degmada hargeisa ilaa ilaa iminka tirada la tiriyey kulmiye hogaaminayo xisbiga kulmiye waxaa la filaya in saacaahada soo socda ay dhamanto la helo najiitad rasmigaa

Boorame gabihaan gobolka waa dhamaatay tirintii soctay waxaa ku soo baxay xisbiga udub waxaanuu ku hogaamiya xisbiga kulmiye 25322 gobolkaana waxa ku soo baxay xisbiga udub

waxaa iminka saadaashu u dhawaday in xisbiga kulmiye ku guulaysto cod aad u dheer tasoo iminka inta lahayo uu kulmiye dad saadaalinay waxay sheegaya ilaa 80.000kun oo cod inuu ku heli doono doorashada somaliland ee sandkan in kastoo aanay wali ka soo bixin gudida doorashada somaliland mar aan la xidhiidhay afhayeen kuminshan ayaa wuxuu ii sheegay in ilaa iminka boqolkii todobaatan la tiriyeey codadka wadanka oo ay hadsan yihiin sodon wax ka yar lana filayo in ay dhaqso u soo saaraan najiito hor dhaca lakiin ilaa iminka codadka lahayo kulmiye yaa hogaaminay wixii wara ee ka soo cusboonada kalo soco shabakada caalamiyaa ee iftin news

 

somaliland office hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I can tell you this is wrong.

 

How is it that Silaanyos home villiage had people vote against him, yet he won hands down other far away ones! You are not THAT democratic, villages still votes in clan lines even if cities don’t!!

 

How is that the sitting government did not get one place with over 500 votes. It is not possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This doesn't look like a credible tally-paper.

There is no signatures, no logo, no date.

 

I commend the NEC for their strick and tight-lipped way of keeping the numbers secure. Very commendable indeed.

 

Lets wait for the official results.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this