Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Govt And Nesha Are Doing Road Maintaince On The Garowe-Galkayo Road

Recommended Posts

Cowke   

Dayactir Balaaran Oo Ku Socda Wadada U Dhaxeysa Magaalooyinka Garowe & Gaalkacyo.

 

Cawil Maxamuud Cabdi

 

RBC Radio, Garowe

 

Cawil@raxanreeb.com

 

Garowe (RBC Radio):- Dib u dayactir balaaran ayaa waxaa uu ka soconayaa wadada laamiga ah ee u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo ee maamulka Puntland.

 

Dayactirkani lagu sameynayo wadada dheer ee laamiga ah ee isku xirta magaalooyinkaasi aan kor ku soo sheegnay ayaa waxaa dib u habeynteeda iska kaashanaya maamulka Puntland iyo Hay’ada Maxaliga ah ee NESHA, waxaana wadada inta aad ku safreyso indhahaagu qabanayaan qalab iyo gaadiidka hawlaha guud oo wada hawsha dib loogu dayactirayo burburka ku yimid qeybo ka mid ah wadadaasi.

 

Dhinaca gobolka Nugaal goobaha dayactirka laamiga lagu sameynayo waxaa ka mid ah Inta u dhaxeysa magaalada Garowe iyo deegaanka Rabaable oo ay ka socoto shaqo balaaran, waxaana gaadiidka oo laga xiray wadada ay si kumeel gaar ah u isticmaalayaan meel ka yara baxsan laamiga oo ah wadada rafka ah.

 

Waxaa iyaduna lagu guuleystay in si toos ah loo dayactiro wadada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Beesha Bacaadweyn ee hoostagta Gaalkacyo, halkaasi oo ay ku tiilay wado aad u bur bursan oo gaarigu in cabaar ah si dhib leh uu ugu soconayo, inkastoo weli dayac baahsan uu ka muuqdo wadada isku xirta degmada Xarfo ee gobolka Mudug iyo degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, iyadoo hadii labadaasi degmo inta u dhaxeysa lagu guuleysto ay noqon doonto in la hagaajiyey guud ahaan dayacii ka muuqday wadada dheer ee u dhaxeysa magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo.

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Long Overdue this work. More road projects are needed in the remote districts. Hafun Finished 54km feeder road that connects them to the main road galkayo-bosaso garowe tarmac road. Bargaal-Caluula have created the lafa goray feeder that connects the two towns to the Main Tarmac road.

 

We still have many degmo's that are cutt of from the tarmac road and should start working on way to get them connected which will increase trade and development for those towns.

 

Plus we still need to create a road system for bosaso which is long overdue however its probably more urgent to do priority jobs like the remote communities because they dont even a feeder road that connects them to the rest of puntland.

 

I wish to see every degmo connected to the tarmac road. It doesnt have to be paved it can even be just a dirt road. But smooth dirt road.

 

Anyways lets getting moving puntland. Remember the 5 year plan were falling behind greatly considering where we should be at according to the plan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this