Sign in to follow this  
Harag Shabeel

Warbixin kooban oo ku sabsan Mucaskarka Alfurqaan ee lagta Caanoole (Daawo masawirada

Recommended Posts

Warbixin kooban oo ku sabsan Mucaskarka Alfurqaan ee lagta Caanoole (Daawo masawirada)

Posted to the Web Dec 27, 16:08

 

 

Kismaayo:-Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) waxuu ku yaal sidaad magaciisaba ka muuqata lagta Caanoole ee u dhaxaysa Tuulada Buulo Xaaji iyo Tuulada Kudhaa, waxuuna Magaalo Madaxda Gobolka Jubbada Hoose ee ksimaayo u Jiraa 110km.

 

Sawiro Muujinaya Ciidanka Mucaskarka Al Furqaan ee Lagta Caanoole oo ku jira Tawabaro xoogan

 

 

Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) waa Mucaskar Islaami ah oo qabta shaqooyin ay ka mid yihiin tababarro Askari ah, sugidda amaanka deegaanka, ,Dacwo iyo weliba horumarinta bulshada oo wada socda warbixintanna waxaan ku soo qaaddi doonnaa

 

 

1-Asaaskii Mucaskarka iyo sababtii loo asaasay.

2-Ujeedooyinkiisa iyo waxyaabaha uu higsanayo.

3-Waxqabadkiisa.

 

 

1- Mucaskarka waxaa la asaasay 22/10/2007 waxuuna mucaskarku jiraa 13 bilood iyo ayaamo.

 

 

2-Mucaskarku waxuu leeyahay ujeedooyin farabadan, waxaana ka mid ah :-

 

 

· In ladiyaariyo dad Diinta u dagaalama, Cadawgana ka hortaga.

 

 

· In la Hirgeliyo dhab ugu dhaqanka Shareecada Islaamka.

 

 

· In la isu taago waajibka faafinta dacwada lagana hortago munkaraatka iyo dhaqammada xun xun.

 

 

· In Dalka laga saaro Cadawga ku habsaday.

 

 

· In laysla raadiyo lana mideeyo Xarakaadka Islaamiga ah ee wadanka ka jira.

 

 

· In lasoo saaro dad hamigoodu yahay Hirgelinta Shareecada Islaamka.

 

 

· In la dhaqan celiyo Maleeshiyooyinka iyo Dhalinyarada kale oo dhaqan xumadu la’degtay.

 

 

· In laheshiisiiyo Beelaha Somaaliyeed ee uu Cadawgu kala qoqobay.

 

 

3- Mucaskarku waxuu Higsanayaa.

 

 

· In Caalamka Dhamaan gaar ahaan Somaaliya lagu Xukumo Shareecada Islaamka.

 

 

· In Cadawga wadanka laga saaro.

 

 

· In Xarakaadka Islaamiga ah ee wadanka ka jira Miis laysugu keeno,lana heshiisiiyo.

 

 

· In waddanka laga hirgaliyo dowlad islaam ah oo shareecada wax ku xukunta.

 

 

· In dib loo dhiso kaabayaashii dhaqaalaha ee burburay si dadka qaxay ay ugu suura gasho inay waddanka dib ugu soo noqdaan.

 

 

4 Waxqabadka Mucaskarka Alfurqaan ( Caanoole )

 

 

1-Waxaa la diyaariyey awood Ciidan oo u diyaarsan inay fuliyaan waajibaadkii loogu tala galay.

 

2-Waxaa Amnigooda la hagaajiyey degaano balaaran oo hore qas iyo fawdo uga jirtay.

 

3-Waxaa la furay Xarumo Garsoor oo lagu kala saaray dad in ka badan 18 sano is dulmayey.

 

4-Waxuu Mucaskarku ka qayb qaatay Dagaalkii adkaa ee Kismayo looga saaray Maleeshiyooyinka Bulshada Dhibka ba’an ku hayey.

 

5-Waxaa la dhaqan celiyey Diintana la baray dad fara badan oo markoodii hore ku sugnaa dhaqan aan wanaagsanayn.

 

 

6-Waxaa Dacwada iyo dhaqanka wanaagsan ee Diinta Islaamka lagaarsiiyey dhul badan oo horey u gaarin dacwada saafiga ah .

 

 

7-Waxaa la furay Dugsiyo Iskoolo ay wax ku bartaan Da’yar farabadan.

 

 

8-Waxaa la kafaalo qaaday Ducaad iyo Garsoorayaal farabadan.

 

 

9-Waxaa wax la baray dadweyne farabadan oo ku toosay ku dhaqanka shareecada Islaamka.

 

Sawiro Muujinaya Waxqabadka Mucaskarka Al Furqaan ee Caanoole ee Qeybta Dacwada.

 

 

Sawiro Mujinaya Magaalooyinka iyo Tuulooyinka deegaanka J/hoose oo uu Mucaskarka Al-Furqaan ku guulaystay in amniga la sugo.

 

 

Magaalooyinka Iyo Tuulooyinka uu Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) uu gacanta ku hayo.

 

 

A-KUDHAA

 

 

Kudhaa waa magaalo madaxda maamulka waxayna Magaalada kismayo u jirtaa 170km sidoo kale waxay madhawo u jidhaa qiyaastii 5km, waxayna leedahay marso ay ka dhoofto dhuxusha loo beec geeyo Dubay.

 

 

1-Tirada Degaanka ( guryaha )Kudhaa waa 520guri

 

 

2-Tirada dadka degan Kudhaa waa 2500 qof.

 

 

3-Tirada Iskoolada kudhaa waa 1 Iskool.

 

 

4-Tirada masaajida waa 4 masjid.

 

 

5-Tirada madaarista taxfiidka waa 4 madaraso.

 

 

6-Waxay kale oo leedahay marso iyo MCH.

 

 

7-Kudhaa waxay leedahay Maxkamad iyo Boolis oo si xoogan u sugan Amaanka.

 

 

JASIIRADA MADHAWA

 

 

Jasiirada Madhawa waxay qiyaastii u jirtaa Jasiirada Juula 2km, waxaana sidaad sawirkeeda ka arkaysaan biyaha bada oo dhinac walba ka xiga, waxayse juula kaga gadisantahay ceelal ayey leedahay oo biyaheedu waa caadi.

 

 

1-Tirada Degaanka ( guryaha ) Madhawa waa 456.

 

 

2-Tirada dadka Madhawa waa 2,280 qof

 

 

3-Tirada Iskoolkada Madhawa waa 1 Iskool.

 

 

4-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 4dugsi.

 

 

5-Tirada Masaajida Madhawa waa 1masjid.

 

 

6-Waxaa ka jira maxkamad iyo Booliiska Mamulka Caanoole Amniguna aad iyo aad buu u fiicanyahay, sidoo kale waxaa ka jira MCH si fiican u shaqeeya, Marso ay doonyuhu ka dhoofaana waa leedahay.

 

 

Jasiirada Juula

 

 

Jasiirada Juula waxa 2km u jirtaa Jasiirara Madhawa, waxaana ku wareegsan biyaha badda, mana laha ceelal sida madhawa, waxayna ka heshaa biyaha Jasiirada Madhawa.

 

 

Qaab degaameedka Juula waa sidan : -

 

 

1- Tirada degaanka (Guryaha ) juula 160guri

 

 

2- Tirada Dadka Juula waa 936 qof.

 

 

3- Tirada Iskoolada Juula waa 1 Iskool.

 

 

4- Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1madaraso.

 

 

5- Tirada Masaajida Jula waa 1 Masjid.

 

 

TUULADA WADAJIR.

 

 

Wadajir waxay u dhaxaysaa tuulooyinka Buulo xaaji iyo Santaaro qaab nololeedka Wadajir waa sidan :-

 

 

Tirada Degaanka (Guryaha) Wadajir waa 180guri.

 

 

Tirada Dadka wadajir waa 900 qof.

 

 

Tirada Masaajida Wadajir waa 1 Masjid.

 

 

Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1 Madaraso.

 

 

Wadajir waxaa ka furan Maxkamad leh Booliis Xoogan oo uu leeyahay Mucaskara Alfurqaan(caanoole) Amniguna waa suganyahay.

 

 

TUULADA Buulo XAAJI.

 

 

Tuulada Buulo xaaji waxay kismayo u jirtaa 85km, dhinaca koonfuraad, qaab degaaneed keeduna waa sidan.

 

 

1-Tirada Degaanka (guryaha ) Buulo xaaji waa 420

 

 

2-Tirada Dadka Buulo Xaaji waa 2100 qof.

 

 

3-Tirada Iskoolada waa 1 iskool.

 

 

4-Tirada Masaajida waa 1 Masjid.

 

 

5-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 5Madaraso.

 

 

6- waxay leedahay MCH.

 

 

7- Waaxaa Buulo xaaji ka jira Maxkamad iyo Booliis xoogan oo uu leeyahay Maamulka Mucaskarka Al-Furqaan ee Lagta Caanoole.

 

 

TUULADA SANTAARO.

 

 

Santaaro waxay Wadajir u jidhaa qiyaastii 25km, waxayna u dhaxaysaa Degmada Badhaadhe iyo Wadajir. qaab degaameedkeeduna waa sidan:-

 

 

1-Tirada Degaanka Santaaro waa 150 guri.

 

2-Tirada Dadka degan Santaaro waa 750 qof

 

 

3-Tirada Masaajid Santaaro waa 1 Masjid.

 

 

4-Tirada Madaaris Taxfiidka 2 Madaraso.

 

 

5-Waxay hoos timaadaa Maxkamada iyo Booliiska Wadajir aminigana aad buu u fiican yahay alle mahadiis.

 

TUULADA KOROMI.

 

 

Koromi waxay qiyaastii Wadajir u jidhaa 50km tuulada Wadajir dhinaca Waqooyi galbeed, waxayna hoostimaada Maxkamada iyo Booliiska Wadajir qaab degaameedkeeduna waa sidan.

 

 

1-Tirada degaanka Koromi waa 120 guri.

 

 

2-Tirada dadka Koromi waa 55 qof

 

 

3-Tirada Masaajida waa 1 Masjid.

 

 

4-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1 madaraso.

 

Waxaa Kale oo Mucaskarka Al-Furqaan uu ku guulaystay in uu joojiyo nabaad guur lagu hayey deegaano ka tirsan gobalka J/hoose.

 

Sawiro Muujinaya sida uu Mucaskarka Al-Furqaan ee Lagta Caanoole uu u joojiyey Nabaadguurka Deegaanada J/Hoose.

 

 

Halgan.net ayaa sidoo kale idiin soo gudbin doonta warbixino kale oo ku saabsan Mucaskarka Al Furqaan hadii alle idmo.

 

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this