Sign in to follow this  
Qudhac

first prisoners of war arrive in OOG

Recommended Posts

Qudhac   

Maxaabiis lagu qabtay dagaalkii saaka ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa la keenay Magaaladda Oog sida uu ku soo waramaayo Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada ku sugan meel waxa yar u jirta Laasacanood kuna sii jeeda Laascanood ayaa waxa uu noo sheegay in intii uu jidka ku sii jiray in la soo dhafiyay 20 Maxbuus

 

 

Maxaabiis laga qabtay dagaalkii saaka ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa la keenay Magaaladda Oog sida uu ku soo waramaayo Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada ku sugan meel waxa yar u jirta Laasacanood kuna sii jeeda Laascanood ayaa waxa uu noo sheegay in intii uu jidka ku sii jiray in la soo dhafiyay 18 Maxbuus

oo saaka lagu qabtay Dagaalkii Laascanood sidoo kale waxa uu noo sheegay Wasriye Kayse in laba maxbuus oo kale oo ah dhawac iyagan lagu daawaynayo hada Magaaladda OOG sidoo kale waxa Magaaladda OOG la keenay dhawr asakari oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland kuwaso hada dhaawacooda lagu daawaynayo cisbitaalka Magaaladda Oog kuwaaso tiradood lagu sheegay ilaa toban askari .

 

Dhanka Puntland ayaa waxa jira dhimasho badan iyo dhaawac badan waxa sidoo kale dhaawac badan la geeyay Cisbitaalka Garoowe

 

18 Maxbuus oo kamid ah 20ka Maxbuus ee hada soo gaadhay Oog ayaa loo so gudbiyay dhanka Burco oo ay goordhaw soo gaadhi doonan

 

Hadaba wixii soo kordha waxa inoo so gudbin doona Wariye Kayse Axmed Digaale oo hada gaadhaya Laascanood

 

Togdheer News

Siciid Maxamed X Cismaan

cismaan20@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this