Sign in to follow this  
me

Former USC secretary gunned down in Muqdisho

Recommended Posts

me   

Qunsulkii hore ee Somalia ee Dubia iyo nin kale oo lagu dilay Muqdisho

Click here to find shabelle news in english

 

Mogadishu 28, March.07 ( Sh.M.Network) C/naasir Axmed Aadan Seerjito Qunsulkii hore ee Somalia u fadhin jirey Dubai iyo nin kale ayay dabley hubeysan maanta waxa ay ku dileen agagaarka 3 biyaano ee magaalada Muqdisho.

 

Sida uu shabelle u xaqiijiyay Maanta C/salaan Axmed Aadan oo walaal la ah marxuumka geeriyooday ayaan wali la garaneyn dilkiisa cidda ka dambeysa, iyadoo uu soconayo baaritaano.

 

Marxuum Seerjito ayaa lala dilay nin kale oo ay wada saarnaayeen gaariga, iyadoo dableydii falkaasi geysatay ay ka baxsadeen halkaasi, isla markaana ay horey u sii qaateen gaarigii ay wateen.

 

C/naasir Serjito ayaa ahaa qunsulkii hore ee Somalia u fadhin jirey Dubai, xilligii dowladdii Carta, isla markaana ahaa Xoghayihii gaashaandhigga USC xilliyadii 90 meeyadii.

 

Shabelle Media Network Somalia

E-mail us: info@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

/naasir Axmed Aadan Seerjito

 

 

Its victory for those had suffered under his direct rule , this men killed more people then aidiid him self ,

 

naasir Axmed Aadan Seerjito was one ruthless commander 1991 , the fight between Ali mahadi and General Aidiid , his was leading Aidiid milities commiting atrocity across the city .

 

Marxuum C/naasir Seertijo oo ka mid ahaa Ciidamadii Dowladdii hore, kadib wixii ka dambeeyay burburkii Dowladdii hore waxaa uu noqday Xoghayihii Difaaca USC, garabkii Jen. Caydiid, xiligii Dowladdii Cartana wuxuu ahaa Qunsulka Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta.

 

 

Sida ay sheegeen eheladiisa wuxuu marxuumka dhawaan ka soo bogsooday dhaawac loogu geystay agagaarka Folorenza ee Degmada Wardhiigley, kadib markii ay weerareen kooxo hubeysan oo doonayay in ay dilaan.

 

What was this guy thinking crossing to Folorenza degmade Wardhiigley where by he commit atrocity .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this