Sign in to follow this  
Cige

Madaxweynihi hore ee Soomaliya C/hi Yusuf oo cafis dalbaday - Munaasabadda Ciidda

Recommended Posts

Cige   

Madaxaweynii hore ee Soomaaliya C/hi Yusuf Axmed ayaa waxa uu cafis ka dalbaday umda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan.

 

C/hi Yusuf Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo dalka Yemen magan gelyo ahaan u degan oo ka hadlay munaasabada Ciidul Adxada ee manta ayaa ka codsay Shacabka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa iska six un u arka in ay cafiyaan munasabada ciida awgeed.

 

Madadaxweyni hore ee Soomaaliya ayaa dhanka kale waxa uu hadlay xaalada murugsan ee Dalka Soomaaliya, Waxa uuna ugu baaqay dhinacyada isaga soo horjeeda siyaasada Soomaaliya in ay xabada joojiyaan islamarkaana ay wada hadal ku dhameeyaan rabitaankooda,

 

 

C/hi Yusuf Axmed ayaa ku fashilmay siyaasada dalka Soomaliya ka dib markii uu meel marinwaayey dowladdii uu madaxda ka ahaa, waxana lagu eedeeyaa C/hi Yusuf in uu danbi weyn ka galay Shacabka Soomaaliya , waxana laga warhayaan in uu dalka keenay ciidamadii Etoobiya oo dadka ay sheegaan in Soomaaliya intii ay jogeen xasuuq ay ka geeysteen.

 

 

Hadalkaan C/hi Yusuf madaxweynihii hore ee Soomaliya ayaa waxa uu layaab ku noqday shacabka Soomaaliyeed qaarkood oo markii hadalka C/ Yusuf ee dalaba cafiska ah uu soo gaaray dhalanteed la noqotay maadama dadka ay ku yaqaanan ad adeeg iyo jixinjixin la.aan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is actually a good thing that he admits that he is a criminal but what crime exactly does he ask to be forgiven by the Somali Umma?

 

1. Treachery?- needs no further elaboration.

2. Murder? -Mass murder to be more accurate.

Etc....

 

and oh did I mention treachery?

 

:rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

LONDON: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Dadka Soomaaliyeed udiray Fariin , ku aadan Iidul Adxaa.

27. november 2009

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

LONDON(AllPuntland)- Madaxweynihii hore ee dawladda KMG ahayd C/laahi Yuusuf Axmed oo hada jooga dalka Ingiriiska ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan daganaansho, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay Shacabka Soomaaliyeed faraha ka qaadaan dagaalada ay ku soo jiraan sannadyii ugu dambeeyey.

 

C/laahi Yuusuf wuxuu sheegay in ay Soomaaliya mudo dheer ku soo jirtay dagaalo iyo xabad, kuwaas oo waxba xal ah aan laga gaarin ilaa maanta oo ay wali xabadi socoto, isagoo wax laga xumaado ku sifeeyey dagaalada ka socda Soomaaliya.

 

Madaxweynihii hore wuxuu Fariin ujeediyey Shacabka Muslimiinta ah oo dhan, gar ahaana kuwa Soomaaliyeed oo uu sheegay in looga baahan yahay in ay ku dadaalaan sidii ay ushaqeyn lahayd Maskaxdoodu, nabadna loogu raadin lahaa Dalka Soomaaliyeed.

 

" Umada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay Is-cafiyaan oo ay Alle ulaabtaan, waxaana ugu baaqayaa in uu Caqligu shaqeeyo oo dib loogu laabto Maskaxdii Umada Soomaaliyeed oo ahaan jiray leh Maskax wanaagsan, isla markaasna waayahaan aan la garan karin meesha ay aaday, waxaana leeyahay ka tashada Aayihiina & kan dalka Soomaaliyeed-ba" Ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka baxay Siyaasada Soomaalida 30-December-008, markas oo iska casilay Madaxweyne-nimada dalka Soomaaliya, isagoo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey oo Soomaaliyeed oo iska casil xilkaas, isagoo uusan dhamaan waqtigiisii loodoortay, ilaa iyo waqtigaas ayuusan C/laahi Yuusuf Axmed ka hadlin goobaha Warbaahinta aduunka.

 

Fariinta nabdeed ee Madaxweyne Yuusuf ayaa ku soo beegantay xili ay dagaalo qaraar ka socdaan dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo udhaxeeya Xoogagii la dagaalamay dawladdiisa oo qaarna ay dawladdii Madax ka noqdeen, qaarna ay wali joogaan meelihii ay soo dagaalamayeen.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

^^onlf boy, how come Omar jees didn't ask for forgiveness for slaughtering 30 isims, nabadoons, famous business people and teachers. your uncle rounded up who-is-who of puntlanders in kismayo one day, took them to the bacaadaka, shot them and left their bodies rotting. call your relative jees and ask him to do the Cafis thang quickly. That needs it more than cabdilahi yeey, because jees wasn't fighting any group when he rounded up citizens. it was a cowardice all in its own league. remember that my friend. loool. :D

 

 

Cige, don't mislead people. That is not what the president did.

 

LONDON: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Dadka Soomaaliyeed udiray Fariin , ku aadan Iidul Adxaa.

27. november 2009

 

Print This Article | Daabaco warkaan

LONDON(AllPuntland)- Madaxweynihii hore ee dawladda KMG ahayd C/laahi Yuusuf Axmed oo hada jooga dalka Ingiriiska ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan daganaansho, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay Shacabka Soomaaliyeed faraha ka qaadaan dagaalada ay ku soo jiraan sannadyii ugu dambeeyey.

 

C/laahi Yuusuf wuxuu sheegay in ay Soomaaliya mudo dheer ku soo jirtay dagaalo iyo xabad, kuwaas oo waxba xal ah aan laga gaarin ilaa maanta oo ay wali xabadi socoto, isagoo wax laga xumaado ku sifeeyey dagaalada ka socda Soomaaliya.

 

Madaxweynihii hore wuxuu Fariin ujeediyey Shacabka Muslimiinta ah oo dhan, gar ahaana kuwa Soomaaliyeed oo uu sheegay in looga baahan yahay in ay ku dadaalaan sidii ay ushaqeyn lahayd Maskaxdoodu, nabadna loogu raadin lahaa Dalka Soomaaliyeed.

 

" Umada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay Is-cafiyaan oo ay Alle ulaabtaan, waxaana ugu baaqayaa in uu Caqligu shaqeeyo oo dib loogu laabto Maskaxdii Umada Soomaaliyeed oo ahaan jiray leh Maskax wanaagsan, isla markaasna waayahaan aan la garan karin meesha ay aaday, waxaana leeyahay ka tashada Aayihiina & kan dalka Soomaaliyeed-ba" Ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed.

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka baxay Siyaasada Soomaalida 30-December-008, markas oo iska casilay Madaxweyne-nimada dalka Soomaaliya, isagoo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey oo Soomaaliyeed oo iska casil xilkaas, isagoo uusan dhamaan waqtigiisii loodoortay, ilaa iyo waqtigaas ayuusan C/laahi Yuusuf Axmed ka hadlin goobaha Warbaahinta aduunka.

 

Fariinta nabdeed ee Madaxweyne Yuusuf ayaa ku soo beegantay xili ay dagaalo qaraar ka socdaan dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo udhaxeeya Xoogagii la dagaalamay dawladdiisa oo qaarna ay dawladdii Madax ka noqdeen, qaarna ay wali joogaan meelihii ay soo dagaalamayeen.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Hold your horses yo and before you become too emotional let me tell you this: I aint here to defend jees or any warlord. I demand you do the same and don't defend the father of warlords, Yey. All warlords should pay the prices of the crimes they committed. Its nice to ask for forgiveness but its hard to do so if many of your victims are dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

We can't let go the past that easily. If we forgive every criminal just like that it will end up being a motivation for the possible future warlords.

 

Criminals who committed major crimes in Somalia regardless of their clan SHALL be not forgiven!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

^^onlf boy, first of all, that is not how the president spoke. don't believe the misinformation. second, abdulahi was the president of a messed-up country and was facing the same challenges shareef is facing today which is ruthless armed resistance. al-shabaab declared war on him and said they will capture baidoa which was his base. that is how ethiopia ever came into the picture my friend and we all know it. yeey sought help from Ethiopia because both sides were united (hizbulah and alshabab) and the national army wasn't ready. they even killed his brother in a suicide attack before he even yeey set foot in mogadishu.

 

now shareef who declared war on yeey is licking the boots of foriegn, oppressive armies like Uganda and Brundi, calling his old mujahid friends terrorist. go figure. loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's good he said that indeed, it's also good that h never pretends to be a religious scholar, Yusuf was always stright and to the point, that's a rare quality in Somali politicians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this