Sign in to follow this  
General Duke

Barre Hiiraale threatens the people of Afmadow...

Recommended Posts

Barre Hiiraale oo u hanjabay Afmadow

 

 

Afmadow. SomaliTribune. 19 Sept. Warar aanu ka helay odayaasha maamulka magaalada Afamadow ayaa sheegaya in shalayto uu Col. Barre Hiiraale khadka Telefoonka ee magaalada Afmadow ugu hanjabay Xaaji Cumar Cali (Cumar Feen) oo ah mid ka ah odoyaasha ugu caansan duqayda Afmadow.

 

Barre Hiiraale oo ay hanjabaadiisu daba socotay gubidii ay malayshiyadiisa iyo mida Al Itixaad ee Xasan Daahir Uways gubeen magaalada Dhoobley ayaa ku dhaartay inuu sidan oo kale u gaysan doono Afmadow.

 

Wararku waxay intaasi ku darayaan goor danbe oo habeenimadii Axada ahayd ah inuu mar kale Barre Hiiraale lasoo hadlay Xaaji Cumar Feen. wax faaf-faahin ah oo dheeri ah alagama hayo wadahadalkan danbe. Abbaaul xoog ayaa leh ayaa ka socda magaalada Afmadow oo ah sifadii loo difaaci lahaa magaalada iyadoo deegaanku u si dhab ah u qaatay hanjabaada tan iyo intii Dhoobley ay gubatay.

 

Deegaanka Afmadow ayaa iyo dhammaanba gobolka Jubbada Hoose ayaa horaan u sheegay inayna taageersanayn colaada cusub ee deegamadooda iyagoo sheegay inayna labada dhinac midna taageersanayn. Is badaladan u danbeeyay ee colaada oo ay kusoo biireen Al Itixaad, Reer Baydhabo iyo Beesha Habar Gidir ayaa la filayaa inay ra'yi caamka deegaanka wax ka badasho.

 

www.somalitribune.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this