Sign in to follow this  
Wiilo

WHOSE GOVERNMENT IS IT?

Recommended Posts

Wiilo   

Raga noocaan u hadlaya ayaa dowlad Soomaaliyeed sheegayana, runtii waa ayaan darro wallaahi..

 

 

Dowladda Federaalka oo soo dhaweysay dagaalka ay ku dhawaaqday Ethiopia ee ka dhanka ah Maxkamadah

 

 

Novebmer 24, 2006 Markacadeey

 

Wasaaradda Gaashaan dhigga dowladda Federaalka ayaa soo dhaweysay hadalkii shalay kasoo yeeray xukuumadda Adis Ababa ee ku wajahnaa dagaal furan in ay la galeyso Golaha Maxkamadaha Islaamka.

 

Wasiir ku xigeenka gaashaan dhigga dowladda Federaalka Salaad Cali Jeelle ayaa shaaciyay in taalabadaasi ay tahay mid dowlad Ethiopia ay isku difaaceyso,isla markaana ay ku dooneyso nabadda dalkeeda.

 

''Dagaalka ay ku dhawaaqday Ethiopia waxaa uu yahay mid is difaac ah,maxaa yeelay Maxkamadaha waxaa ay dagaal ka wadaan gudaha Ethiopia,waxaa ay Ethiopia u diraan Oromo,Eritrean,iyo Al Qaacida''ayuu yiri Jeelle.

 

Jeelle waxaa uu muujiyay in dowlada Federaalka sida ay u garab istaagsan tahay Xukuumadda Zenawi ay dhankeeda ula garab istaagi doonto dagaalka ay la galayaan waxa uu ku tilmaamay Al Qaacida.

 

Hadaladda kasoo yeeray labada dhinac ayaa keenay in dhaq dhaqaaq xoogan laga dareemo goobaha y isku hor fadhiyaan Ciidamada Dowladda FS iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka.

 

 

Maxamed Carab

Xafiiska markacadeey Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this