Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: murder, rape and looting by JVA thugs

Recommended Posts

Kismaayo: Xadgudubyo ka dhan ah Bini’aadanimada iyo bililiqo ka dhacday magaalada Kismaayo.

23. June 2007

 

Kismaayo(AllPuntland)- Tan iyo intii ay socdeen dagaalada mudooyinkan ka soo cusboonaaday nawaaxiga gobolka J/Hoose oo dagaalkii ugu kululaa uu shalay ka dhacay magaalada Kismaayo kaasoo geystay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur hantiyadeed.

 

Sidoo kale waxaa magaalada KIsmaayo ka dhacay Bililiqo xoogan oo loo geystay goobaha muhiimka ah ee wax lagu tabayo kuwaasoo ay ku kacayeen maliishiyooyin aan cidina ka amar qaadan oo fariisin u ah magaalada Kismaayo.

 

Hotel Kismaayo iyo Hotel Midnimo ayaa lagala baxay 7 gaari waxaana lagu dilay isku darka labada hotel shan qofood oo heyb ahaan ka soo jeeda dadka deegaanada, iyadoo sidoo kalena ay tacadiyo ka dhaceen xaafaddaha Calanleey iyo Aargada halkaasoo lagu jir dilay ganacsato heyb ahaan reer deegaanka ah oo la kala yirhaado Maxamed Xamari, Aadan Diiriye, Black, Saciid Caddow iyo kuwo kale.

 

Sidoo kale maliishiyooyinkaas ayaa waxay qaateen gaari ay laheyd xaaska Maxamed Diiriye oo lagu magacaabo Nuuro madaxna ka ah Kastamka magaalada Kismaayo.

 

Dhinaca kale waxaa xabsiga weyn ee ku yaala magaalada Kismaayo shalay ka baxsaday tiro maxaabiis ah oo gaareysa 37 Maxbuus oo qaarkood ay ahaayeen kuwo gacan ku dhiiglayaal ah sida uu sheegay Taliyaha xabsiga Col. Cabdullaahi Farhaye.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shacabka Kismayo oo maanta loo gaystey dhac, dill iyo kufsi

23 Jun 23, 2007 - 7:37:29 AM

 

Maleeshiyo beleedyada ka arimiya magaalada Kismayo ayaa maanta xadgudubyo ka dhan ah bini'adnimada u gaysatey dad rayid ah oo la hayb soocey kuwaas oo aan ku lug laheyn dagalada halkaas ka dhacey maalintii shaley..

 

Maleeshiya beesha **** ayaa saakey bilaabey in ay galaan guryaha iyo meheradaha ay leeyihiin dadka ku abtirsada beelaha ***** halkaas oo ay ka qaadanayeen wixii hanti ah isla markaana waxyeelo u gaysanayay dadka rayidka ah.

 

Biliqadaan oo aheyd mid aan loo abaayeelin ayaa waxaa dadka rayidka laga dhacey dhamaan wixii gadiid ahaa oo ku xeraysnaa gurhayahooda iyo goobaha ganacsiga sida Hotelada iyo Bakhaarada.

 

Dadkaan rayidka ah oo dagaaladaii ka dhacey shaley magaalada Kismayo kala kulmey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waayay gadiid ay ku soo aastaan maydadkooda madama laga bililiqeystay sida GO u sheegey qof ay xaaladan la soo gudboonaatey.

 

Dhinaca kale biliqadaan ayaa waxa ay maleeshiyaadkan ku qaadanayeen dhamaan wixii qiimo leh oo ay ka helaan guryahas iyo goobaha ganacsiga sida lacagta iyo dahabka.

 

Sida ay warsidaha Garowe Online u sheegeen dad rayid ah oo diidey magacooda ayaa xaley waxaa kufsi badan loogu gaystey xaafadaha Calanley gabdho farabadan kuwaas oo lagu bartilmaameedsanyo haybtooda. Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii.

 

Tacdiga lagu hayo shacabkaan ayaa DFKMG ah ilaa hadda wax war ah ka soo saareen isla markaana aysan wax ka qaban odayaasha beelaha **** iyo xubnaha kale oo sheganaya in ay tirsanyihiin dowlada kuwaas oo ku sugan magaalada Ksiamyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, I am disapointed with this group, remmeber how they cried about the mistreatment of their soldiers in Buaale?

 

Now they do this and expect people to sympathise with them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Allamagan already said the physical battle has ended, we expect the propaganda war from you. Why has no one reported such propaganda except the usual crew?

 

Besides, Kismaayo was in the hands of the group that has it now for months, how come no such events took place before? Or were your armed group and the Kismaayo group both living in Kismaayo and were afraid of each other? smile.gif

 

Xaaladda magaalada Kismaayo oo dagan
ka dib dagaalo qaraar

 

Click here to find shabelle news in English

 

Kismaayo 23, June.07 ( Sh.M.Network)
Xaaladda degmada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa saakay dagan ka dib dagaalo qaraar
oo galaaftay nolosha in ka badan 15 ruux oo ka dhacay daafaha iyo gudaha magaaladaasi

 

Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo, daganaasho ayaa laga dareemayaa maanta gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo,
inkastoo lagu arkayo saakay maleeshiyooyin hubeysan oo raxan raxan ugu socda wadooyinka magaalada.

 

Saraakiisha hogaamineysa maleeshiyo beeleedyada gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegeen in ay sugayaan amaanka magaalada, isla markaana ay ka hortagi doonaan falal kasta oo lagu wiiqayo amaanka.

 

Dagaaladii ka dhacay shalay tuulada Buulo Gaduud iyo qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo oo dhex maray maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Beelaha **** iyo Puntland ayaa waxa ay galaafteen nolosh in ka badan 15 ruux halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.

 

Dadka geeriyooday ayaa waxaa u badan labadii dhinac ee dagaalamayay, inkastoo ay jiraan dad rayid ah oo rasaas haboow ah ay haleeshay.

 

Click here to find shabelle news in English

 

Max'ed Axmed

 

Shabelle Media Network Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Garyaqaan*:

Yaa duku what would you expect pounch of hungary gungs. It is normal life rapping and killing civilians for reer gedo.

Cayga iska tir nin wayn yaad tahaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn its simple, your militias did this out of anger after the deaths of their men at the hands of the local troops in the western entrance towards the city.

 

Thus out of anger you punish the locals, raping the sisters of the soldiers ?

 

The news is factual with names and details adeer, not Gedonet.com clan hearsay.

Hotel Kismaayo iyo Hotel Midnimo ayaa lagala baxay 7 gaari waxaana lagu dilay isku darka labada hotel shan qofood oo heyb ahaan ka soo jeeda dadka deegaanada, iyadoo sidoo kalena ay tacadiyo ka dhaceen xaafaddaha Calanleey iyo Aargada halkaasoo lagu jir dilay ganacsato heyb ahaan
reer deegaanka ah oo la kala yirhaado Maxamed Xamari, Aadan Diiriye, Black, Saciid Caddow iyo kuwo kale.

Your clan militias have killed enough innocent men, there will be repurcussion.But we do not murder business men, for example how may of your clan folk are residing in Garowe, Galkacyu, Bossaso, LA today ?

 

Be careful saxib, and watch the words you use in this thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Duke-

 

We are against anything of the nature described and it is nothing something we have a culture of.

 

We have not done it before nor do I believe it occurred now and if I go by what the majority of the sites have reported as opposed what one or two biased sites reported, I have no reason to believe otherwise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

War waxaan waa dad dulli ah, I know some of the mentioned mistreated names personally in the above report, Very sad indeed - Gedo boys should enjoy this while it lasts...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Kashafa et al? I dont hear any Martin Luther King speeches denouncing these rapes and killings. Oh I forgot, this case doesnt fit in with their marketing campaign for the "Nationwide United Muqaawamah" since its mere "somali-on-somali" crimes. Figures.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Allpropaganda articles some even with out any sources taken as the truth.

 

This ain't Somali on Somali crime, if anything, it's dabodhilif on dabodhilif crime.

 

Keep the orgy going.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Now the land war between the two Tigree clients seems to be over atleast for now, the war over the web is heating up.

 

Here is what Pro Yeey militia website wrote:

 

Shacabka Kismayo oo maanta loo gaystey dhac, dill iyo kufsi

23 Jun 23, 2007 - 7:37:29 AM

 

 

 

Maleeshiyo beleedyada ka arimiya magaalada Kismayo ayaa maanta xadgudubyo ka dhan ah bini'adnimada u gaysatey dad rayid ah oo la hayb soocey kuwaas oo aan ku lug laheyn dagalada halkaas ka dhacey maalintii shaley..

 

Maleeshiya beesha *[Gedo] ayaa saakey bilaabey in ay galaan guryaha iyo meheradaha ay leeyihiin dadka ku abtirsada beelaha [Puntland militia] halkaas oo ay ka qaadanayeen wixii hanti ah isla markaana waxyeelo u gaysanayay dadka rayidka ah.

 

Biliqadaan oo aheyd mid aan loo abaayeelin ayaa waxaa dadka rayidka laga dhacey dhamaan wixii gadiid ahaa oo ku xeraysnaa gurhayahooda iyo goobaha ganacsiga sida Hotelada iyo Bakhaarada.

 

Dadkaan rayidka ah oo dagaaladaii ka dhacey shaley magaalada Kismayo kala kulmey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waayay gadiid ay ku soo aastaan maydadkooda madama laga bililiqeystay sida GO u sheegey qof ay xaaladan la soo gudboonaatey.

 

Dhinaca kale biliqadaan ayaa waxa ay maleeshiyaadkan ku qaadanayeen dhamaan wixii qiimo leh oo ay ka helaan guryahas iyo goobaha ganacsiga sida lacagta iyo dahabka.

 

Sida ay warsidaha Garowe Online u sheegeen dad rayid ah oo diidey magacooda ayaa xaley waxaa kufsi badan loogu gaystey xaafadaha Calanley gabdho farabadan kuwaas oo lagu bartilmaameedsanyo haybtooda. Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii.

 

Tacdiga lagu hayo shacabkaan ayaa DFKMG ah ilaa hadda wax war ah ka soo saareen isla markaana aysan wax ka qaban odayaasha beelaha **** iyo xubnaha kale oo sheganaya in ay tirsanyihiin dowlada kuwaas oo ku sugan magaalada Ksiamyo.

 

Warar dheeraad ah dagaladii ka dhacey shaley duleedka Kismayo

 

Wararka ka soo baxaya dagaaladii shaley ka dhacey duledka Kismayo kuwaas oo ay isku herdiyeen dhinacyada isku haya magalada Dekada ah ee Kismayo ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka beelaha **** ay dagaalka ku weheliyeen beelo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Jubba.

 

Maleeshiyadkan ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Juba ayaa iska soo abaabuley magaalada Jilib halkas oo ay weerar dhabar jabin ah ku soo qadeen ciidamdii ay wateen maamulkii magaalada Kismayo xilli ay dagaal kula jireen Maleshiyaadkii ka soo duuley Kismayo.

 

Maamulkii degmada iyo gobolka Jubada Hoose ayaa weli wax hadal ah ka soo saarin dagaalkii shaley ay ku soo qaadeen Maleeshiyadkii horey uga soo saarey magaalada Kismayo.

 

Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

http://www.allwadani.com/

 

 

Cor-Fartaag oo ku eedeeyay kismaayo in ay soo weerareen Argagixiso ka timid Putland.

 

 

Taliyaha Guutada sadaxaad ee ciidamada Xoogga dalka Col. Cabdullaahi Sh. Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in dagaalada ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose ay dhinac ka yihiin kooxo uu ku tilmaamay iney yihiin haraadigii Maxaakiimta oo uu sheegay iney xiriir la leeyihiin ururka Al-Qaacida.

 

Taliyaha guutada 3aad ee ciidamada dowladda KMG ah, Col. C/laahi Sheekh Ismaciil Fartaag oo isagoo ku sugan magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia mar ay la Xiriireen Allwadani ayaa uu u sheegay in dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo ay yihiin kuwo lagu soo qaaday ciidamada guutada 3aad ee isaga taliyaha uu u yahay ee ku sugan magaalada Kismaayo

 

 

 

Sidoo kale Col. Fartaag ayaa ku eedeeyay dhinicii kale ee la dagaalamay in ay ku wehliyeen dagaalka waxa uu ku tilmaamay kooxo xiriir la leh Alqacida.

 

allwadani Caabudwaaq soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this