Sign in to follow this  
Jabhad

WARLORDYO WAREERSAN!!MIGHT GO TO ASMARA TO JOIN OTHER CRIMINALS[EXCLUDING SH.SHAREEF]

Recommended Posts

Jabhad   

Gacma dheere, Barre Hiiraale,Cabdi qayb diid oo soo dhawayntooda looga diyaar garoobayo magaalada Asmara

Posted to the Web Jul 18, 12:59

 

Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma dheere iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi xasan Cawaale qayb diid ayaa la sheegay in ay ku sii jeedaan magaalada Asmara ee Wadanka Ereteriya ,Masuuliyiintan oo hada kusugan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa isku diyaarianyo in ay ukici timaan Asmara si ay ugu biiraan Mucaaradaka dowlada Federaalka ee kusugan halkaasi.

 

 

Warar laysla la dhax marayo oo ay qoreen Wakaaladaha Wararka ayaa xaqiijiyay jirintaanka arrinkan Gacma dheere ayaa la sheegay in uu Laba Maalin ka hor gaaray Kenya isa goona Xariir dhinaca Telphone-ka ah la sameeyay xubno katirsan Baarlamaanka xurta ah iyo Maxkamadihii Islaamka una shheegay in uu soo wajahanayahay Asmar ,siwayna hada loo gu diyaar garoobayo soo dhawayn tooda sida uu Saxaafadda uxaqiijiyay Xildhbaan Cumar Xaashi Aadan.

 

 

Masuuliyiintan katirsanaa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in y ka caroodeen Baaritaanada ay Ciidamada dowlada Federaalka Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya ka wadaan Suuqa Wayn ee Bakaaraha oo lagu dhacayo Hantida Shacabka Soomaaliyeed ee Muwaadiniita ah Cabdi qayb diid oo ku magacawnaa jagada Taliayha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa isna goostay in uu isaga tago Shaqadiisa kadib markii laga hor yimid Awaamir uu bixiyay , taa soo fuli waysay waxaana howshii uu lahaa la wareegay Maxamed dheere iyo Taliayaha Nabda suqigda Ge. Maxamad Warsame Darwiish oo bixiya awaamirta lagu howl gelayo.

 

 

Cabdi Qaybdiid ayaa gaaray Magaalada Dubai kadibna u sii gudbaya Wadanka Kenya oo uu kulamo kula qaatay ganacasato iyo wax garad ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya waxayna ka wada hadleen sidii looga arin salahaa dhibaatada lagu hayo Shacabka Muqdisho.

 

 

goo sa shadan ay sameeyeen Siyaasiintan Caanka ka ah Soomaaliya ayaa dhbar jab ku naqan doonta sii jiritaanka dowlada Federaalka Soomaaliya oo aan taageero ka haysan Shacbiga Soomaaliyeed oo ay dowladu ku keentay Ciidamada Xabashida gu maysiga kawada Muqdisho iyo Sicir barar kuyimid Raashinka iyo Nolosha Warar hoose oo ay heshay Cadaado.com ayaa intaa ku darayo in ay Xildhibaano kale oo ku sii jeeda Asmara waxaana kamida Maxamed Jaamac Furux Cismaan Caato iyo Barre Hiiraale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma

I know for a fact this is untrue, the Minister will never ever join criminals like Sharif Ahmed and Sharif Xasan. Thats never. Any wagers?

 

The lie they made about the above Minister means no Qaybdeed, maybe Hiiraale though I doubt it also.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Masuuliyiintan katirsanaa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in y ka caroodeen Baaritaanada ay Ciidamada dowlada Federaalka Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya ka wadaan Suuqa Wayn ee Bakaaraha oo lagu dhacayo Hantida Shacabka Soomaaliyeed ee Muwaadiniita

We wait and see if Ugandans will take their share of the Mogadishu war booty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer your news is based on hearsay, come on its like when you used to say the "Clan Courts are gonna capture Baidoa" now you are defending the Bakara market?

 

loool. Keep day dreaming :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I know for a fact this is untrue

Who needs them when you have Tigree masters willing to die for their slaves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer you just posted an article you did not know to be true. The interior minister for a fact is not going to Asmara to join the criminals led by Sharif Ahmed, Sharif Xasan and warlords IndaCade and Xasan Dahir Aways.

 

Tigree masters willing to die for their slaves.

Thats an oxymoron, like having a sunny night.

The TFG are masters of Somalia the rest is just meaningless. The "powerful courts" are with their Oromo brothers and Eritrean handlers in Asmara. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Adeer you just posted an article you did not know to be true.

Whats wrong with posting an article such as this one once a while to expose the jelousy and the enmity between the numerous wifes of Meles. smile.gif

 

The TFG are masters of Somalia the rest is just meaningless.

You Gotta give credit where it's due..Afgaduud and his all female squad have the job of entertaining the Tigree militia when they are not spying Somalida xalaasha ah.

20070715-tanks.jpg

 

 

Inta doqon fariid yahay

darajana qabiil tahay

dabaalna uu wax garad yahay

dambiilane garsoor yahay

dulmine xaqa ka mudan yahay

dib u socod kacaan yahay

dablene janan ka adag yahay

in aan tiriyo deeleey dareenkeeyga ma ogola

abwaan Cabdulle Raage[Allah unaxariisto]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer who cares for Afgaduud, he is a demoted soldier whi still is in his country sitting pretty in Diinsoor tonight, where are dress wearing fakers? IndaCade, Xasan Dahir former clan governor and former clan shiekh?

 

In Asmara, so while the TFG borrows tanks from Ethiopia and Uganda. The clan courts are borrowing a country since they were chased out of Somalia.

 

To use a little your vulgar logic, the TFG are in Somalia, while Xasan Dahir& Sharif Ahmed are living with their man Aferwarki in his house? :D:D:D Who's the B now? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

yes the ICU were chased out by ethopia who now occupy and call the shots, then in that case what role do you and the rest of bootlickers surely its to entertain and amuse your tigrea masters.

 

and once these current bootlickers backside is of no use to them surely they will be discarded too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

where is the link to the article ???

 

 

Everything is possible in this politics world ,,, even Geedi can one day fly to Asmara and join the group like H Aideed did.

 

waxba lalama yaabo caalamkan ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I tell you that the interior Minister aint going any where, all those that want to talk can, Riiyaale and Silanyo will come to Mogadishu competing for sports minister before Mr Guled goes anywhere least of all to the criminals in Asmara. Thats inside info lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

quote:Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma

I know for a fact this is untrue, the Minister will never ever join criminals like Sharif Ahmed and Sharif Xasan. Thats never. Any wagers?

 

The lie they made about the above Minister means no Qaybdeed, maybe Hiiraale though I doubt it also.
lol...waa iga qoslisey Duke, anigu kolleey warkaan inuu jiro isma oran wax kastese waa dhici karaan, waan arkaynaa Mr Gacmadheere innocent wuxuu sameeyo iyo halka uu ku dambeeyo iyo sida C/llaahi ka yeelo markuu dantiisa ku gaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

Adeer who cares for Afgaduud,

 

To use a little your vulgar logic, the TFG are in Somalia, while Xasan Dahir& Sharif Ahmed are living with their man Aferwarki in his house?
:D:D:D
Who's the B now?
:D

Duke ayaantaan who cares baa ka soo hartay waxaan sugayaa markuu yiraahdo who cares abou C Yusuf?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this