Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khawarijis tried to destroy A Mosque in hargeisa Somaliland.

Recommended Posts

Masaajidka Sh. Aadan Siiro Iyo Xaafadda Xawaadle Oo Saaka Qarax Miino Oo Loo Xidhay Ka Badbaaday

Written by Waaheen

Jan 09, 2010 at 06:52 AM

Hargaysa (Qarannews)- Waxa saaka fashilmay qarax in ka badan sagaal xabo oo Miino ah oo lagu xidhay Masaajidka Sh Aadan Siiro, Madarasada Al-furqaan iyo Madarasada Nuuruk Qur'aan oo dhamaantood ku yaala meelo isku dhaw oo xaafadda Xawaaladle ah .

Miinooyinkan la doonayay in lagu qarxiyo Xaafaddaasi ayaa la sheegay in la qabtay qaar ka mida ragii dhigayay, waxaana la sheegay in saaka waaberigii iyagoo dhigaya ay aragtay gabadh ka mida dadka degan xaafadaas oo aragtay nimanka dhigay.

 

 

furqaan.jpg

 

furqaan1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland forces say attack on mosque foiled 09 Jan 2010 15:10:54 GMT

Source: Reuters

* Rockets, mortar bombs recovered

 

* Imam had criticised rebel tactics

 

By Hussein Ali Noor

 

HARGEISA, Jan 9 (Reuters) - Security forces in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland said on Saturday they had foiled an attack on a mosque in Hargeisa where the imam had spoken out against militant suicide bombings.

 

Somaliland prides itself on its relative stability, unlike southern parts of the failed Horn of Africa state, where hardline rebels from the al Shabaab group control large swaths of territory and are battling a weak Western-backed government.

 

But al Shabaab, which Washington says is al Qaeda's proxy in Somalia, wants to extend its influence north into Somaliland and neighbouring, semi-autonomous pro-government Puntland.

 

Mohamed Saqadi Dubbad, the commander of Somaliland's security forces, said six rockets and two mortar bombs were recovered from Imam Sheikh Aden Sira's mosque after a local woman saw a suspected bomber carrying the explosives in a jacket.

 

"She thought he had stolen what he was carrying and ran to grab him," Dubbad told reporters. "The man could not free himself, but he threatened the woman, saying: 'I will blow you up with me if you do not release me,' so she released him."

 

Imam Sira had been critical of suicide bombings carried out by al Shabaab insurgents in southern Somalia, and officials said he had received death threats from the militants.

Al Shabaab hit Somaliland and Puntland with synchronised suicide blasts that killed at least 24 people in Oct. 2008.

 

A court in Hargeisa has sentenced five men to death in absentia for the bombings, which struck the Ethiopian embassy, the local president's office and a U.N. building. It said they were on the run in other parts of Somalia. [iD:nLT624067]

 

Somaliland, which has long sought international recognition as sovereign state, declared itself indepedent in 1991. (Editing by Daniel Wallis and Dominic Evans)

 

 

AlertNet news is provided by

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: Qarax Lala Maaganaa Masaajid Hargeysa Ku Yaala oo Fashilmay

 

Hargeysa (Somalilandpress)- Qarax la magaanaa in lala beegsado masaajid ku yaala Xaafadda Xawaadle ee Degmada 26-ka June ee magaalada Hargeysa oo uu Iimaam ka yahay Sheekha Caanka ah ee Aadan Siiro ayaa fashilmay, ka dib markii goor dhawayd gacanta lagu dhigay oo la helay walxaha qarxa iyo hub faro badan. Hubkan iyo Walxahan oo noocyadoodu isugu jireen 8 nooc ayaa waxa la dhigay Qiblada hore ee Masaajidka, waxaana sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno dadkii goob joogka ahaa ee jaarka la ahaa Masaajidku noo xaqiijiyeen dhigay hubkan oo laga soo dhigay xashiish oo kale, Nin jinsiyadiisa lagu sheegay Oromo..

 

Hubka markii masaajidka la hor dhigay waxaa isha ku dhuftay oo aragtay gabadh ka mid ah dadka degan Xaafadda Xawaadle ee la jaarka ah Masaajidka, kadibna gabadha ayaa gacanta ku dhigtay ninkaasi oo kaladhka ku dhagtay, balse ninka ayaa gabadha ugu hanjabay sida la sheegay hadii ay sii dayn weydo in uu isku qarixin doono, taasinas waxay sababtay in gabadh ay sii dayso.

 

Hase-yeeshee waxaa markiiba lala xidhiidhay Rugta booliska xaafadaasi oo aan ka fogayn Masaajidka, ninka ayaa ilaa hada lagu raad joogo qabashadiisii oo fakaday, inkastoo la qabtay nin kale oo hubka meesha kala baxay intii ay gabadha isku jeedeen ninkii fakaday, balse ay baadhis ku socoto.

 

Taliyaha Qaybta Saldhiga Daloodho Cornayl Mahdi Nuur Maxamed (Lixle), oo aanu wax ka weydiinay dhacdadan ayaa noo sheegay in ay hayaan sideed qaybood oo uu ka koobaan hubka maanta la dhigay masaajidka Sh. Aadan Siiro Iimaamka ka yahay.

 

Taliyaha ayaa intaas noogu daray in la rabay in masaajika loogu burburiyo idil ahaantii, hase ahaatee uu fashilay qoraxaasi Hubkan ayaa hada waxaa lagu wareejiyey qaybta baadhista miinooyinka iyo walxaha qarax oo hada gacanta ku haya isla markaan ku wada baadhis.

 

Waa markii ugu horaysay ee masaajid ku yaala magaalada Hargeysa la damco in lagu qarxiyo noocyada kala duwan ee hubka.

 

Sheekha Iimaamka ka ah Masaajidkaasi la rabay in la qarxiyo sh. Aadan Siiro ayaa isagu caan ku ah ka hadalka xaqiiqooyinka dhabta ah ee ay ku doodaan ururada magaca Islaamka adeegsada ee ku talaabsada falalka axmaqnimada ah, iyada oo Sheekhan ay horu uga yimaadeen hanjabaado ay kula kaceen Al-shabaab oo ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya.

 

Source: Somalilandpress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this