Sign in to follow this  
General Duke

Balcad: mass defection from clan courts...

Recommended Posts

Gabbal   

War ileen tanoo kale! No offense, but I have seen too much "Dukes" and "Paragons" having unpleasent exchanges during the last few weeks then I cared to have seen. Ragow kala taga! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maleeshiyooyin ka baxsaday Xerada Hiilweyne oo ku biiray kooxo kasoo horjeeda Maxaakiimta

Last Updated::2006-10-18 13:26:41

 

Muqdisho:- Qaar kamid ah maleeshiyooyinkii ay Maxaakiimta ku tababarayeen xerada Hiilweyne ee duleedka magaalada Balcad ayaa la sheegay in qaar kamid ah ay halkaasi ka baxsadeen.

 

Maleeshiyooyinkaani oo la sheegay in ay u badan yihiin kuwo kasoo jeeda gobalka Sh/dhexe ayaa la rumeysan yahay in intooda badan ay ku biireen maleeshiyooyin uu hogaamiyo nin lagu magacaabo Suudi Ahmed Jiis oo ku sugan nawaaxiga Warshiikh.

 

Maleeshiyooyinka isaga baxay xerada Hiilweyne ayaa kamid ahaa maleeshiyooyinkii hore ee Qabqablayaasha dagaalka, waxaana dhawaan loo soo xiray tababar u socday muddo bilo ah.

 

Baxsashadooda ayaa loo aaneenayaa xariga qaar kamid ah maleeshiyadaasi oo ay xireen Maxaakiimta.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this