Sign in to follow this  
Gabbal

Col Barre Hiiraale moves out of Baardheere.

Recommended Posts

Gabbal   

Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale iyo ciidamo uu wato oo saaka waabarigii ka ambabaxay deegaanka Baardheere.

 

October 9- 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia

 

Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale iyo ciidamo uu wato ayaa saaka waabarigii ka ambabaxay deegaanka Baardheere kuwaas oo ku si jeeda gobolada Jubbooyinka oo ay ku sugan yihiin ciidamada golaha maxaakiimta Islaamiga.

 

Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Geddo ayaa xaqiijinaya in wasiirka gaashaandhiga dowladda fedraalka KMG ah Soomaaliya Barre Adan Shire Hiiraale oo wata ciidamo iyo gaadiidka dagaalka uu saaka ka ambabaxay deegaankaas isagoo aaday dhinaca gobolada Jubbooyinka.

 

Inkasta oo aan si rasmi ah loo sheegi karin halka uu Barre Hiiraale uu aaday ayaa haddana warar qaarkood iyo illo ku sugan magaalada Baardheere ay xaqiijinayaan inuu aaday dhanka deegaanka Bu'aale.

 

Barre Hiiraale ayaa ciidamadiisa waxa ay joogeen muddooyinkii u dambeeyey deegaanka Muuri oo duleedka magaalada Baardheere ku yaala halkaas oo ay yimaadeen kaddib markii lagala wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey abaabul dagaal iyo dhaqdhaqaaq ciidan wasiirka uu ka waday deegaanadaas.

 

Sidoo kale, xubna ka tirsan saraakiisha wasiirka ayaa ku sugan magaalada Baydhabo iyagoo ka wada dhaqdhaqaaq ciidan iyadoo la sheegayo I wasiirka ilaa laba Baabuur oo kuwa xamuulka oo rasaas iyo saanado kale sida uu ka helay dowladda fedraalka KMG ah Soomaaliya sida xildhibaanada qaarkood ay dowladda ku eedeeyeen inkasta oo dowladda arrintaas aaney caddeyn.

 

Dhaqdhaqaaqa wasiirku uu waday ayaa dowladda fedraalka Soomaaliya u muuqatay mid wax ka og iyadoo dhawaan kulankii wasirada ee ka dhacay magaalada Baydhabo xaaladda Kismaayo laga dhigay mid gaar ah oo loo xil saaray ra'isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Ceydiid.

 

Inkasta oo Barre Hiiraale deegaanadaas imminka u ambabaxay ayaa haddana wararka ka imaanaya gobolada Jubbooyinka waxa ay sheegayaan in dhaqdhaqaaq ciidan iyo heegan la galiyey ciidamada maxkamadaha ee aagaas ku sugan iyadoo wax kasta laga filan karo dhanka Jubbooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamo uu wato oo la sheegay in ay dhaqaaqeen dhinaca Gobollada Jubbooyinka

 

Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo Ciidamo uu wato ay u dhqaaqeen dhinaca gobollada Jubbooyinka oo uu Korneelku horay uga talin jiray.

 

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay rasmi ahaan ku sugan yihiin Korneelka iyo Ciidamada la socda, wuxuuna Axmed Madoobe oo ay maxkamadaha Islaamka u magacaabeen in uu guddoomiye ka noqdo Gobolka Jubbada Hoose uu sheegay in Col. Barre Hiiraale uu ku sugan yahay deegaanka Caanoole oo u dhow Degmada Baardheere, isla markaana ay been yihiin wararka sheegaya in uu Korneelku gaaray Deegaano ka tirsan Gobollada Jubbooyinka.

 

Hayeeshee Xoghayaha Warfaafinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/raxiin Cali Muudey oo Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in laga bad-badiyay wararka ku saabsan in Col. Barre Hiiraale uu weerar ku yahay Gobollada Jubbooyinka, gaar ahaana magaalada Kismaayo, wuxuuna Shiikh C/raxiin sheegay in aaney waxba ka tari doonin weerar uga yimaada dhinaca Barre Hiiraale, inkastoo uu sheegay in ay Korneelka la socdaan Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwo Yugaandha u dhashay.

 

Shiikh C/raxiin Cali Muudey waxaa uu sheegay in ay maxkamadaha Islaamka Kismaayo ku dhaqan celinayaan ilaa 400 oo maleeshiyooyinkii Barre Hiiraale ah, kuwaasi oo Maxkamadaha Islaamka isu dhiibay markii ay la wareegayeen gacan ku heynta Magaalada Kismaayo.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Col. Barre Hiiraale oo ahaa Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxada Jubba oo ka talin jiray Gobollada Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in isaga iyo Ciidamo la socda ay ku wajahan yihiin gobollada Jubbooyinka, isagoo taageero mileteri ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo, sida ay sheegayaan Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo gobollada Jubbooyinka ka soo jeeda.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talk about irony. The TFG helping the very warlords that wouldn't allow it to set foot in Somalia. Yeey and his ilk are morally bankrupt, and lets hope they lose this one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^^ Didn't I tell youour time would come :D

 

Sad Sad news today. I hope that someone wins totally. I hope someone wins and teh other is defeated beyond resistance. I do not care who wins as long as someone wins. I was hoping for ICU and if I had to make a choice it would be ICU. Just end the war please.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

General Duke the whole problem is clannism and the people that worship fake clans. People that never would sacrifice for the nation. Kuwan qabyaalada wada Somalidana libaax baad u yihiin, cadawgana bisad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ The rash Somali's, did you think all this running around by the headless courts meant anything?

 

What happened we will move ito Baidoa? The TFG went into Leegu which is in Lower Shabbele adn where were the courts in Bur-Hakabo?

 

Sacid Dheere stated that they only took 23 technicals.

 

Give us a break man we await their clan Jihad..

 

Saxib, go tell that to the fake wadaads who only target secrtain clans for occupation and then call others AMXARO.

 

It is about the shamless men who use clan to cleanse whole areas, subjugate masses, but Somali's are fully awake..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke..Saaxib, it is beyond me just why you still support the TFG. I assume you that you are intelligent man, please enlight as why the boys in baydhabo are worthy our support and understanding. N Please don't bring courts into the argument. Just tell why Somalis should give the TFG another chance?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib everything right is not popular. Also following the mob blindly is not intellegence.

 

The TFG is the only institution that all Somali's can be represented, it is based on power sharing and regional develoution which in my mind would develop the country.

 

The TFG stands head and shoulders above all the other arguments.

 

I would add that Shariah law could easily be applied to the TFG, so the argument of the courts is nothing more than the daydreams of a clan.

 

Somaliland, Puntland, Courts are all clans with pretentions. The TFG is Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke- has the TFG achieved anything so far. Two years on, the TFG can't point to any tangible progress that they have made in the country. It lacks vision, and honestly the compatency to lead the country to any brighter future. The leaders at the top are either politically inapt or simply hell bent on destroying what's left our beloved country.

 

The very concept of TFG as institution might stand above all, but the reality is people running this institution are not equipped to lead this nation. Inter-squabbling and globe-trotting have become their two fav past times.

 

What are their goals, strategies, and vision for the nation, and why aren't they communicating that to the nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxib,

 

The government from inception was seen as a threat by the southern warlords, criminal businessmen and certain fascist clan militias. The TFG had no armed forces, central bank and was threatened internally and externally. It was determined to get a hold in southern Somalia, and now it has Bay and Bakool is the base with which it will build itself..

 

It has never had it easy and has gained strength over time. Remember at one time it could no go to Baido.

 

It has gained the support of the international community, including the Arab league, AU, EU, US and so on. Though they have not delivered on their many promises.

 

Its strategy is clear, to negotiate with all stakeholders and build up consensus. To avoid unnecessary clashes and conflict. It also aims to reconstitute the armed forces. It is very popular among the disenfranchised and marginalized communities in Somalia.

 

It shortcomings are allegation of corruption and incompetence among its top leaders.

It has the Mogadishu media as well as the BBC against it. But it is being underestimated militarily and that will be its advantage in the coming conflict.

 

Why rush anything?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this