Sign in to follow this  
General Duke

Guriceel: Ethiopian officers reportedly in Galgaduud

Recommended Posts

4 Sarkaal oo Itoobiyaan ah oo xalay ku hoyatay Guriceel iyo Kulan xasaasi ah oo dhacay.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay magaalada Guriceel ee gobolkaasi Galgaduud ayaa sheegaya in saraakil Itoobiyaan ah ay xalay ku hoydeen magaaladaasi kadib markii shalay ay soo galeen, iyadoona saraakiishaasi ay kulan xasaasi ah la qaateen horjoogayaasha Maleeshiyada Suufida ee deegaankaasi.

 

Kulanka labada dhinac ayaa lagu falaneeyay jabkii kasoo gaaray Maleeshiyaadkaasi dagaaladii dhawaan ka dhacay Wabxo, iyadoona ay saraakiisha Itoobiya dhankooda soo bandhigeen qaabab dagaal hor leh iyo iyo talooyin.

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Saraakiisha Itoobiyaanka ay ku gacan seyreen dalab loogu jeediyay ciidamo in ay ku saacidaan maleeshiyaadkaasi isla markaana marka dagaalada ay soconayaan ay soo buuxiyaan aagaga dagaaladasi si ay u argagaxaan xoogaga Islaamiga ah, walow ay arrinkaasi diideen saraakiishi Itoobiyaanka.

 

Hore waxaa loo xusuustaa in Ciidamada Itoobiyaanka ay usoo galeen magaalada Guriceel kadib dagaalladii adkaa ee magaaladaasi ay ku qabsadeen Maleeshiyaadka Suufida, iyadoona ay dib kaga laabteen.

 

Markacadey.net,Muqdi sho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

How can you take this as news? It doesn't even state how they came about to know of the ethiopian presence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Shariif should immedietly call it an Al-Qaeda cell and ask the ugandans to finish the job

at least your honest about sharif's two faced hypocrisy ... this is the same pathetic accusations that were leveled against him .. "ICU is affiliated with Al-Quieda" ... good to see he is picking up his masters tricks.

 

it is no surprise to see him use the 'terrorist' 'Islamist' 'arab' card ... also known as the "Zenawi please save me !" card against the Mujaahidiin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

At least yey is to be commended for being steadfast on his convictions but Shariif playing the religion card and once he becomes president spews out al qaeda is here and everywhere... And thousands of his kinsfolk had to die for it pls and you still see people supporting the guy. And we all know where his supporters are from, and they where willing to see their folks suffer so they could be in that presidential chair. Sickening indeed that they support him still

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Ethiopian oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo galay Degmada Balanbal kuna soo jeeda Degmada Guriceel.

 

Ciidamo Ethiopian oo fara badan, kuna hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa galabta soo galay Degmada Balanbal ee Gobolka G/gaduud, iyagoona u soo jiheystay dhanka Degmada Guriceel.

 

Ciidamada Ethiopianka oo ay la socdaan saraakiil Soomaaliya ayaa la sheegay inay durba fariisimo ka sameystay wadooyinka looga soo gala Degmada Balanbal, waxaana soo gelitaankooda kadib dadka deegaanka ay bilaabeen inay isaga cararaan.

 

Wararka laga helayo Degmada Balanbal ayaa sheegaya in Ciidamada Ethiopianka ay ka soo galeen degmadaas dhinaca xadka ismaamulka soomaalida Ethiopia, waxaana mar kaliya albaabada la isugu dhiftay goobihii ganacsiga.

 

Lama oga ilaa iyo hada sababta ka dambeysa soo gelitaanka Ciidamadan, iyadooan ay ku soo aadeyso xilli xiisado dagaal ay ka jiraan Gobolka G/gaduud, waxaana warar la isla dhex marayo ay sheegayaan in Ciidamadan ay ku sii jeedaan Degmada Guriceel oo ay gacanta ku hayaan Ururka Ahlu Sunah Waljamaacah.

 

Waa Deegaankii labaad oo ay Ciidamada Ethiopia gudaha u soo galaan, waxaana todobaadyo ka hor ay soo galeen Ciidamo Ethiopian deegaanka Kala Beyrka, halkaasoo fariisimo ay ka sameystaan, isla markaana ay wali ku sugan yihiin

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this