Sign in to follow this  
Caaqil_nabadoon

jewiga cusub ee siyaasada soomaaliya GMIS kabacdi

Recommended Posts

Heerka xumadda siyaasada soomaaliya aad ayuu usareeyaa. xaalkuna waa murugsanyahy. waxaa lookala baxay afar kooxood. qolo guul sheegankartaana majirto, waayo waxaa waddanka xoog kujooga amxaaro.

 

1. kooxadda kowaad waxay taageeraan GMIS, waxayna rabaan waddanka in lagu maamulo Shareecada islaamka. warkoodu waa cadyahy.

 

2. qoloda labaad C/llahi Yusuf ayay naceb yihiin. waxayna kunaceen siyaabo kalagedisan waxaana kamida, qolo qabiil kunaca, qolo kunaca

taariikhdiisa madow.

 

3. qoladda sadexaad Cabdillahi ayay jecelyihiin

waxayna kujecelyihiin siyaabo kale gedisan.

qolo qabiil ayay kujecelyihiin. qolokalena waxay u arkaan hogaamiyaha keliya ee Soomaaliya maanta

midaynkara.

 

4. qolddan afraad oo ah soomaali badankeed waxaay

ubaahan yihhin dowlad waxay hore utaageereen GMIS, haddana waxay taageeraan TFG. waa dadka Soomaaliya maanta kutabaaleysan warkooduna waa cadyahy waxayna yiraahdeen anaga doorasho noomataalo maanta. waxay dhaheen. Abaar baa nadhamaysay. Daad baa naqaaday.

 

waxaa qudbo sireed isku guursaday maalmahaan.

kooxad taageerta Gmis iyo kooxdda Cabdillahi DIID.

dhinaca kale waxaa qudbo sireed iskuguursady cabdillahi DOON iyo DOWLAD DOON.

waxaad moodaa gacanta sare ineyleeyihiin qoloda

dowlad doon iyo cabdillahi doon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso

waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi

jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco

iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso.

dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn.

somali waxay ubaahantahy Dowlad tahriibta.

sidaad doonto kukeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso

waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi

jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco

iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso.

dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn.

somali waxay ubaahantahy Dowlad.

sidaad doonto kukeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this