Caaqil_nabadoon

Nomads
  • Content Count

    22
  • Joined

  • Last visited

  1. If secretive Italian mafia and Jones town cult get married they will give birth alshabaab.
  2. viva and viva again the president of FDR honorable Abdilaahi yusuf. let them shed crocodile tears this snm gangs and isbaaro kunaax. have no agenda they got nothing to over. general duke I salute you and keep the good work
  3. Xiisado dagaal oo mar kale ka soo cusboonaaday dhinacyadii dhowaan ku dagaalamay magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soo cusboonaatay xiisad u dhexeysa dhinacyadii horey ugu dagaalamay magaalaadaasi ee ka wada tirsanaa dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasoo haatan u kala baxay labo beelood oo midina ay gacanta ku heyso Kismaayo mida kalena ay dibeda ka joogto. Sida ay sheegayaan dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo waxaa gudaha iyo duleedka magaaladaaasi laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xoog badan kuwaasoo ay ku lug leeyihiin maleeshiyooyinka beelaha S... iyo K... kuwaasoo ka dambeeyey ka gadaal markii maalmihii la soo dhaafay ay qeybo ka mid ah duleedka magaaladaasi ka dhaceen dilal gaadmo ah dhex maray labada dhinac. Afhayeen magaalada Kismaayo uga hadlay beesha s.... ayaa sheegay iney jirto cabsi dagaal ka dib markii sida uu sheegay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku guuleysan weyday iney xaliso khilaafka halkaasi ka taagan, isagoo ku eedeeyey ciidamada fadhiya Buulo guduud iney dileen maalmihii la soo dhaafay askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka oo ka soo jeeda beesha S..., iyagoo sidoo kalena ku daray oo dilay sida uu yiri askari kale oo kasoo jeeda oo doonayey inuu askariga hore badbaadiyo. Hase ahaatee Col. C/risaaq Afguduud ayaa isna dhinaciisa horey ugu eedeeyey dhibaatada Kismaayo ka taagan inuu ka dambeeyo wasiirkii hore ee gaashaandhiga Barre Aadan Shire Hiiraale, isagoo tilmaamay in beesha Kablalax ee uu isaga ka soo jeedo ay is difaaci doonto haddii la soo weeraro hantideedana lagu dhibaateeyo magaalada Kismaayo, iyadoo dhinaca kalena uusan muuqan ilaa hadda wax dedaal ah oo dowqlada federaalku ay ku qaboojineyso xiisadha ka taagan magaalada Kismaayo. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  4. Ciidamada DFKMG oo sheegay in ay hawlgalo Nabada lagu sugayo ay ka bilaabayaan Kismaayo Last Updated::2007-06-17 15:19:01 Kismaayo:- Kusimaha abaanduulaha ciidamada xoogga dalka ee gobolada Jubbooyinka G/sare Muuse Taakoow ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la bilaabi doono hawlgalo ay ciidamada Dowlada ku sugayaan amaanka gobalada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo. Col.Taakow ayaa sheegay in xaalada magaalada Kismaayo indhawaale ay ahayd mid faraha kasii baxaysay asagoo sheegay in ciidamada Militariga iyo kuwa Booliiska ay si wada jir ah ay hawlgalkan u bilaali doonaan. Wuxuu sheegay Sarkaalkan in heegan la gelayey dhamaan ciidamada Dowlada, isla markaana looga baahan yahay Shacabka iyo Cuqaasha deegaanka in ay la shaqeeyaan ciidamada hawlahan amni sugida ah bilaabi doona. Dhawaaqan kasoo yeeray ciidamada Dowlada ayaa kusoo beegmay maalmo kadib markii Taliyihii ciidamada Booliiska Magaalada Kismaayo uu shaaca ka qaaday in aysan waxna ka qaban karin xaalada amaan xumo ee magaalada Kismaayo ka taagan, halkaasi oo ay buuxda gacanta ugu hayaan maleeshiyooyin aan cidina ka amar qaadan. Col.Taakow ayaa sidoo kale sheegay in Xiisada colaadeed iyo dagaalada Qabiil ka socda Deegaanka Beerxaani ay il gaar ah ku hayaan, isla markaana doonayaan ciidamada Dowlada in ay kala dhex galaan beelaha halkaasi ku dagaalamay, amniga iyo maamulka deegaankana ay dowlada la wareegto. Dhaq dhaqaaq xoogleh ayaa laga dareemayaa nawaaxiga magaalada Kismaayo ayadoo ciidamada deegaanadaasi ku sugan ay soo buuxinayeen daafaha magaalada todobaadyadii lasoo dhaafay.
  5. KISMAAYO: Cid weerari karta ma jirto Ciidamada beesha ******* iyo kuwa dowlada ee Fadhiya Buulo gauud Posted to the Web Jun 17, 20:40 Kismaayo:(pp)- Odayaal ka soo jeeda Beesha ****** oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa Puntlandpost u sheegay inaysan jirin cid awood leh oo weerari kara ciidamada Beesha ****** iyo kuwa dowlada ee ku sugan ee deegaanka Buulo-gaduud , waxayna ku tilmaameen kuwa sheeganaya inay waqti wax u qabteen inay soo dedejinayaan dagaal looga safaynayo deegaanka Waamo. Cali Axmed oo u hadlayey Odayaasha ****** ayaa sheegay inuu shaqsiyan ku qoslay hadalada ay ku hadaaqayaan kooxaha Galgaduud ee magaalada iyo maamulkeediiba sida hoose u inqilaabay. Cali Axmed oo wax laga weydiiyey sababta DFKS ay wax uga qaban weysay arrimaha ka taagan Kismaayo iyo nawaaxigeeda ayaa eed aad u balaaran dusha uga tuuray Madaxda Sarsare ee DFKS , kuna tilmaamay kuwo taageera kooxda galgaduud ee haraadigii Dooxada Juba. "Dowladu waxay raali ka tahay in shacabka Kismaayo la dhibaateeyo waxaana ka jira magaalada Kismaayo arrimo ay ka mid yihiin dil, dhac, iyo kufsi oo loo geysanayo dadka magaalada Ku dhaqan taasna ma ahan mid qarsoon , sidaa daraadeed haday dowlada wax ka qaban waydo hadaan nahay shacabkii waamo waxaan awood u leenahay inaan anagu iska qabano oo kooxahan aan ka xoraysano deegaankeenan". ayuu Axmed Cali. Masuulkaasi wuxuu kaloo sheegay in aysan jirin wax maleeshiyo ah oo ka tirsan beesha ********* oo si toos ah loogu dilay agagaarka Deegaanka buulo gaduud Wuxuuse sheegay Cali Axmed in nimanka la dilay ay ahaayeen kuwo ka tirsan kooxahan magaalada haysta oo sahan ahaan uga soo baxay magaalada Kismaayo, kaddibna ciidamada Buulogaduud fadhiya markii ay arkeen ay rasaas isweydaarsadeen , nimankaas iyagoo meyd ahna ay goobtaas uga carareen, eedaasna iyo wixii meeshaa ku dhintay waxaa qaadaya ayuu yiri af-hayeenku kuwii duulaanka ahaa oo maydkooda meeshaas uga cararay. Si kastaba , xaalada magaalada Kismaayo iyo dhibaatada lagu hayo shacabkeeda ayaa ah mid aan maanta laga sheekayn karin , waxaad arkaysaa maalin walba goobaha ganacsiga oo la boobayo ayna boobayaan kooxaha in qilaabay maamulkii dowlada ee ka haray dooxadii Jubba , maadaama aysan jirin meel ay ka helaan wax dhaqaale ah , waxay go'aansadeen inay si toosa u dhacaan dadka deegaanka ah ee goobaha ganacsiga ku haysta magaakada Kismaayo, Waxaana asbuucan guduhiisii maalin cad la bililiqaystay ilaa 8 bakhaar oo waaweyn oo midkiiba laga qaatay hanti gaaraysa ilaa (1000-3000 $) waxayna dadka ganacsata ahi ay noo sheegeen in ay badankood ay iska xireen goobihii ganacsiga maadaama ay ku hantibeeleen badankood bililiqada loo geysto dukaamadooda. Jun 13-keedii ayey ahayd markii guddi aqoonyahano ah oo katirsan Beesha Kablaxa ay soo saareen Warbixin aan dhamaystirnayn oo ay soo gaarsiiyeen Puntlandpost , warbixintaas oo tilmaantay dhibaatooyin baahsan oo isugu jira dil, barakicin iyo kufsi inay ka bilaabatay deegaanka Waamo tan iyo intii Kooxihii lamagac baxay Walaalaha Gal-gaduud ay gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo.Waxaana warbixintaas lagu sheegay inay dhibaatooyinkaas ay gaysteen 3 nin oo ka soo Jeeda (Beesha *********/********) oo 23-kii bishii April iyagu ka danbeeyey inqilaabkii lagu sameeyey Maamulkii Gobolka J/hoose oo ka koobnaa kii Gobolka iyo Degmadaba. Maxamed Jaamac Puntlandpost, Kismaayo, Soomaaliya _______________ Baliis, edit clan names before you copy-paste from the articles. [ June 18, 2007, 01:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  6. Caasimada sadexaad ee soomaaliya K-town umaleynmaayo in qababiil xoog kuhasandoono. kismaayo in'la safaynaayo shaki kuma jiro ee waa goorma ayaala safanayaa.
  7. waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso. dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn. somali waxay ubaahantahy Dowlad. sidaad doonto kukeen.
  8. waxaan taageersanahy soomaaliya oo dowlad loodhiso waxaan jaclahy TFG iney shaqeyso. waayo shaqsi jacelykii micno malaha. hadii aan cabdillahi noco iyo hadii aan jeclaado soomaali waxaba utarimayso. dar ALle ayuu udhimankaraa xabad baa kudhicikarta. waa dhimankaraa. imisa qof oo soomaali door mihiima kulahaa ayaan maanta xataa lahadl hayn. somali waxay ubaahantahy Dowlad tahriibta. sidaad doonto kukeen.
  9. Heerka xumadda siyaasada soomaaliya aad ayuu usareeyaa. xaalkuna waa murugsanyahy. waxaa lookala baxay afar kooxood. qolo guul sheegankartaana majirto, waayo waxaa waddanka xoog kujooga amxaaro. 1. kooxadda kowaad waxay taageeraan GMIS, waxayna rabaan waddanka in lagu maamulo Shareecada islaamka. warkoodu waa cadyahy. 2. qoloda labaad C/llahi Yusuf ayay naceb yihiin. waxayna kunaceen siyaabo kalagedisan waxaana kamida, qolo qabiil kunaca, qolo kunaca taariikhdiisa madow. 3. qoladda sadexaad Cabdillahi ayay jecelyihiin waxayna kujecelyihiin siyaabo kale gedisan. qolo qabiil ayay kujecelyihiin. qolokalena waxay u arkaan hogaamiyaha keliya ee Soomaaliya maanta midaynkara. 4. qolddan afraad oo ah soomaali badankeed waxaay ubaahan yihhin dowlad waxay hore utaageereen GMIS, haddana waxay taageeraan TFG. waa dadka Soomaaliya maanta kutabaaleysan warkooduna waa cadyahy waxayna yiraahdeen anaga doorasho noomataalo maanta. waxay dhaheen. Abaar baa nadhamaysay. Daad baa naqaaday. waxaa qudbo sireed isku guursaday maalmahaan. kooxad taageerta Gmis iyo kooxdda Cabdillahi DIID. dhinaca kale waxaa qudbo sireed iskuguursady cabdillahi DOON iyo DOWLAD DOON. waxaad moodaa gacanta sare ineyleeyihiin qoloda dowlad doon iyo cabdillahi doon.
  10. waryaa brown, I don't care who brings to law and order this country somalia. I don't care how they do it. I just need goverment once for all. dugsi maleh qabyaaladi wexey dumiso mooye. C. S timacade
  11. waryaa brown, I don't care who brings to law and order this country somalia. I don't care how they do it. I just need goverment once for all.
  12. Qaraxa kadhacay villa somalia ee lala beegsaday madaxwayne C/A dani ugama jirto bulshada xamar iyo soomaaliya midna. bal aan eegno sida Cabdillahi yuusuf uga jawaabo.
  13. I don’t believe conspiracy theory for a minute; those western countries destroyed Somalia through Ethiopia proxy war. no my freind, If interested western could control the red sea, India Ocean and Somali minerals without destroying it. Through crate, commerce and diplomatic means. New world order you say, to my understand it means if we cannot get our interest political means we will get military means nothing new. Okay now who destroyed Somalia? The filthy, dirty, disease of Somali culture. The clan culture. We see every thing through clan lens. It affects every part of our daily lives. Just look Mogadishu, when Ethiopian Amy entered the city one side of the town Celebrated and other side demonstrated. Even here Sol, the fadhi kudirir and cheerleaders Are along the clan lines. Unless we find some kind of solution for this virus which rooted deep in vein. Somalia could cease to exists. One of the solutions was true Islamic law. But we just have been denied. I will have geven the midle finger the habash and the west. if we are only united. the only thing you get is what you are tough enough to get. the united we are the stronger we will be. Democratically elected president Allaha unaxariistee. Cabdirashiid cali sharmaake. Was murdered because of clan revenge.
  14. I cannot disagree with you anymore. MMA some people think Xabash are Robot (like machine) you progame to do your task. than dismantle. they are not. they are smart people who know what they are fighting for. conquere and stale old scores. if you don't understad that I don't know what to tell you.