Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Banaadir: Islamic Administration, imams agree on fixed prayer times

Recommended Posts

the Islamic Administration in Banaadir has defined a regional compliance regulation for the general standardisation of prayer times during a gathering with imams from different mosques.

All praise and thanks be to Allah.

 

Maamulka Al-shabab ee G/Banaadir oo xilliyada Salaada mideeyay

 

Kulan Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarakada Shababul Mujaahidiin soo abaabuley kana dhacey Masjidka Nasru Diin ee Magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen Imaamyada Masaajida ayaa lagu mideeyay Xilliyada Salaada.

Maamulka iyo Imaamyada Masaajida falanqeyn ka dib waxay isla gaareen xilliyo go’an in Masaajida Muqdisho laga Adimo sidoo kalena isla xilli Salaada la galo.

Kulanka waxaa hadalo ka jeediyay Wakiilka Maamulka Gobolka Banaadir ee Al-shabab, Sh Cali Maxamed Xuseen, waxaa sidoo kale goobta ka Hadley qaar ka mida Imaamyada Masaajiada oo arintan ku tilmaamey mid muhiim.

Sh Cali, ayaa sheegay inay arintan uga gol leeyihiin sidii midnimada dadka muslimiinta loo muujin lahaa, waxa uuna ugu baaqey Imamyadii Masaajida ee kulanka joogay inay go’aankan la qaataan.

Xilli Salaadeedka Maamulku go’aamiyay ayaa bilaabanaya isla caawa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Saxaabada qaar (rc) markii masjidka xaafadda salaadda laga baxo, waxay raadin jireen mid aan weli laga tukan si ey Ajirka jamaacada u helaan, haddii la mideeyo waqtiyada salaadda, taas meesha waa ka bexeysaa!, sidoo kale waqtiyada waa is bed-bedelaan, waxaana mas'uul ka ah waqtiga salaadda Mu'addinka.

 

Haddii sababta loo mideynaayo waqtiga ay tahay in dadka ma tukadayaasha la qabto waa baab kale!, waxaase fiican in waxyaabo aad muhim u ah dhib badanna aan loo mareyn wax laga qabto sida: Nadaafadda, Caafimaadka, Nabadgelyada iwm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this