Sign in to follow this  
General Duke

Mohamed Dheere takes no prisoners [A/Qasin,JVA ]

Recommended Posts

Baraawe.gif

 

Maxamed Dheereâ€C/qaasim ayaa ka dambeeya shirarkan ka socda Muqdisho, waana la og yahay C/qaasim dadkiisa dhibaatada ay dadka ku hayanâ€

 

Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda Gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa ku eedeyay Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG Carte lagu soo dhisay Dr C/qaasim Salaad Xasan inuu sabab u yahay shirarka ka socda Magaalada Muqdish iyo weliba kan dhawaan la filayo inuu ka dhaco degaanka Balcad.

 

“C/qaasim waxaan leeyahay faraha ha kala baxo arrimaha Dowladda Federaalka ka dhaxeeya, waan og nahay in shirkii Baraawe ka dhacay C/qaasim ka dambeeyo, kuwa hadda ka socda Muqdisho iyo midka Balcad-na isaga ayaa sabab u ah qabanqaabadiisuâ€ayuu yiri Maxamed Dheere oo ah martigeliyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Maxamed Dheere ayaa ku eedeyay C/qaasim iyo dadkiisaba inay dhibaato ku hayan dalka Soomaaliya, sidaas darteedna loo baahan yahay in laga taqaluso waa sida uu yiri Maxamed Dheere.

 

Hadalka Maxamed Dheere ayaa ah mid qeyb ka ah dagaalka Siyaasadeed ee ay isku hayan Siyaasiyiinta Soomaalida, in kastoo hadda muranka Siyaasadeed uu yahay Labo qayb oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya,wallow Maxamed Dheere uusan ka mid ahayn Labada gole ee Dowladda Federaalka.

 

Eedeynta Maxamed Dheere ka soo yeertay ayaa wax war ah ka soo saarin C/qaasim Salaad Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho, sidoo kale Saraakiisha C/qaasim oo aan la xiriirnay ayaa waxay diideen inay ka hadlaan hadalka Maxamed Dheere.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

^^Sxb am not suprised with him, am more suprised with the individual making a big deal of Mohamed Dhere's words. But then I realised they share a common factor which is 'lost in space' and not having the ability to differentiate amid the wrong and the right.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Mohamed Dheere told the truth about Abdiqasin and his little atatempt at playing ball.

 

As for "wrong and right", supporting the vampires of Barava, defending roadblock owners and scrap-merchants and blaming all ills on others is virtues to say the least...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this