Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali parliament votes out speaker linked to Islamic movement

Recommended Posts

Shariifka mar horaa u sheegnay in uu iska casilo jagadaan qaabka daran, for he doesn't deserve dowlad ku sheeg Xabash nuujiso, kor iyo hoos ugu heyso.

 

It is just the Stooge and Puppet of Xabash, oo uma qalma meel wasaqdaas eh in uu ku dhexjiro. Kaadi ma lagu daahiro, si walba aad iskugu dhibtid, Shariifoow.

 

It is good now, those who were giving a bit legitimacy internationally -- as that American ambassador seems to discover -- ayaa arkaayo this dowlad ku sheeg ain't what is cracked up to be, just the Stooge imitating his Master Sanaawi's regime. Already Midowga Yurub threatened to cut lacagta ee ku bixiso so-called Xildhibaanada in this so-called, dowlad ku sheeg, treacherous dowlad.

 

Shariif, qof Soomaalida damiirka leh, the majority, arkeen ayaa tahay, qof Xabash u istaagay iska dhicisteeda, kuwii kale markee Stooges noqdeen.

 

Soomaaliya and Soomaalinimo will never forget you, daljecelnimadaada iyo wadanimadaada. I hope to see you participate dowlad dadkeeda soo dhisteen, not mid ku sheeg eh Xabash nuujiso, soo korisay, hadana dabada ka wadato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

By Sue Pleming

Wednesday, January 17, 2007

 

 

 

WASHINGTON, Jan 17 (Reuters) - The United States criticized Somalia's government on Wednesday for supporting the ouster of the country's dissident speaker of parliament and said the act was at odds with the spirit of reconciliation.

 

 

Assistant secretary of state for African affairs, Jendayi Frazer, urged Somalia's transitional government to be more "inclusive" and not to dwell on the past.

 

Earlier on Wednesday, Somalia's parliament ousted Speaker Sharif Hassan Sheikh Adan, who for two years opposed the president and prime minister and angered them late last year with peace overtures to Islamist rivals.

 

"The point about the speaker is that what happened in the past should be very different from what happens going forward. And the going forward requires one thing, it requires reconciliation," Frazer said at the Center for Strategic and International Studies, a Washington think tank.

 

"The speaker is a member of the transitional federal institutions ... the symbol of the president and the prime minister backing a move to push him out is counter to that spirit of reconciliation."

 

Adan's ouster is seen by many as a move by President Abdullahi Yusuf and Prime Minister Ali Mohamed Gedi to consolidate power and exact revenge against him.

 

"We are advising the government, as supporters of the government, to demonstrate something different going forward," Frazer said.

 

Idd Beddel Mohamed, the charge d'affaires at the U.N. permanent mission of Somalia, said at the same event that he supported Adan's dismissal and asked Frazer to do the same.

 

"What goes around comes around," he said of the speaker. "I hope the international community will respect this decision and the sovereignty of Somalia."

 

Frazer said her government respected the sovereignty of Somalia, but that the speaker's ouster would have a negative impact.

 

However, she said recent statements by the speaker were "not helpful." "The speaker himself has to do more to reach out," she said.

 

The weak transitional government was pushed out in June from the capital Mogadishu but was restored to the capital after Ethiopian troops helped with the ouster of the Islamists before the New Year.

 

Frazer said the Islamists should not be allowed to be "reconstituted" as a political entity, but she urged the transitional government to reach out to moderate Islamists as well as business and clan leaders and women's groups.

 

"This dialogue must move forward very quickly," she said.

 

Source: Reuters, Jan 17, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol..do you know what you are saying?

 

Anyways, does the so called constition of this political chunk even allow its parliament speaker to be voted down.

 

^^^Is there any doubt in your minds folks that Ethiopia wanted him to go?

 

Here is a great article written in Somalia about this great man.

 

(MUDANE SHARIIF XASSAN SH. WADANI TAARIIKHDU XUSI DOONTO)

 

 

 

 

Nairobi,18,January-07 ( Qaadisiya.com) Shariif Xasan Sh.Aadam, oo si lama filaan ah ku soo baxey Guddoomiyaha Baarlamaanka, doorasho aad loo kariyey, oo cunta kariyuhu ahaa Melez sanawi, sanadkii 2004, taasoo sababtey in Itoobiyaankii ay candhuuftooda dib u laqaan, ka dib markii ay hunguubeen iney caleemo saaraan, una dhiibtaan xilka guddoomiyanimada Barlamaanka nin ay marsadaan dhammaan go’aamada u daneynaya Itoobiya, arinkaasoo keeney in dib u dhac lagu sameeyo doorashadii madaxweynanimada, oo ay ka baqeen iney marto dariiqii Shariif-ka oo kale.

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee waxey la mid aheyd soo bixista Shariifku, korintii uu Ilaahey ku koriyey guriga Fircoon Nabbi Muuse ( NKH), xilli ilmaha la mid ah uu go’aan dil ahi ka yaaley, mudadii la soo gudbey ayaa u aheyd Itoobiyaanka inuu isha farta kaga haayo, Shariifkuna wuxuu ku bixinayey dadaal weyn sidii uu ku kasban lahaa inta badan xubnaha Baarlamaanka, gaar ahaan kuwa wadaniyadda leh, taasoo uu guul weyn ka soo hooyey.

 

 

 

Wuxuu gaashaanka u daruurey qaraaro badan oo meel ka dhac ku ahaa qaranimada iyo jiritaanka umadda Soomaaliyeed, sida aan xogta ku heyno waxaa lagu dayey wax kasta mar waa loo hanjabayey, mar ballanqaad lacageed ( laaluush) ayaa lagu dayey, marna mu’amaraat ayaa loo dhigayey lid ku ah xilkiisa. Si kastaba wuu ka soo moodey asagoo badbaadsadey sharfkiisa, Mayana yiri wax allaale wixii qaran dhac keeni kara, tan iyo maantii la doorteyna waxey Itoobiyaanku u maleegayeen hagardaamooyin ay rabaan iney ugu yaraan xilka uga qaadaan, si ay ugu dhiibtaan ninkii ay wateen oo horey ugu diyaarsanaa, taasoo ay si aan sharci aheyn shaley ku marsadeen nacamlayaashii barlamaanka.

 

 

 

Waxaa la yaab leh sheeko uu ii sheegey nin barlamaanka xubin ka ah, isagoo tibaaxayey xaaladda dhaqaale ee jeebkiisa, wuxuu yiri “ anagu haddii aan nahey inta badan xubnaha Baarlamaanka waxaa jeebkeenu qoyaa marka mashruuc Itoobiye wadato la rabo in Baarlamaanka la marsiiyo, waa nala toosiyaa,ka dibna waan codeynaa”. Waxaa kadsoon dadka ay kuwaasi xildhibaano u yihiin ama magac dawladeed u yaqaana.

 

 

 

Haddii aan jaleecno dhanka qodobadii ay daliilsadeen marka ay xilka ka qaadayeen Shariifka, oo lagu eedeeyey inuu ka hor yimid qaraarkii golaha ammaanka ee Soomaaliya hubka looga qaadayey, waxaa isweydiin mudan ma waxey wakiil ka yihiin ciqaab marsiinta ciddii ka hor timaada qaraarada G/Ammaanka, midda kalese aawey qeybta kale ee qaraarkaas ee qeexeysey inaysan ka mid noqon ciidamada dawladaha safka hore ciidanka la keenayo Soomaaliya, yaa keeney Itoobiya, yaa u sharciyeeyey iney Soomaaliya soo gasho, miyeysan aheyn jabin qaraarkii G/Ammaanka??. Waxaase ka sii yaab badnaa markii madaxweynaha calooshood u shaqeystaayaashu uu ku eedeeyey shariifka inuu gacan saar la lahaa Maxkamadaha Islaamka, oo uu C/hi heshiis laba jeer la galeen oo dawlad ku sheeggiisu ay ictiraaftey Maxkamadaha, haddana inuu ku eedeeyo ma ahan arin caqli saliim ah ka soo baxdey.

 

 

 

Mudane Shariif waa geesi , waddani ah oo taraiikhda Soomaaliyeed baal dahab ah ka galaya, go’aankii ay kaga soo horjeesteena wuxuu muujinayaa inuu yahey hogaamiye nadiif oo dadkiisa iyo dalkiisa daacad u ah, una taagan badabaadinta dalkiisa, waana hogaamiyihii Soomaaliyeed ee ku dhawaaqey in dalkiisii la heysto, waxaan leenahey ku taagnow dariiqaas, waxaa huban in adigoo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed aad ka guuleysan doontaan adeegayaasha gumeysiga, ayna ku danbeyn doonaan taariikh xumo iyo cawaaqib xumo.

 

 

 

Shacabka Soomaaliyeed waa inuu muujiyaa diidmada go’aankaas qaldan, garabna istaagaa Guddoomiyaha Baarlamaanka ee sharciga ah Mudane Shariif Xasan Sh.Adam.

 

 

 

Axmed Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The parliment procedure aloows for his sacking. If the Parliment is in the hands of "others" then why did 9 MP's including Xabsade vote against his dismissal? Thus it shows that the Parliment was independent and followed procedure. Sory mate, the TFG is cleaning its house of all the rubish.

This dude wasted a whole year following the warlords of Mogadishu and then started to rebel following the clan courts of Mogadishu, he was a novice to the game. Any how in two weeks we will have a new speaker. insja Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inshallah we shall have a new speaker working for the establishment of Parliament in Mogadishu with healthy dialogue of a federal democracy not seen in somalia for many decades.

 

183 people voted yes

9 people voted no.

 

If they were at the barrel of an ethiopian gun how come 9 people defied logic of going against an ak-47 right between their eyes?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this