Sign in to follow this  
Jabhad

Exlusive:Ethiopians flee from Somalia.

Recommended Posts

Jabhad   

After thousands of its troops dead and daily attacks on their hiding place, the Ethiopians are fleeing from Somalia. Welldone the Mujaahidiin, Somali nationalists and millions of ordinary Somalis in and out of our homeland. Now is the time to deal with the dabadhilifs IA.

 

ethi7.jpg

ethi3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Waxaa si rasmi ah u balawday in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Magaalada Muqdisho, waxaana la arkayay iyagoo ka sii baxaya xerada Afisyooni.

 

Waxaa xusid mudan in Ciidamada Itoobiya ay ku hungoobeen rabitaankoodii, Ilo ku dhaw dhaw Maxkamadaha Islaamka ayaa u sheegay Goobjoog.net in shacabka Muqdisho ay sabab u yihiin ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho.

 

Dhanka kale ayeey waxay tilmaameen in sidoo kale aad loo rumeysan yahay in Sheekh SHariif uu dalbaday in Ciidmada Itoobiya iney dalka ka baxaan si Maxkamaduhu ay wada hadal la bilaabaan Dowlada.

 

Waxaase sharaf daro ah iyadoo Saraakiishu cadawgu ay xerada Afisyoone ay salaam Sharaf ka qaateen ciidamadooda ka cararaya, "maanta waxaan bilaabeynaa inaan ka baxno Muqdisho" waxaa yiri Jeneraal Suyum Hagoss xili uu u khudbeeynayay saakay cutubkii ugu horeeyay ee ka baxa Muqdisho. waxaana la filayaa inta hartayna ay ka carari doonaan soomaaliya oo dhan.

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Caydiid ayaa isagana sheegay in Ciidamada Itoobiya ay baxayaan usbuuc gudohoodna ay badalayaan ciidamada Afrikaanka ah oo uu sheegay iney ka imaanayaan Ugandha, Malawi, Nayjeeriya, K/AFrika, Libya, Tansaaniya, Angoola iyo Kongo.

 

 

"Waqtigii dhamaayoo waa dhaqaaqi doonaan"

 

Saadaq C/laahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Muqdisho,23,January-07 ( Qaadisiya.com) Ciidamadii kusoo duulay Dalka Soomaaliya xilli laga hirgeliyay kudhaqanka Shareecada Islaamka ayaa Maanta waxaa ka dhaqaajiyay Magaalada Muqdisho qeybtii ugu horeysay.

 

 

 

Cubtubkani ugu horeeya ee isaga cararay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay sii sagootiyeen rag ay kamid yihiin Xuseen Ceydiid, Dalxa iyo Shaqaale kale oo katirsan Ururka Melez Zenawi.

 

 

 

 

 

 

Waxaa Maalin madow ay ka dhigeen raggani kadib markii Garoonka diyaaradaha qeybtii loogu talagalay Militariga Soomaaliyeed ee Afasiyooni ay Dhowlo tus ugu sameeyeen iyo gaadi kacayaar Ciidamada Xabashida ee Dalka kusoo duushay.

 

 

 

Waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay ka hadleen Wakiilo kasocday Melez Zenawi oo uu kamid ahaa Xuseen Ceydiid, iyo Ismaaciil Qaasim Naaji, waxaan dhammaan raggani ay kamid yihiin kuwa Maxkamadda Cadaaladda lasoo taagi doono marka Dalka uu ka hirgalo Xukun Islaami ah Inshaa Allaah kaasi oo aanan fogeyn.

 

 

 

 

 

 

Waxaa dhab ah in si aad ah ay uga xumaadeen Tikreegani Maanta ku dhex war wareegayay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Muqdisho gaar ahaan qeybta Militariga taasi oo helitaankiisa Shacabka Soomaaliyeed ay ku bixiyeen Naf iyo Maal intaba.

 

 

 

 

 

 

Ugu dambeyntii waxaa iskaga cararay Magaalada Muqdisho gawaari, taangiyaal iyo ciidan aad u fara badan oo ay leeyihiin Tikreega, halka kuwa kalena ay ku harsan yihiin meelo gaar ah sida Garoonka Diyaaradaha, Dekedda iyo Xarunta Villa Somalia lamina shaacin goota ay baxayaan lakin waxay u muuqataa in loo reebay Mujaahidiinta si ay ugu faakiheystaan. xabashi3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Ethiopia starts Somalia pull-out

 

Ethiopia's involvement is unpopular in Somalia "Starting today we will withdraw our forces from Mogadishu," Ethiopia General Suem Hagoss said at a ceremony where warlords surrendered their arms.

 

Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has told the BBC the withdrawal would take place in three stages.

 

The African Union is trying to set up a peacekeeping force to replace Ethiopia.

 

But so far, only Uganda and Malawi have publicly said they would send troops to Somalia.

 

The BBC's Mohammed Olad in Mogadishu says 200 Ethiopian troops were seen moving out of the airport with armoured vehicles.

 

POSSIBLE PEACEKEEPERS

Nine battalions proposed - up to 9,000 troops:

Uganda: 1,500 troops offered, subject to parliamentary approval

Malawi: Up to 1,000 troops offered

Tanzania: Considering

Nigeria: Considering

Rwanda: Considering

South Africa: Considering but forces stretched

 

General Hagoss said they were reducing the number of forces in the country, but was not specific on how many soldiers will be moving out before AU peacekeepers are deployed.

 

"The heroic army of Ethiopia supported the transitional government to restore normality to the country after 16 years of violence," Somali deputy Prime Minister Hussein Mohamed Aidid told the AFP news agency.

 

"I thank the people and the government of Ethiopia on behalf of my government."

 

However, Prime Minister Mohammed Ali Ghedi denied that the Ethiopians had started to leave Somalia, saying they would stay until the African force had arrived.

 

Questions

 

Ethiopia's intervention to help the government oust Islamists who had taken control of Mogadishu and much of southern Somalia was unpopular with many Somalis.

 

The two countries have fought several border wars in the past.

 

 

 

 

Profile: Sheikh Ahmed

 

A crowd of some 200 people gathered at the former National University to see off the Ethiopians, reports the AP news agency.

 

"Leave us alone and let us solve our problems," they chanted.

 

Several of the warlords who have battled for control of Somalia since 1991 have now disbanded their militias.

 

They have handed their "battle-wagons" - vehicles with mounted anti-aircraft guns - to the government, while the gunmen are to join the putative national army.

 

But with an estimated 3,500 Islamist fighters in Mogadishu, analysts question whether the government can maintain order without the Ethiopian troops.

 

Reconciliation

 

Mr Ghedi called for Islamist leader Sheikh Sharif Sheikh Ahmed to be handed over to the Somali government.

 

He surrendered to the Kenyan authorities at the weekend and is under police guard in a top Nairobi hotel.

 

He is the most senior Union of Islamic Courts (UIC) official whose whereabouts are known after they were ousted.

 

Mr Ghedi also said Mr Ahmed could play a role in Somalia's government, which both the US and the UN have called for.

 

"We have appealed to them to come back home and take part in this [reconciliation] process and Sheikh Sharrif Ahmed is one of them," he said.

 

US ambassador to Kenya, Michael Ranneberger, who also covers Somalia is to speak to Mr Ahmed this week, possibly on Tuesday, embassy spokesperson Jennifer Barnes told AFP.

 

"The ambassador will urge [him] to counsel his supporters not to carry out violence and to support the development of an inclusive government," she said.

 

Meanwhile, at a meeting in Brussels, European Union foreign ministers said they were ready to offer financial support to the proposed peacekeeping force.

 

The ministers said a sustainable solution to the crisis could be reached, but that there were concerns about the reconciliation of the disparate Somali factions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^You guys must not know the Xabashis well.They are not leaving,remember they have an egg in the nest still.

 

What they will do is they will withdraw few hundred soldiers,the rest will be told to wear different Uniforms as the daba dhilifs.

 

laakin maalin ayaa imandoonta ay caadi u qaxi doonaan Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this