Sign in to follow this  
General Duke

Badoa first Mogadishu second: The realist will prevail.

Recommended Posts

Mogadishu is the eternal capital of the Somali's.

Yet the government looks like moving to Badoa for a temporary period untill the situation in Mogadishu is put under control.

 

Some will of course be offended as their ego will take another hit. As for the rest we watch with anticipation as the plan unfolds.

 

Golaha Wasiirada oo Maanta ka dooday in Caasimadda KMG

ah laga dhigo Magaalada Baydhabo

 

Golaha Wasiirada Dowladda KMG ah ayaa waxay Maanta yeeshan shirkoodi caadiga ahaa, waxaana looga hadlayay qaabkii doowlada KMG ah ee Soomaaliya dib ugu noqon lahayd wadanka Soomaaliya iyadoo ay Xubnaha Golaha Wasiirada ay soo gudbinayeen Afkaartooda ku aadan halka xarun u noqon lahayd Doowlada Cusub ee uu madaxweynaha ka yahay C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Dood dheer iyo falanqayn dheer ka dib xubnaha golaha wasiirada waxa ay doodooda u badatay in loo guuro Baydhabo inta laga xasilinayo nabad galyada Caasimada Muqdisho,iyadoo Intaas ka dib la go’aamiyay in la diro guddiyo ayna soo indho indheeyaan gobolada Dalka kadibna warbixinada gudiyadaas marka la dhagaysto go’aan rasmi laga qaato goobta la dagi lahaa oo xarun u noqon lahayd doowlada Federaalka ee Soomaaliya.

 

Wafdiga ka socda Dowladda KMG ah ee dhawaan la soo diri doona ayaa socdaalkooda waxaa uu qaadan doona muddo 5 cisho ah sida lagu sheegay kulankii Maanta Golaha Wasiirada.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Golaha Wasiirada DFKMG oo maanta ka doodey halka xarun u noqon doona Xukuumadda

 

Nairobi-07.February.2005 Shir ay maanta Magalada Nairobi ku yeesheen Golaha Wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya ayay ka hadleen halka xarun KMG ah u noqon doonta DFKMG ah ee Soomaliya marka ay Dawladu ku soo laabato Dalka.

 

Shirkii maanta oo uu shirgudoominayey Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa waxaa dood aad u kulul xubnaha Golaha Wasiiradu ka yeshaan halka xarun u noqon doonta Dawlada.

 

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa waxay soo jeediyeen in Xukuumadu si ku meel gaar ah u degto Magaalada Baydhabo inta laga xasilimayo amaanka guud ee Magaalada Muqdisho.

 

Sidoo kale qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxay iyaguna ku adkeysteen in aan lagaba doodin halka Xukuumadu degayso oo ay tahay in Xukuumadu tagto Magaalada Muqdisho oo sida Dastuurka ku qoran ah Caasimada DFKMG ah ee Soomaaliya , isla markaana laga wada qayb qaato hawsha sugida amaan sugida Magaalada Muqdisho.

 

Wariyaha Idaacadda SBC ee Magaalada Nairobi ayaa soo sheegaya in kulankan oo ay ka dhaceen doodo kulul isla markaana si xoogan looga munaashiqoodey amuurta dooda ay ka taagneyd ayaa markii dambe Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi wuxuu soo jeediyey in la sameeyo Guddi ka socda DFKMG ah oo u ambabaxa Gobolada Dalka si ay u soo eegaan xaaladaha Dalka isla markaana ay go'aan uga gaaraan halka Xukuumadu sal dhigan doonto marka ay ka soo ruqaansato Magaalada Muqdisho.

 

Gudigan ayaa waxaa lagu wadaa in loo diro magaalooyinka Baydhabo, Baladweyne iyo waliba kuwa kale si ay u soo xaqiijiyaan in Xukuumadu ay tagi karto magaaladaas iyo in kale.

 

Wasiir ku xigeen ka qayb galey kulankii maanta ay yeesheen Golaha Wasiirada oo ka gaabsadey in magaciisa Saxaafada laga sheego ayaa u sheegay Wariye Canab Mumtaaz in doodihii maanta sida weyn looga hadley oo laga doodey ay ka mid ahaa in qaar ka mid ah Wasiirada ay soo jeediyeen in Wasiirada iyo Hogaamiyaasha Beelaha ****** la siiyo waqti ilaa 6o cisho si ay u diyaariyaan inay xasiliyaan Magaalada Muqdisho si Xukuumadu u tagto.

 

Wasiirada qaarkood ayaa soo jeediyey in ay muhiim tahay in la diyaariyo Xarumaha Dawlada ee Muqdisho isla markaana dhamaan Dadka magaaladaasi ay ka qayb qaataan soo dhaweynta Xukuumada.

 

Sidoo kale Wasiir ku xigeenkaasi shirka ka qayb galey wuxuu sheegay in Wasiiradda ka soo jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle ay sheegeen in loo baahan yahay in la siiyo waqti ay kaga fakaraan in Xukuumada ay tagto Magaalada Baydhabo taasi oo ay sheegeen in aysan si buuxda u damaanad qaadi karin Masuuliyada degitaanka Xukuumada ee Baydhabo, balse ay u baahan yihiin in ay la tashadaan Dadka Deegaanka ee ku sugan Gudaha iyo Dibadda.

 

Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta ee DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Jaamac Sifir ayaa sheegay in kulankii maanta go'aan lagu gaarey in 21-ka bishan Febraayo ay Xukuumadu tagto Wadanka gudihiisa.

 

Mr.Sifir wuxuu sheegay in go'aanka ugu dambeeya ay ka sugayaan Gudiga xaqiiqo raadinta ee ay u soo dirayaan Gobolada Dalka.

 

 

Canab Mumtaaz

SBC Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

well if c/y moves to baydabo then rest assured that two things will happen;

 

1) this government will split into two factions

 

one going to baydabo

 

and the second going to muqdisho

 

 

2) secondly the international community will return the begging bowl empty untill this these lot really function in muqdisho

 

 

it has become clear c/y has lost the "GIVE ME 20,000 CIIDAN" argument hands down, as he watched in horror his government flowing into muqdisho which was supposed to be a death trap and it became clear within the month c/y would be left alone in kenya with this nightmare scenario a possibility c/y has turned once again to the his first argument the one he lost while ago, to go to baydabo, oh dear oh dear. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Duke Baidoa first, cause you can easily bring there 30,000 Ethio troops there, you see this as a solution cause Yeey wants to walk with them towards banadir and surrounding regions. Whether this will be realised or not only time will tell, but for certain it will open a new chapter in the Somali Civil war..thanx to Yeey and his dreams & policy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

thanx to Yeey and his dreams & policy.

Juma as I said to you before, we dont need 30,000 Ethiopeans but we need a place where the government can build itself. Why rush to Mogadishu and risk destroying the progress made thus far. For 5 months this government has not got into any confrontation with a single clan. When it relocates it has to maintain this.

 

I remember old Carta and how Abdiqasin was involved in Kismayu against Morgan thus alianating the North East and then the episode in the Port when his supporters fought Aydeed Jr thus alianating the boys from Hobyo, which then cost him later on.

 

I dont get why those who cannot control the capital and who have failed for 14 years to do so are now blaming the government from not rushing in?

 

As for war in Banadir, Qaynyare, Aydeed, Geedi and Mohamed Dhere the soon to be appointed governor of Banadir all support the troop deployment, who will fight your supposed new civil war, the clan-courts and Inda Cade and his bandits? give us a break well ya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

duka

 

sxb i think this is great idea that the govenment moving to badio. one thing we all seen what happen to mr, mahdi, then qaasim. we don't want our nation to end up in cricle.

 

i belive this time our beloved president is make a very good plane.

 

 

..........................................

HORAA LOO YIRI GARI LABO QOF KAMA WAD QOSLISO :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Help me understand this somalis.

 

I was watching SKY news earlier this morning and their africa correspondent filed a report from Mogadishu. The people were upbeat, the parliamentarians were well received. Most of the warlords turned ministers have agreed they will cooperate with the government- and even sceptics like me were seeing positive developments.

 

So, why the change of heart in regards to abandoning xamar? Is there a hiding hand at work?

 

Baydhabo is a somali city, so is xamar, and I don't care where the capital city should be- but I see this move as promoting division.

 

As it stands today, only the "president" is afraid of mogadishu- and that would not be a reason enough not to relocate from Doofaarey!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Baydhabo yaa ugu horeeyo C/llaahi Yuusuf, aniga waaba yaabee? Mise its "neutral" clan-wise position uu isku haleynoyaa? It isn't even as safe as Xamar now, for it is equally ruled by four warlords {Xaabsade, Saransoor, Madoowe, Shaatigaduud and the upcoming et als}.

 

Yes, Itoobiya would try inay u qabato, but Reer Arlaadi ain't gonna be fooled again. They were first fooled by returning Siyaad Barre's militia. They were again fooled by Caydiid's Salbalaar. No more fooling game and "peace-loving community" label. Toogtaan laga barte laga badiye aa socoto, oo iyagii aaba qolo qolo iyo hebel hebel isku rifooyo.

 

Aw Cabdullaahi should stick with Xamar, and if he is that fuleey, ha iska dhigo jagada "madaxweynimada."

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, so reer Badoa would not want to host the Somali government even for a limited time?

 

It would be in their interest in economic terms as their battered city would develop again. As for Xamar what would it serve the government to be protected by clan millitia, what government in the world is protected by clan millitia?

 

Its important that the government establish theier police and defence forces first then go to Mogadishu.

 

Badoa is a Somali city, if its chosen then no one can talk about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Badoa is a Somali city, if its chosen then no one can talk about it.

Inda adeega! icon_razz.gif If it is "chosen", then I think Baidoites have every right to "talk" about it :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this