Sign in to follow this  
Dhubad.

Maamulka Somaliland oo sharci adag ka soo saaray af-lagaadada Diinta…

Recommended Posts

Dhubad.   

Maamulka Somaliland oo sharci adag ka soo saaray af-lagaadada Diinta…

 

Sida dad badani ay war hayaan Soomaalida ku dhaqan W/Galbeed, waxaa u caado ahayd in marka ay carroodaan ay u gefaan Diinta Islaamka, isla mar ahaanta ay meel ka dhac ku sameeyaan jiritaanka Diinta iyo Karaamada Nabiga (NNKH).

 

Iyadoo taasi jirto ayaa dhawaan waxaa Maamulka Somaliland uu soo saaray Sharci adag oo lagu sheegay in qofkii caaya Diinta, Rasuulkana meel ka dhac u gaysta uu muteysanayo lix bilood oo xarig ah, arrintaa ayaa markii ay soo shaac baxday waxaa yaraaday dhawaaqii ka soo yeeri jiray dibnaha dadka W/Galbeed, oo ku hadaaqi jiray had iyo jeer hadalo aan anshaxa suuban ku wanaagsaneyn.

 

Wasaaradda Ow-Qaafta iyo arrimaha Diinta oo ka duuleysa waajibka dadyowga Islaamka ka saaran ilaalinta iyo xaq dhowrka Diinta ayaa waxay ka digtay ku dhaqanka arrintan oo ay ka dhalan karto cawaaqib xumo iyo caro Alle, waxaadna dareemeysaa marka aad tagto goobaha Suuqyada iyo meelaha dadku isugu yimaadaan in dadku ay ka feejigan yihiin xanaaqa keeni kara in Diinta loo gefo, tiiyoo dabeecad ay qabatimeen ahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta waa good news and I support it. Hase ahaate hadda ka hor ayaan sheeko tan la mid ah maqlay oo markii dadkii lagu yiri iska daaya caayda diinta ayaa qaar waxaa laga maqlay ayagoo misna is ilaaliya leh haddana ku kacsantahay inay dhaheen...

 

.... War tii la xarimay xxxx ku sameyee

 

maxaaba dhowrsan dee, meeshi ku noqo sow ma ahan! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this