Sign in to follow this  
General Duke

Secessionists[SL] Recognition Western Gay Activists

Recommended Posts

me   

Originally posted by Ghanima:

I suddenly realised that I may have misjudged Juje; He found the perfect picture to answer this topic.

 

Emperor; I wish inaad weeyaatidid
:D

See the lol above.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

My Dear Ghanima, don't get misscarried away its only the politics section, sometimes things get quite controvertial :D

 

 

weeyaatidid

I missed that bit...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^What is so controvertial about this thread?? Homosexuals work in a variety of areas and control high positions the West. Therefore 3rd world countries will have to deal with such a people sooner or later. What they do in their private life is not an issue nor a cause for concern. Who cares. It is just silly that people think it will do any damage.

 

Don't worry when you reach there.. you won't miss that bit

 

Me lol thanks. funny read.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^OK, let's agree to disagree... I believe it's illogic, immoral and unislamic to work along side these men for either agenda or goal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by B_A_L_L_E_R_Z:

So beacuse Putulanders cannot beat somaliland in the war field, instead they write non-sense articles to keep themselfes amused...

 

 

guys these articles wont win u any wars, this is how u all end up ..lol

 

5175.jpg
Maxaabiis..lol

Is this what you call Prisoners Of War? These are local people rounded up for the camera.

 

maxabiis%20rpnd100.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lol the only way to get prisoners was to go to the bush and grap and amass geeljirayaasha... Pathetic indeed, the local people are terorrised, kidnapped and called POWs...

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Emperor would you please cease from living in the land of denial? Real men accepts defeat and remend their mistakes. But what you the defeated lots are doing here is show more of your weak and pathetic strugle of mudsliding the Somali Dignity.

Its someting known among the weak That when beaten on the real physical sence be it politically or militarirly they resort to name callings and stuff that any right minds wont buy.

 

Horta hadddi gacan lagaaga adkaaday ma afkaad ku ciil beeli.?

 

 

Just for you to see. The news below i found from From Jidbaale . A staunch Pro.Puntland mouthpiece. And Just see how they are wittingly admitting defeat. What about you emperor, General duke and others. Are you waiting to admitt when Coll. Cadhays is taken Prisoner? cause he is the only one remaining now. :D Cammmoon guys behave like real somali men.

 

 

Sidee U Dhacay Daqaalkii ka dhacay Gobollka Sool: Xaqiiqooyin Dhab ah

 

 

Jan 14, 2008 By:

Dhabansaar(Jidbaale)Sida badi lala socdo waxaa dagaal gaadma ah ay ku soo qaadeen deegaan Dhabansaar oo ka tirsan gobolka Sool aroortii hore ee maalintii Sabatida 13/01/2008 ciidamada jabhada SNM ee isir dagaalka iyo barakicinta ka wada gobollada SSC. Dagaalkaa oo ay soo qaadeen guutooyin ka mid ah ciidamada isku sheega Soomaaliland ayna hogaaminayee khaayimiin calooshood u shaqaystayaal ah oo u dhashay dadka iyo deegaanka duulaanka lagu yahay oo uu kamid yahay Mahad Canbaashe iyo Dalbac maxamded Adan Guul.

 

 

Hadaba waxaa layaab ku noqotay dad badan sida gacanta loogu dhigay taliyihii ciidanka iyo 27 ay kamid yihiin saraakiishii ka hoosaysay iyo ilaaladiisii iyadoo uusan khasaari badani dagaalkaasi keenin. Wariyeyaal ka mid ah Buuhoodle Media oo gaadhay goobihii dagaalku ka dhacay isla subaxaas ayaa baarintaan qoto dheer ku sameyey sida wax u dhaceen.

Sida ay noogu warameen qaar badan oo ka mid ah ciidamadii dagaalkaa galay ayaa u tibaaxay in ay jirtay khiyaanooyin badan oo qaar ka mid ah ciidamadu ay gacan saar hoose lalahaayeen calooshood u shaqestayaasha hogaaminayey ciidamada SNM ee soo wararay ceedamada xaq udirirka ee gobollada SSC. Waxaa sadex casho ka hor dagaalka isla ciidankan kala baxsaday gaadhi tikniko ah mid kamid ah ciidanka. Ninkaa oo lagu la cadeeyey inuu ka danbeeyey bixinta siro badan oo ciidanka.

 

Markii hirtii waaberi ay weerarka bilaabeen ciidamada isir tirtirka wada ayaa qaar ka mid ah ciidankii uu watay Cornel Dayr ay hareereeyeen taliyihii ciidanka oo ay xaga danbe xabadii kaga bilaabeen. Dhabar jebintan khiyaanada ah ee aan la filayn ayaa sahashay in taliskii ciidanka ay la wareegaan

calooshood u shaqaystayaashaa ciidanka kamid ah oo xiriir hoose la lahaa cadawga duulanka ah iyagoo halkaa gacanta ku dhigay taliyihii ciidanka Dayr Abdi iyo 27 kamid ah saraakiishii iyo ilaaladii markaa la socotay. Isla markaana ay ciidamadii duulanka ahaa dib uga baxeen goobtii oo la tageen taliyihii iyo ragii kale halkaan uu dagaalkii ku istaagay.

Dhacdadani maaha tii u horaysay ee sababta arimaha noocan oo kale oo waxaa la mid ah qabasashadii magaalada Laascaanood oo iyana ay qaar ka tirsanaa ciidamada Puntland ay xaga kale kasoo safteen oo ay baneeyeen aagoodii. Waxaase damiir xumo iyo wax laga xishoodo ah in dadka leh sifooyinka cadow u adeega ee garabka ku siinaya in cadowgu gacanta ku dhigo dhulkooda iyo dadkooda. Dadka ku kaca falalka noocan oo kale ah ayaa Waxay u muuqdaan dad aad u maan gaaban oo aan aragti dheer u lahayn cawaaqibka mustaqbalaka dhow iyo ka fogba ee ay keeni karta falalka ay ku kacayaan.

Xigasho:Buuhoodlemedia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is Red Sea & Northerner and all the religious secessionists?

 

NGOONG. I came across this article a few days backa nd found it quite ammusing.

 

Moscow_Pride_2007_Assualt%20on%20Peter%2

Secessionits new hero get ruffed up in Moscow

 

Now getting military support from Ethiopia, Uganda or anyone else, is it worse than getting gay support and hugging and housing them in Hargaysa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

G220.jpg

Sawirkani waa Mr Tyler oo lagu casuumay shir Soomaalidiidku sanadkiiba mar ay ku qabtaan Washington(Sopri), shirkan oo lagu casuumo saaxiibada Soomaalidiidka sida Mr Tyler, warbixin intaas ka badan oo ku saabsan shaqooyinka kale ee uu qabto Mr Tyler riix halkan. source

Share this post


Link to post
Share on other sites

G330.jpg

Sidoo kale waxa Soomaalidiidku ficilkooda Soomaalidiidnimo ku taageeray ninkan kale oo isna u olaleeya xuquuqda makhaaniida una dhashay wadanka UK, laguna magacaabo Peter Tatchell. Ninkan oo ku caan baxay xuquuq u raadinta makhaaniida aduunka, African Success Story waa maqaal uu dhawaan ka qoray maamulka Soomaalidiid isaga oo ku amanaya dimuquraadiyada heerka ay ka gaadheen.

Isku soo wada doob. Qoraxdii dhacdaaba qiso cusub ayey la timaadaaye, Soomaalidiid markii irid walba ee uu garaacayba dhag jalac loosiin waayay ayuu maciin bideen shakhsiyaadkan oo kaalin firfircoon kaga jira xuquuq u raadinta makhaaniida aduunka, qoraalku waxa uu intaas ku darayaa in maadaama ay Soomaalidu yihiin dad Muslim ah waa aynu lasoconaa mowqifka ay diinteenu ka qabto makhnuudnimada iyo halka uu dhaqankeena suuban ka taagan yahay., sidaas la ajligeed waxa aan talo ahaan u siinayaa walaalahay Soomaalidiid ee siyaasada guracani madax martay in ay ka foojignaadaan dadka magacooda isticmaalaya ee ku dhaqan dibada.

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^^

Saxiibo arrintan maad ka joogtid dan kugu ma jirte. How did it go, something like this I think Someone in a glass house should not throw the first stone.

Hadhow ha oran layma digin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by General Duke:

Moscow_Pride_2007_Assualt%20on%20Peter%2

Secessionits new hero get ruffed up in Moscow

 

Now getting military support from Ethiopia, Uganda or anyone else, is it worse than getting gay support and hugging and housing them in Hargaysa
:D
[/QB]

hahahaha Qosal badana! :D war Duke cadi ma ahaan :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this