Sign in to follow this  
Maaddeey

Fu'aad Shongole injured.

Recommended Posts

^^

I see you've sadly chosen to hide the true identity of this condemnation which was issued by Puntland's Culima in Garoowe. Thus, I hope you don't mind that I took the liberty of posting the actual source...

 

 

Garoowe:Culimada Puntland oo canbaareeyey qaraxyadii shalay.

 

Garoowe:(Allpuntland)-Culimada ugu caansan deegaanada Puntland ayaa canbaareyn & dhaliilidba isugudaray qaraxyadii shalay duhurkii gilgilay masjid weyn oo kuyaala suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho,waxayna culimada Puntland falkaas ku tilmaamay mid si xun loo abaabulay islamarkaasna diinta wax loogu dhimayo.

 

Culimadan oo warqoraala kasoo saaray magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa qoraalkoooda ku sheegey in falkaasi ay ka danabaysay maskax aan sifiican u fikirin,isla markaasna uu ahaa falkaasi mid ka fog diinta,dadnimada & Wadaniyada Ummada soomaaliyeed oo in mudo ah qiilqiil ku jirtay.

 

"Culimada Puntland waxay muujinayaan sida ay uga xunyihiin qaraxyadii shalay ka dhacay masjidka kuyaala Suuqa Bakaaraha,waxaanuna sheegaynaa in falkaasi uu ahaa mid wax loogu dhimayo Diinta islaamka,Shacabka Puntland-na waxay kawada simanyihiin eedaynta Xasuuqa & Gumaadka noocan oo kale ah"Ayaa lagu yiri Bayaanka culimada Puntland.

 

Midkamid ah culimada bayaankan soo saaray oo APL u waramay ayaa sheegaya in falkaasi uu yahay mid aysan ogolayn maskaxda saliimka ah,wuxuuse meesha kasaaray in falkaasi ay ka danbayn karaan dad diinta islaamka ku abtirsada,waxaana uu intaas ku daray in dadka soomaaliyeed xaaladoodu imika ay marayso meel khatar ah.

 

Culimada Bayaankan soo saaraya yaa ka koobnaa 22-Xubnood,waxayna kamidyihiin culimada magaca & Maamuuskaba ku leh deegaanada Puntland,waxayna kala ahaayeen sidan:-

1. Sh. C/qaadir Nuur Faarax

2. Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan

3. Sh.Daahir Aw Cabdi

4. Sh.C/naasir Xaaji Axmed

5. Sh.Xassan Xuseen Axmed

6. Sh.Axmed Daahir Xassan

7. Sh.C/waaxid Xaashi Xassan

8. Sh.Maxamed Macallin Axmed

9. Sh.C/qaadir Siciid Cali

10. Sh.Xassan Maxamed Ibraahim

11. Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf

12. Sh.Axmed Siciid Maxamed (Farax)

13. Sh.Aadan Maxamed Cigaal

14. Sh.C/rashiid Sh.Saalax

15. Sh.C/nuur Xirsi

16. Sh.Mahad C/laahi Maxamed

17. Sh.Axmed Faarax Garaase

18. Sh.Maxamed Axmed Faarax

19. Sh.Faarax Maxamed Cajab

20. Sh.Axmed Yusuf Daad

21. Sh.C/raxmaan Aw Ciise

22. Sh.Axmed C/samad

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

 

Maaddeey: horta adigu markay culimada Puntland cambaareeyaan falkii masaajidka ka dhacay, waad u riyaaqday oo waad ku raacsantahay; hadana waxaa qoraaladaada kale ka muuqqda naceyb aad Puntland u qabtid. Waa inaad ogaataa, reer Puntland iney yihiin dad Muslin ah, diinta ku dhaqma, Soomalinimada iyo midnimada ummada Soomaliyeed ka hor mariya wax kasta. Marka aan qoraalkaagi shalay aan dib ugu soo laabto ee ahaa Xarardheere oo aad tiri, Al Shabaab baa qabsaday, aadna jecleysatay iney Puntland ey dagaal geliyaan, maxaad ula jeedaa, haday arintaadu ahayn qabilkii oo loo cimaamaday?

 

Anigu waxaan kuu sheegayaa, ummada Soomaaliyeed, meel kasto ey joogto, waxay u baahantahay samaan iyo nabadgalyo--taasna waxay ku imaan kartaa, is-fahan ka dhasho dhexdooda; ee uma baahna in tekniko loo qaato ummad nabad ku nool, oo ey wax dhibaata ah oo ey wadaan eysan jirrin. Lana soco, awooda aad sheegaysid, oo aad leedahay Puntland ayaa lagu qabanayaa, mid ka weyn ayee leeyihiin oo waa dad is dhifaaci kara--yaqaanana waxay u dhimanayaan.

 

Anigoo hadalkii soo koobaya: Xal ma aha, qori iyo qarax iyo qac iyo quc in nabad lagu gaarayo. Nabadu waxay ku timaadaa, is-fahan iyo is-afgarad dhexmara bulshada dhexdeeda. Hada ka hor baa Sayid Maxamed waxaa laga hayaa inuu yiri,"Rag wuxuu walaalow aan is dayno uu ku dhaamo majiro". Marka Maaddeeyo, is-waalka iyo wareerka aad wadaan meel ku gaari maysaanee, caga dhigta! Soomaliduna waxay ku maahmaahdaa, "Ninkii soo joog laga waayaa, soo jiifsaa laga helaa". Maahmaah kalena waxay leedahay,"Nin aan kibir dilin, maroodi ma dilo".

 

Marka intaasoo xikmad soomaaliyeed ah, Alle haku solansiiyo... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yesterday it was warlords era where we had Caydiid, Ali mahdi, Caato and so on ........

 

 

now it is the religious pretenders ,,, Shabaab, Ahlusunna, Hizbul-Islam and so on .......

 

 

Tomorrow ?? ............ Allah yaclam laakiin it will be even worse ,,,,, waa hadii sidan lagu sii socdo ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Mr. Somalia, si akhyaarnimo ah aan u hadalno, haddii kale aan kala aamusno!, OK?.

 

Qofkii arka qoraaladeyda wuu garan karaa in yar oo qabyaalad ah ineysan igu jirin.

 

Hadalkaagan hadda miyaa dhab ah mise kii aad lahayd dadka Bakara deggan ha la laayo?, haddiise aad ka gil-gilaneyso in PL Shabaab qabsadaan sideed ku jeclaatay in Shacab masaakiin ah oo Alle hor taagan aad hala laayo tiraahdo? (Ogow xujo kuu noqon meyso iyaguba waa sameeyaan).

 

Ugu dambeyn waxan fahmi la'ahay bayaanka aan soo guuriyey isagoo sidiisa u qoran ee aad adiguna ALP ka soo guurisay isagoo extracts keliya ah eed i leedahay waa actual source!, goormeyse ALP actual source u noqotay Culimada?, teeda kale bayaanka oo sidiisa ah ka fiiri halgan.net & Somalimirror , waxaad arkeysaa beenta ALP!, hal meel oo 'Culimada PL' & 'Shacabka PL' uga qorantahay maleh!,waxa aan qariyeyse waa maxay? ugu yaraan 2 mar ayaan sheegay 'Culimada Garowe'& 'Culimada PL' posts-kayga kore! waxa la yiraahdaa:

الانتهاض لمجرد الاعتراض من جملة الأمراض

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey:

 

War ninyahow anigu ummad Soomaaliyeed oo aan waxba geesan in masaajid Ilaahay dhexdiisa lagu qarxiyo runtii waan kasoo horjeeda oo ruux Muslim ah ayaan ahay; laakin waxaan aaminsanahay, Fu'aad Shangoole iyo inta kale oo lamidka ah, oo dhibaatada ku haya ummada Soomaliyeed-- waxay geysteen ina laga gudo waan qabaa. Adiguna kuwaan ummada Soomaaliyeed dhibta ku haya ayaad difaac utahay-- marka saas darteed yaanu isku fahmi karin. :D

 

Also, dhowrka xaraf oo carabiga-ah oo aad meesha kusoo qortayna, ha umaleynin inaad dadka kaga cilmi badantahay ama aad diinta kaga xigtid toona.

 

And with that said, I'd like to conclude with this... :cool:

Diintu waa mid qura

Lama qaybin karo

Ninba suu u qabo

Uma qaadan karo

Qorshe weeye guud

Qalad aan lahayn

Qanac baan ku ahay

 

Waxay diintu qabin

Qaadirkeen na farin

Qool Rasuul ahayn

Naftood quusatiyo

Qarax haku dhiman

 

Qisadii Thamuud

Caad qoomul luudh

Qoomamkii la rogay

Aayaduhu qorayn

Wax ku qaadashee

Qasadkayd ahayd

 

Waxay diintu qabin

Qaadirkeen na farin

Qool Rasuul ahayn

Naftood quusatiyo

Qarax haku dhiman

 

Qudha oo la jaro

Dhiig Islaan la qubo

Qacdiyo qucdeer

Aan qaboobahayn

Qaxootiga nabadey

Qiil ma leh fitnadan

Qoosaskeeni rogay

 

Waxay diintu qabin

Qaadirkeen na farin

Qool Rasuul ahayn

Naftood quusatiyo

Qarax haku dhiman

 

Bulshoy qoriga qaad

Qabiil quutayaal

Qoorta ha u lulin

Qeerkaa ku dayo

Qarannimo u dirir

Nabadana quwee

Calakana qadari

 

Waxay diintu qabin

Qaadirkeen na farin

Qool Rasuul ahayn

Naftood quusatiyo

Qarax haku dhiman

 

Qaaradaada eeg

Bal duul quusatoyoo

Qarannimo ka tagay

Dalkoodi qaribay

Ubadkood qayiray

Qabiil iyo waxaan

Qaab aan lahayn

Isu qoomayaan

Oo qudhaa ahayn

Taariikhuhu ma qorin

 

Waxay diintu qabin

Qaadirkeen na farin

Qool Rasuul ahayn

Naftood quusatiyo

Qarax haku dhiman

 

p.s

Maaddey, oo hada ma waxaad diidantahay, bayaankaan iney soo saareen Culima Garoowe jooga? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Duf ku bax! :D , hadaan kuu afeefan lahayn maxaa iga bi'i lahaa!.

 

Carabiga aad fahmi weyday, sadarka ka korreeya akhri!, dhibkana jooji, haddaad wax kale heysidna la imow min fadlik wa ixsaanak. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Ninyahow, amaad gadaal bahasha ka edit-garaysay--waayo hadaayeeto si kale ayee u qornedee.

 

Calaaya kuli xaal; Culimaadaan aad hada bayaankooda aad kusoo qoratay meeshaan, waa culimo reer Puntland-ah-- Waxayna ka mid yihiin, dadka aad rabtay shalayto moryaanta cimaamadaha xiran oo rabshadaha ka wada gobollada dhexe, iney dagaal ku kiciyaan oo aad nabaddooda aad wax yeeshid.

 

Marka nimankaan marna ma ku jihaadaysa oo waxaad leedahay ha la weeraro, marna ma waxaad leedahay bayaannadooda ayaan ictiraafsanahay oo aan daabacanayaa? Anigu,waxaan kuu gula talin lahaa... inaad labo bugleynta aad iska daysid oo aad hal dhinac aad ku adkaysatid.

 

So, which is it gonna be? Culimadaan reer Puntland ma xushmayn doontaa, mise dhiig gooda ina la qubo ayaad u olol-leyn doontaa? :D

 

p.s

LOL @ "goormeyse ALP actual source u noqotay Culimada?" :D

 

Maaddeey, ma ogid miyaa iney ALLPuntland, wixii kuli fii cindi geel ku saabsan Puntland, Source iney u tahay? LOL.. :D

 

Laakin runtii ALLPuntland waa meesha moryaanta khabaarkeeda lagu soo qoro oo af hayeenka u ah Al Shababka. Marka, adiga iyo iyagaba waxaad isku kay dhantaan majiro.

 

Waa shabakadaadi ee haka cararin! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adigu ma dyslexia-aad qabtaa?, ceeb maaha in qalad aad gashay laga laabto!, 2da post een Kashafa kula hadlaayeyna ma edit-gareeyey?.

 

Inaad ALP oo been ka sheegtay bayaanka aad soo guuriso adoo heli kara sources kale oo bayaanka oo sidiisii ah soo qoray ma qabyaalad baa kuu geysay mise damiinimo?, haddaan 2 source oo kala duwan oo bayaankii ku wada yaallona hortaada soo dhigayna, weli ma sii jaq-jaq leedahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kashafa:

quote:Originally posted by Meiji:

This sad new chapter had been opened by the religious warlords of Alshabab.

 

Not long ago, they attacked a mosque in Basra (M.Shabelle) and killed 7 people who were inside the mosque praying. According to Al Shabab, it was a 'suffi mosque, where people were committing shirk''.

 

 

Illahay ah u naxaristo to the innocent.

Ash'hadu anaka ka'thaab-un-ashir. But naked lies are only to be expected from a graduate of the
School of Moor.yaan'nimo, with a specialization in
Dhil, Dhac, & Kufsi studies
.

 

AllAfrica is a news aggregator, not a news site...do you know what that means, yaa ahbal ? It collects anything africa-related and publishes it, no matter how bogus. The more web traffic it can draw, the more advertising dollars it earns. They probably pulled this fictitious story from waagacusub or Mushrikeen-News.com.

 

But you're kinda like Johnny-come-lately to the shameless lies game, waxaa kaaga horeeyay the sell-out Murji'ah scholars sitting in Garowe who remain silent and haven't issued any fatwa on the Bakaaro massacre. Apparently, these 'Holy Scholars' only have a green light to issue a fatwa when it's in the interest of Ethiopia and against the Mujahideen; as for worshippers being massacred in a mosque...nah, no biggie. It's just another day in the
fitnah
caused by the khawaarij. Qashin'kaas aa markaas sheeganaayo
theological legitimacy
, oh how very nice
smile.gif

 

So I'm not suprised. Naked lies are the tools of defeated, discredited men, be they sell-out scholars or secular-nationalists.
If you look closer, you'll see that the actual source of that story is Garowe Online.

 

I don't scream "LIES" or try to justify it when AMISOM shells civilian areas. You're trying too hard to believe in these guys.

 

In this life, we all have to take responsibility for our actions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Also, the government has condemned the Xamar mosque attack in very strong terms. When's the last time Shabaab condemned an attack on the government?

 

A twin bomb explosion that killed scores of people inside a mosque in Somalia ’s restive capital Mogadishu on Saturday has been strongly condemned by all warring sides involved in Somali conflict.

 

The attack took place inside a packed mosque in the main Bakara market, an area controlled by insurgent group Al-Shabaab.

 

The leader of Somalia's Hizbul Islam Islamist militant Sheikh Hassan Dahir Aweys said targets on worships are unheard off in Somalia but now seems to be getting its way into the country thanks to ‘foreign enemies’.

 

"Such attacks are well-known in Iraq and Afghanistan and they are new to Somalia," he said, denying any involving of his group, which broke ranks with Al-Shabaab in recent past.

 

The fragile UN-backed Somali government termed the incident as ‘new foreign barbaric phenomena’ that totally dints the historic Islamic culture of Somalis.

 

“ Somalia is not culturally known for targeting places of worship, this one is the most barbaric acts ever happened in our country and we are strongly condemning it,” Dahir Mohamoud Gele , Somalia 's information minister told reporters in Mogadishu .

 

The African Union Special Representative for Somalia , Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra condemned in the strongest terms possible the attacks and all attacks targeting public places especially those of worship such as the mosque

 

“Indiscriminate attacks on public places like today’s incident cannot be condoned. I, on behalf of the African Union would like to call upon all warring parties in the Somali Conflict to stop such barbaric attacks on innocent civilian population,” said Ambassador Diarra.

 

Sheikh Abdullahi Abdirahman Abu Yusuf Al-Qadi, a spokesman for pro-government Ahlu-sunna Wal-jamaa group, which is involved in bloody war with insurgents groups Al-Shabaab and Hizbul Islam described the act as a foreign terror campaign that is finding its way into the Somali society.

 

Al Shabaab movement blamed the attacks on foreign security firms operating in Mogadishu. The group is waging war against the UN-backed Somali government and its backer African Union troops.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

We should never discredit Alshabaab’s allegation that this act was the work of foreign intelligence. That could be true.

 

But the fact remains that alshabaab’s behavior in rejecting any dialogue with their fellow countrymen whom they disagree with, their techniques to use suicide bombing to blow up and ‘bakhtify’ (all courtesy is due to Keligii Muslim Kashafa) other Muslims, their attitude and mentality that they are the only legitimate entity in Somalia, all of that alshabaab shortcomings created an environment that is conducive for foreign exploitation. AMISOM is there because of alshabaab violence. In short, alshabaab did knowingly or unknowingly the heavy engineering that produced this cycle of violence.

 

But all is not lost, and Somalia's current status quo can still be reversed if Alshabaab and their supporters come to their senses and realize violence begets violence.

 

The second caravan has commenced from Garoowe, and Alshabaab and indeed all Somalis would better off to follow it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Maadeey:

 

Jacfar, Af Soomaaliga sow ma taqaanid?, la hadalkaaga damiinnimaaan ka qaadayaa ee i daa! (I'm serious).

Mada boowe. Aniga duray baa igu dhaca markaad boggan wax ku soo qortid ee iga daa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

LOL... :D

 

Jacphar, maanta nin khashiinnimo kufsatay ayaa ku leh, "damiinnimaan la hadalkaaga ka qaadayaa"? Wacade adduunyo gadoon weeye... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

If you look closer, you'll see that the actual source of that story is Garowe Online

Sherban, do you know who owns and runs Garowe Online ? The son of the current Ethiopian vicegerent in Garowe.(Cabdirahmaan Faroole). It has as much veracity as the National Enquirer.

 

Was this work of fiction to be found at, say, Hiiraan Online or Shabelle Media Network ?

 

Of course not.(find it if u can) Why is that ? Well, how about this: They employ actual journalists who practice actual journalism , which includes something called fact-checking and something else called verifying sources so that something as comical as "Al-Shabaab blow up mosque! Al-Shabaab ban bras! Al-Shabaab & pirates alliance! " doesn't make it to their website.

 

Naked lies are naked lies...especially when found at Garowe Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Please stop the high pitched whining and self righteous castigation of your betters, Kashafa!- and for once direct your vitriol appropriately, towards the men who almost "bakhtified" Fu'ad Shangole. If that doesn't give you the desired satisfaction: I'd suggest you consult a psychiatrist and whine to your heart's content-- even though, it will not further your overall quest of justifying religious deviancy in Somalia, but I can guarantee you'll walk away with a prescription that will, at the very least, help with the constant whining and b!tching about Puntland on this forum.

 

Good luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this