Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalilanders, Meet Your Ambassador to France

Recommended Posts

p1_400_02.jpg

p2_400_01.jpg

 

Paris(Qaran)-Waxa isi soo taraya hawl-galka Xafiis ka dhawaan laga furay dalka Faransiiska ee Somaliland furatay, kadib markii Safiirka loo magacaabay Maxamuud Saalax Nuur soo gaadhay caasimada Paris . Isaga oo waajibaadkiisa gudanaya wuxu la kumay bishii March 31'keedii 2008 Waaxda Afrika u qaabilsan Bari/Badhtamaha/iyo Indian Ocean ee Wasaarada Faransiiska , Ms Legal iyo xafiiska xidhiidhka (Somali Desk) ee Geeska , M.Thierry Caboshe .

 

Marka Hore iyada oo si diran loogu soo dhaweeyay Wasaarada Arrimaha Dibada , waxay labada dhinac isla soo qaadeen arrimo badan oo ay iskaashi ka yeeelan karaan , sidda luqada faransiiska looga hirgalinlahaa Somaliland , iskaashi dhinaca dhaqanka iyo waxyaabo kale oo badan .

 

Wakiilka Somaliland , M.Maxamuud Saalax (Fagadhe) waxuu u gudbiyay Waaxda Arrimaha Dibeda ee Faransiiska waaraqaha aqoonsiga ee uu ka waday dalkiisa , waxa kale oo ka mahad naqay sida diiran ee loogu soo dhaweeyay dalka France . Intaa kadib , labada dhinac waxay carabka ku dhufteen dhinacyada la rabo inay iskaashi buuxda ka yeelan doonaan .

 

M.Thierry Caboshe oo ah isu-duwaha-geeska Afrika oo dhawr dal uu qaabilsan Dawlada Faransiiska (sidda Somali Deska) ayaa isna dhinaciisa ka war bixiyay hawlaha mustaqbalka dhow ee Dawlada Faransiisku rabto inay ku talaabsato oo si gaar uu carabka ugu dhuftay Tacliinta Sare , dhaqanka iyo sidii looga furi lahaa Somaliland xidhidhka Alliance Française oo ah hirgalinta silsilida -af-barashada afka faransiiska , oo ah Hayad wayn oo ay faransiisku ku baahiyaan aduunka

 

Waxa ku weheliyay Wakiilka , M.Maxamuud Saalax , kulankaa lataliyaha Xafiiska M.Youssouf Karieh iyo Xoghayha 1aad M.Ali Ismaaciil .

Wuxu is-aragu ku dhamaaday heer sare oo is-afgarasho iyo qadarin leh ku dheehantahay .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOL hahhahah. This is almost as funny as your "Secessionistland airforce" thread. Wallahi you made my day with this comedy. Well done. Can't wait to share it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by somalipride:

LOOOOOOOOOOOOOOOOOL hahhahah. This is almost as funny as your "Secessionistland airforce" thread. Wallahi you made my day with this comedy. Well done. Can't wait to share it.

You're bitter

 

Let my people go.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mohamed Salaax Nuur (Fagadhe) is a true Somalilander and a statesman. He is one of the few Somalilanders that still command respect and admiration in the ever dog-eat-dog politics in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

"Meet Your Ambassador"

 

Jacayl, that sounds like a quote by Duke.
:D:D

He didnt have 'Exclusive Pics' in the title though :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

"Meet Your Ambassador"

 

Jacayl, that sounds like a quote by Duke.
:D:D

No it doesn't sxb ,,,,,,, it is an English word used by everybody.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this