Sign in to follow this  
Jabarjaan

Ethiopians already started harrasing us!

Recommended Posts

Taliyihii Ciidanka Dowlada KMG Ah Ee Gobolada Hiiraan Iyo Sh/Dhexe Oo Xabsiga La Dhigay

Baledweyne, 1/7/2007 - Sargaalkii hogaaminayey ciidanka dowlada KMG ah ee gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe, Col. Muqtaar Xuseen Afrax, ayey ciidan Itoobiya xabsiga u taxaabeen.

 

Col. Muqtaar ayaa lagu heystaa inuu ciidanka Itoobiya u soo gudbin waayey gudoomiyihii hore ee Maxkamadii Islaamiga aheyd ee gobolka Hiiraan, Farax Macalin, oo dhawaan ciidanka dowlada KMG ah ay qabteen dabadeedna ay sii daayeen.

 

Ilaaladiisii ayaa sheegtay in Col. Muqtaar ay ciidanka Itoobiyanku xabsi u taxaabeen, iyadoonan garaneyn meel lala aaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this