Sign in to follow this  
General Duke

TFG ready for any action by the COURTS..

Recommended Posts

Baydhabo: DFKGS oo sheegtay inay iska caabbin doonto weerar walba oo kaga yimaada Maxkamadaha.

Saturday, July 01, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Dawladda Federaalka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay iska difaacdo weerar walba oo kaga yimaada maxkamadaha Islaamiga .

 

Raysulwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka iskaashiga gobolka ee dawladda Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubbaa oo u waramayay saxaafadda ayaa wuxuu sheegay in dawladda Soomaaliya ay gacan adag ku qaban doonto cid allaale iyo ciddii isku dayda inay khal khal galiso dawladda Federaalka ee shacabku soo dhisteen.

 

Md: Buubbaa wuxuu si gaar ah u tilmaamay inay iska difaaci doonaan weerar kaga yimaada kooxaha maxkmadaha Islaamiga oo sheegay inay maamulkooda dalka oo dhan ku baahin doonaan.

:" Ma aqbali doonno in la isku dayo in maamulka Federaalka ah ee aannu dhisannay in lasoo fara galiyo" ayuu yiri Buubbaa oo u waramayay wakaaladda wararka ee AP.

 

Hadalkan kasoo yeeray Buubbaa ayaa kusoo beegmaya xilli uu waraysi uu bixiyay Xasan Daahir Uways ku sheegay in xataa maxkamadohoodu ay weerarayaan dawladda Itoobiya.

 

Dhinaca kale Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir kuxigeenka war faafinta Soomaaliya ayaa sheegay in dawladdu ay qabanayso shir deg deg ah oo ay ka yeelanayso arimaha maxkamadaha.

 

Dawladda Washington waxay ka walaacsan tahay in Soomaliya ay la mid noqoto meel ay ka taliyaan Taalibaankii mar ka talinayay dalka Afgaanistaan.

 

Cajal maqal ah oo uu jimcihii ay soo saartay Aljazeera ayuu ku sheegay Bin-Laadin inay wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan Maraykanka iyo is bahaysigiisa meel walba oo caalamka ka tirsan sida; Ciraaq, Afganistan, Soomaaliya iyo Suudaan.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

with the help of the Xabashis that is. Come on General, you couldn't say that few months ago when the TFG was sweating on its suits.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ I did not say anything, that was said by a mey anyone member of the TFG. As for your comment about a few months ago, when was this?

 

The TFG has never attacked anyone, nor has been under attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ninyahow haku cadaabtagin dowladdaan,,, and yaysan caadifad ku qaadin, qofkastoo danaha somaalia/soomaalis aan ka shaqaynay waa cadow, and obviously that is what this dowlad samaynayso waa waxaan unify-garaynayn soomaalis, and waxaan dan ugu jirin.

 

Markaan difaac xabashi ka doonanayaan, may wadahadal la sameeyaan dadka ay isleeyihiin way idinka soo horjeedaan, waa dowlad dib u heshiisiin ee maahan dowlad balo...

 

 

I c you post all kind of articles about this Yay government, hay no one is against dowladda laftirkeeda balse waxaa acceptable ahayd waxa ay ku dhaqmayaan. and you seemed to enjoy all the problems that is going on in muqdisho,, sxiib janjeerka iska daa, if one part of somalia has a problem the entire county will have a problem, however, ppl divide the country.

 

That is my two cents on this, period.

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

I support the TFG, I post many articles here to support the position I hold.

 

The TFG has a right to defend itself and its position against any entity in Somalia.

 

Ethiopia is an excuse, A/Yusuf is an excuse. Those who attack my position attack it becausse of clan.

 

Now bring something to the table, other than a few lines against my person, or the same silly excuses regarding "Ethiopia" and "A/Yusuf".. Something with more weight otherthan Dayniile.com..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sxiib warkaaga waa cad yahay, cidda aad support-garayso way caddahay. Me personally, waanka kawaynahay inaan halkan ku muujiyo taageero Qabiil, maxaa yeelay waxaan ogahay in uu qabiil meelna uu igaynayn, you on the other, waxaa kuugu jiro caadifad qabiil, waxaan ka warsugaynaa meesha uu qabiil ku geeyo sxb.

 

 

Intaa ayaa ku iri, that is it for me, markaygii horayba kuma garanayn haddana waxaan bartay waxa kuugu jiro, that is it, waxaan isugu imaanaynaa markii ay soomaalinmo ku gasho, iiguma baxdo inaan la haddo qof qabiil ku jirto sxiib, hakuu macaato.....

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by General Duke:

Now bring something to the table, other than a few lines against my person, or the same silly excuses regarding "Ethiopia" and "A/Yusuf".. Something with more weight otherthan Dayniile.com..

Even if I were to bring an elephant to occupy Duke's table, the man is so blinded that he may still not see the elephant and cry "now bring something to the table". smile.gif Illaa odeygii Cabdillaahi ahaa kursiga la soo fariisiiyo, wiilku indhihiisu maba furmayaan, tuf iyo taxliilna fibooyi ka qaadi maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo, excuse me but you have brought nothing new to the table. As dor supporting a clan, of course I support my clan, my mohters clan, my wifes clan, and my siblings clan. One can only imagine the beauty of it since they hail from all corners of Somalia.

 

The TFG, is an all inclusive entity, it is not based on one clan, the President, the capital, the armed forces are all from different clans.

No other organisation in Somalia has the legitimacy or depth in clan representation as in the Somali Parliment.

 

So unless you have an alternative to the warlords, single clan courts, then there is no argument.

 

Paragon: I really dont have the foggiest Idea what on earth you are talking about. Utter useless rubish borrowed from others here. Please construct some original sentences, that just wont do..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this