Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: TFG commander Somali Governemnt in control of Kismayu no one else

Recommended Posts

Saraakiisha DF oo beeniyay in ammaanka Kismaayo ay la wareegeen ciidamo Ethiopian ah.

 

Muqdisho, Arbaco 21 February 2007 Simba Radio

 

Saraakiisha Ciidamada Dowlada Federaalka KMG Somalia ee magaalada Kismaayo ayaa ku gacan seeray in ciidamo Ethiopian ah ay la wareegeen gacan ku heysta magaaladaasi.

 

K/xigeenka abaanduulaha ciidamada xooga dalka Somalia ee dhinaca taakuleynta Jeneraal Cabdi Mahdi ayaa Idaacada Simba u sheegay in hadalka sheegay in amamanka Kismayo ay la wareegeen ciidamada Ethiopian-ka uu yahay mid aan waxba ka jirin.

 

Jeneraal Cabdi Mahdi Cabdisalaan ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa Dowlada Federaakla KMG Somalia ay ku wada sugan yihiin goobo ka baxsan Kismaayo.

 

"Ciidamada Dowlada Federaalka waan ka bixinay magaalada Kismaayo kadib markii la sugaya ammaanka Kismaayo" ayuu yiri Jeneraal Cabdi Mahdi.

 

Ugu dambeyntii, Jeneraal Cabdi Mahdi ayaa sheegay in xaalada ammaan ee magaalada Kismaayo ay sugan tahay, isla markaana aysan jirin wax rabshado oo halkaasi ka dhacaysa.

 

Simba Media Center, Muqdisho Somalia

Email: simba@simbanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Obviosuly Shabbele Radio is getting pissed for the loss of their owner InadCade's former hold of Kismayu..

 

Jeneraal Cabdi Mahdi Cabdisalaan ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa Dowlada Federaakla KMG Somalia ay ku wada sugan yihiin goobo ka baxsan Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

KISMAAYO:-CIIDAMADA BOOLISKA EE DOWLADA SOMALIA OO LA WAREEGAY AMAANKA MAGAALADA KISMAAYO

 

KISMAAY: (Kismaayopost) 20-FEB-07 CIIDMADA BOOLISKA EE DOWLADA SOMALIA AYAA LA WAREEGAY AMAANKA MAGAALADA KISMAAYO

 

 

KISMAAYO (KP) Ciidamada booliska ee dowlada somalia ayaa la wareegay Saldhigga Booliska ee magaalada Kismaayo, ka dib markii magaalada laga saaray ciidamadii Militariga ee dowladda Somalia.20, Feb.07

 

Ciidamadan booliska ah ayaa sidoo kale la wareegay meelo ay ka mid tahay xabsiga magaalada Kismaayo, iyadoo meesha ay ka baxeen saldhigyadii ciidamada Militariga ay ku lahaayeen magaalada

 

Arintaan ayaa waxa ay ka dambeysay, ka dib markii ciidamadii Militariga loo kaxeeyay Xarunta tababarka Luglow oo waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.

 

Shalayna kulan adag ayaa waxa uu ku dhex maray magaalada Kismaayo Saraakiisha ciidamada booliska iyo kuwa Militariga oo aaqirkii isku raacay in amaanka ay la wareegaan ciidamada booliska inta tababarka uu ugu soo dhamaanayo ciidamada xoogadalka

 

 

abdifarjano

webmaster@kismaayopost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ugu dambeyntii, Jeneraal Cabdi Mahdi ayaa sheegay in xaalada ammaan ee magaalada Kismaayo ay sugan tahay, isla markaana aysan jirin wax rabshado oo halkaasi ka dhacaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So what?

I dont see any common thing i have with a Xabashi lapdog.

it doesnt change the sutuation on the ground.

 

kismayu is unstable.

 

and might erupt sooner or later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Yeah remember Cabdi Mahdi and Col. Koojaar being assassinated by Col. Afgadud?

 

Give it up Ahmad your family have been given a good share in Kismayo and they're happy only our gedo friends are a little bit upset, so I can't see what is troubling you.

 

The people of Afmadow are doing fine, give it up boy the game's up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

Originally posted by MKA Yoonis:

^Yeah remember Cabdi Mahdi and Col. Koojaar being assassinated by Col. Afgadud?

 

Give it up Ahmad your family have been given a good share in Kismayo and they're happy only our gedo friends are a little bit upset, so I can't see what is troubling you.

 

The people of Afmadow are doing fine, give it up boy the game's up.

The people of afmadow are against the ethiopians because they occupy their lands.

 

The game has just begun :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

duke and likes show me one post i defended Col Mahdi or Kojaar?

Do you confuse me with Horn.

another thing what share have we been given in Kismayu?

Plz elaborate.

And were we given the choice to choose our own leaders?

All are handpicked by Xabashi/US and their History record is appalling/disgusting .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this