Sign in to follow this  
Gabbal

Gen. Moorgan oo Kenya u baxsaday

Recommended Posts

Gabbal   

Gen. Moorgan oo Kenya u baxsaday

 

Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah oo aan kula xiriirnay khadka telefoonka ee Garrisa ayaa waxa ay allgedo u xaqiijiyeen in Gen Morgan oo wata hal gaari uu iska dhiibay tuulada Wadajir ee degmada Wajeer ee dalka Kenya.

 

Morgan ayaa waxa uu halkaasi soo galay ka dib markii looga awood roonaaday dagaalkii ka socday Jubbooyinka ee socday labadii maalmood ee la soo dhaafay, waxana la sheegayaa in ay Morgan ku wehliya tiro yar oo ciidankiisa ah iyo dhowr dhaawac ah

 

Axmed Maxamed aadan (Timajilic)

Allgedo Online

ahmedtimajilic@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this