Sign in to follow this  
General Duke

Suldaan Siciid Suldaan C/salaan meets with Puntland officials

Recommended Posts

Suldaan_sicid.jpgSuldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldan Maxamud Shire oo kulan la qaatay W/Maaliyada DG puntland

 

Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr maxamed cali yuusuf (gaagaab}Ayaa Qadasharaf gurigiisa ugu sameeyey Suldaan saciid suldaan c/saal suldaan maxamuud calishire oo kamid ah isimada sidaweyn loog qadariyo puntland,

 

 

Waxana martiqaadkaas ku weheliyey gudoomiyaha baarlamaanka puntland md axmed cabdi xaashi iyo ganacsato reer puntland ah,suldaan saciid suladan c/salaan ayaa waayahanba joogey magaalada bosaso,wasiirka maaliyadda Dr maxamed cali yuusuf ayaa waxaa uu ga mahad celiyey suldaanaka booqashadiisa uu kuyimid boosaaso isagoo suldaanku fadhiisu yahay magaalada hadaftimo ee gobolka sanaag,waxayna.kawada hadleen kashaqeynta nabadgalyada dalka kahortaga xaalufinta sada xun looguhayo meelo kamid ah gobolka sanaag bari iyo hirgalinta dhismaha Goloyaasha deegaamada ee golka sanaag bari.

 

Isagoo sheegey in maamulka puntland ay doonayaan in ladhiso goloyaasha deegaanka ee degmooyinka oo dhan silo hurumariy wadanka,Suldaanka ayaa waxaa uu aad ugu mahad celiyey wasiirka maaliyadda ee puntland,waxana uu sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay imaantigiisa boosaaso iyo martiqaadka wasiirka maaliyadda Dr maxamed cali yuusuf [gaagaab] iyo dadaalaka madaxda puntland ugu jirto hurumarka wadanka,

 

Gudoomiyaha baarlamaanka puntland axmed cabdi xaashi ayaa isna siweyn ugu mahadceliyey suldaanka iyo wasiirka maaliyadda ee puntland,

Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Proven that Sultan is in Puntland does not PROVE he is part of Puntland, He was in Hargaisa last month.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this