Sign in to follow this  
General Duke

Barre Hiiraale loots Dhoobley, many civilians flee

Recommended Posts

Maleeshiyada Col. Bare Hiiraale oo dhac iyo burbur u geystay magaalada Dhoobleey iyo dagaalo ka dhacay deegaankaas

 

Muqdisho:- Dagaal culus ayaa galabta ka dhacay magaalada Dhoobleey kadib markii ay magaalada maanta gelinkii danbe ay soo weerareen ciidamo uu wato Col. Bare Hiiraale iyo xubno kale oo kamid ah Isbaheysiga la baxay Samatabixinta.

 

Ciidamadan ayaa watay gawaari gaaraya 14 oo tiknikada ah waxayna markii ay magaalada Dhoobely soo gaareen bilaabeen in ay goobtaa ka qaataan 3 raadiyaasha fooniyaha ah ee ay lahaayeen ganacsatada magaalada.

 

Maleeshiyadan ayaa lagu soo waramayaa in ay jabsadeen qaar kamid ah bakhaarada ku yaal magaaladaasi ayagoo markaa kala baxay badeecad isugu jidha raashin, shidaal iyo shaagag. Dhacan ayaa keenay in sidoo kale dab la qabad siiyo 6 dukaan oo ku yaal bartamaha magaalada goobtaasi oo ay ka carareen dadkii shacabka ahaa.

 

Saacado kadib maanta saacadu markay ahayd 3dii duhurnimo ayaa waxaa magaalada Dhoobleey dhanka Bari kasoo galay ciidamo huwan ah oo ayagu iskood isku aruursaday kuwaan oo lagu sheegay in ay ka madax banaan yihiin ciidanka Gen.Morgan kuwaas oo markaa weerar ku qaaday maleeshiyada Bare Hiiraale oo lagu khasbay in ay magaalada Dhoobley isaga baxaan saacadu markay ahayd 4tii galabnimo iyo badh ayagoo dib ugu noqday magaalada Hosingoo.

 

Dhanka kale ciidamada Gen. Morgan oo ayagu horey uga soo gurtay goobihii xarumaha u ahaa ayaa maanta wax dagaal ah aysan dhexmarin dhanka Dooxada Jubba ee ku sugan deegaanka Buulo Xaaji.

 

Ciidamada Morgan ayaa ayagu dhanka Bari ee jidka Kismaayo uga soo gurtay xalay magaalada Hosingoo kadib markii ay goobtaa dhanka koonfureed kasoo galeen ciidamo dhabar jabin ah.

 

Gen.Morgan oo noo suurto gashay caawa in aan khadka taleefoonkiisa kula hadalno ayaa noo sheegay in ay hada ciidamadiisu aysan wax khasaaro ah kasoo gaarin weeraradii dhabar jabinta ahaa asagoo markaa sheegay in ay ******** ciidamada kusoo socday kadibna u baneeyeen goobihii ay horey ugu sugnaayeen.

 

Gen.Morgan ayaa sheegay in ciidamo laga keenay Marka iyo deegaano kale ay duulaan kusoo qaadeen.

 

Dagaalada ka socda deegaanka Jubbada Hoose ayaa malin walba is bedalaya ayadoo ay sii kordhayaan maleeshiyooyinka iskood isku abaabulaya ee dagaalkan ka qeyb qaadanaya, ayadoo dagaaladii maanta ka dhacay Dhoobley ay noqotay markii ugu horeysay oo ay maleeshiyooyinka dooxada Jubba si toos ah ulla dagaalamaan shacabka deegaankaas oo hada wada abaabul difaaca magaalada ah, sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah ganacsatada oo caawa dib ugu soo noqday magaaladaasi.

 

Shacabka ku dhaqan deegaanada Dhoobley, nawaaxiga Hosingoo, Qooqaani iyo Badhaadhe ayaa la sheegay in ay hada wadaan abaabul ay isaga difaacayaan maleeshiyooyinka Dooxada Jubba oo si weyn loogu eedeynayo dhaca iyo dilka ay u geysteen shacabka aan hubeysneyn gaar ahaan kuwii ku dhaqanaa magaalada Dhoobley oo ay maanta ka baro kaceen in kabadan 400 oo shacab ah.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Muqdisho, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidankii shalay soo galay Dhoobley oo ka kaxaystay afar baabuur oo shibil ah iyo Gen. Axmed Warsame oo la socday .. 18/9/04

 

 

Afartaas baabuur ee ay kaxeesteen waxaa ka mid ahaa baabur ay sarnaayeen Xamuul kana yimid Bu'aale.

 

Baabuurkaas ayaa waxa iska laha nin la dhaho Xuseen Cabdi . baabuurkaas iyo saddexda kaleba wixii saarnaa way la tageen.

 

Dhanka kale warar isa soo taraya ayaa sheegaya in Gen. Axmed Warsame uu la socday teknikadii Yuusuf Indhacade ee shalay gubay Dhobley..

 

Somalitribune.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Smith anybody can write what they want, this is the net. You are just repeating ku tidhi kuteen.

 

Gen. Axmed Warsame

Now if there's a man in Somalia, worthy of the rank "General", it is that man.

 

You must know he made history, by being the first and only man to have been awarded a parliament seat in the peace talks, while not having been there or even participating in the talks! That's how much he is worth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So no looting took place in Dhoobley, is that what you are saying? :mad:

 

Tell that to the people of that town that was looted by those criminals you champion, the same ones that occupy, Kismayu, Marka, Barava and are getting fat in the expense of the people.

 

As for Genral Warsame, he might be an idol to you but he is a useless warmonger who has shamed himslef by what happened in Dhoobley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

useless warmonger

Are you sure he is useless?

 

Wasn't it Cabdulahi Yusuf who said "General Ahmed Warsame is worth a 1,000 of my men"? :D

 

Morgan had better thank god there was Ahmed Warsame to stop Hiiraale, as Morgan would have been dead by now.

 

Second I can't say Dhoobley wasn't looted or not, but I'm not going to believe everything I read, especially from www.horseednet.com, which is a "Puntland" front.

 

I think it was your collegue Waryaa Dude who said he doesn't even read www.allpuntland.com, because he believes it is a propaganda front.

 

And of course which contradicts your believe that allpuntland.com is place of utmost truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What ever Abdullahi said about Gen Warsame dont mean nothing if he was there in Dhoobley..

 

Another thing maybe www.somalitribune.com

www.somaliweyn.com and www.midnimo.com are all Puntland fronts, now as well :mad:

Check them out, read between the lines and be very ashamed of what your noble kinsmen and their twins from Galgaduud did in your name.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Smith it’s was Yusuf Indhacadde who costs this problems in dhoobley the first few days of tihis war Barre Hiiraale got permission from beelaha and ganacsato reer muqdisho to defend him against morgan and co but gen morgan was to strong for barre hiirale and his forces it look like morgan will take kismayo within few days but reer muqdisho didn’t want lose kismayo at any cost that’s why they took part in this was yesterday and when they took part in this war they did immediate good breaking through morgans defends lines freed they captured mates and captured some morgans kinsmen

Morgan said always that Barre Hiirale was just Maqar sare barre hiirale prove it yesterday he claims to be the guddomiya but he looks more like Afhayeenka Dooxada Jubba give constantly interview to the BBC a leader must be in frontlines of the battle not in front of the mic morgans kinsmen

Morgan said always that Barre Hiirale was just Maqar sare barre hiirale prove it yesterday he claims to be the guddomiya but he looks more like Afhayeenka Dooxada Jubba give constantly interviews to the BBC a leader must be in frontlines of the battle not in front of the mic

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

but gen morgan was to strong for barre hiirale and his forces it look like morgan will take kismayo within few days but reer muqdisho didn’t want lose kismayo at any cost that’s why they took part in this was yesterday and when they took part in this war they did immediate good breaking through morgans defends lines freed they captured mates and captured some morgans kinsmen

Morgan said always that Barre Hiirale was just Maqar sare barre hiirale prove it yesterday he claims to be the guddomiya but he looks more like Afhayeenka Dooxada Jubba give constantly interview to the BBC a leader must be in frontlines of the battle not in front of the mic

:D:D If it makes Morgan's defeat any more nobel or graceful. :D:D:D

 

Who Morgan got beatened by is there for everyone to know. :D:D

 

Besides Yusuf Indha-cadde is not even the Jubba Regions, he is in Marka, and he has falsified reports that he participated in fighting or was even in Dhoobley.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this