Sign in to follow this  
SOO MAAL

Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Ayaa La Filayaa In Uu Gaadho Magaalada Xamar.

Recommended Posts

SOO MAAL   

Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Ayaa La Filayaa In Uu Gaadho Magaalada Xamar.

Warkii: May 01, 2005

Nairobi (Radiossc.com):-Warar aanu ka helnay Ilo-muhiim ah oo ku sugun Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS Muddane C/laahi Yuusuf Axmed inuu dhawaan tagi doono Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Safarkan ayaa wararku ay sheegayaan in uu ka dhashay kadib markii ay soo baxeen isku soo dhawaan dhaxmartey Xubnaha Labada Gole ee ku sugnaa Xamar iyo Raysal Wasaare Cali Max’ed Geedi.

 

 

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in Madaxweynaha ay Safarkiisa ku wehelin doonaan Xubno badan oo ka kala tirsan labada gole ee ku sugan Magaalada Nairobi.

 

 

 

 

 

Sidoo Kale waxaa maanta gaadhay Magaalada Muqdisho xubno ka socda Beesha Caalamka oo uu ka mid yahay Danjiraha Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr Deyid Bell iyo Wasiirka Xirirka Goboleedka ee Xukuumada Kenya.

 

 

 

 

 

Socdaalkan Madaxweynaha Soomaaliya ee la saadaalinayo inuu ku tago Muqdisho oo aan la sheegin xiliga iyo meesha uu ka soo degayo,ayaa hadii uu hir galo u muuqata in ayuu yaraaday khilaafkii ku dhexeeyey Xukuumada Federaalka ah iyo qaar ka mid ah Labada Gole.

 

 

 

Radiossc.com

 

Nairobi Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

GREAT NEWS MADAXWEYNHA AND XAMAR SOMETHING YESTERDAY I WOULD THINK NEVER HAPPEN.

 

XAMAR JUST NEEDS ALOT OF WORK THAT ALL.

 

WHAT PEOPLE FORGET IS XAMAR IS A BIG CITY AND PARTS OF THE CITY ARE MORE PEACFULL THAN ANYPART OF SOMALI AS A WHOLE AND THAT'S WHERE THE PRESIDENT WILL GO WITH HIS 10,000 ARMY HE WOULD BE SAFER BUSH. LOOOL OR LET US JUST HOPE SO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this