Sign in to follow this  
Recovering-Romantics

Al Shabab: We only take Orders from Osama Bin Laden and Aiyman Al Zawahiri

Recommended Posts

Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya oo sheegay in wax walba uga dambeyn doonaan Usama Bin Laden iyo Ayman Al-Dawaahiri.

 

Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Islaamiga Magaalada Kismaayo ee sida tooska u hoosa taga Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa wax aan macno laheyn ku tilmaamay shirarkii Dibedaha lagu qabto oo lagu taageero waxa uu ugu yeeray Dowlad ku sheeg ah, isagoona sheegay in dhankoodana ay wax walba uga dambeyn doonaan Hogaamiyaha Al-Qaacida Usama Bin Laden iyo Kuxigeenkiisa Ayman Al-Dawaahiri.

 

Gudoomiye Kuxigeenka Sheekh C/qani ayaa sheegay in aanay aqoonsaneyn Qaramada Midoobey iyo Kooxda Xiriirka Caalamiga (Somali Contact Group) isagoona dhanka kale sheegay in iyaga aqoonsan yihiin Usama Bin Laden iyo Ayman Al-Dawaahiri iyagana ay ugu dambeyn doonaan wax walba ayna Culumo iyo Hey'ado Caalami u yihiin sida uu hadalka u dhigay.

 

"Anaga cid aan aqoonsanahay ma jirto Qaramada Midoobey ma aqoonsani, Somali Contact Group ma aqoonsano, Bal waxaa aqoonsanahay oo aan la dhacsanahay Sheekh Usama Bin Laden iyo Ayman Al-Dawaahiri, iyagaana inoo ah Culumo iyo Hey'addo"ayuu yiri Sheekh C/qani Maxamed Yuusuf oo intaa ku daray in hadii ay yihiin Mujaahidiinta ay wax walba uga dambeyn doonaan Hogaamiyashaas waa sida uu yiri.

 

Sheekh C/qani Maxamed Yuusuf ayaa ku eedeeyay Dowladda Kenya inay abaabulo xoogan ka wado xadkeeda, kaasoo uu sheegay inay Ciidamo ku diyaarineyso, waxaana uu tilmaamay inay weerari doonaan sida uu hadalka u dhigay.

 

Gudoomiye Kuxigeenka ayaa sheegay in Dowladda Kenya, gaar ahaan Xildhibaanada ka tirsan ee Soomaalida ah ay doonayaan inay Ciidamo ku abaabulayaan oo ay ku soo dagaal qaadi rabaan Gobolka Jubada Hoose, waxaana uu tilmaamay in Ciidamo ONLF ay soo abaabulayaan.

 

"Waan weerari Kenya, waxaana gaari doonaan Magaalada Nairobi, waxayna diyaarinayaan Niman Murtadiin oo la yiraah ONLF"ayuu yiri Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Islaamiga Kismaayo, waxaana uu yahay digniintan tii u horeysay ee ka soo baxda Maamulka Islaamiga Kismaayo.

 

Hadalkan Kulul ee ka soo yeeray Maamulka Islaamiga Kismaayo ayaa ku soo beegmaya xilli dagaalo iyo colaado ka jiraan Gobolada dalka, iyadoona ay soconayaan abaabulo iyo diyaar garow ciidan oo ay wado Dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

Abdi Mohamed

garyaqaan77@hotmail. com

 

 

Source: http://www.jowhar.co m/main/news.php?read more=270

Share this post


Link to post
Share on other sites

These backwards people do not recognize the international community they do not recognize the African union they do not recognize the united nations or any international organization and they take orders from tora bora. somaliya way oo dhamatay..

 

maantay argagixiso isku aasseen .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Drop dead ? Say that's actually possible, what benefit would that serve ? If they all dropped dead....... what would happen ? Who would win ? What would be the fate of Somalia and the Somali people ? Oh, I get it. You're just airing your frustration. Venting miyaa ? You haven't actually thought this one through, have you ?

 

If wishing death on Mujahids actually worked.....Abdullahi Yusuf would not be vacationing in Yemen. And Daxlaan would not be on a 'prolonged visit' to the West Bank after Hamas crushed his forces in Gaza. And his CIA-trained militia would not be posing as underwear models after seeking political asylum from Israel, which treated them with deserving humilitation:

 

334914-1.JPG

 

By now, you should've learned that wishing death on your superiors(every sense of the word) is a failed strategy, abti. It does help alleviate frustration so give it a try every now and then when you hear news of the success of the Mujahideen.

 

You won't be the first to resort to wishing death on his superiors, after failing to cope with reality.

 

These backwards people do not recognize the international community

F the international community

 

they do not recognize the African union

F the African Union

 

they do not recognize the united nations

F the United Nations

 

 

Xaaji, how's that for being backward ?

 

They may not have taught you this in Secession 101, but um, Umada Soomaliyeed oo Xalaasha doesn't need validation or a 'stamp of approval' from anybody. Both middle fingers in the air, abti.(directed towards 'Beeshaa Caalam'ka', not you).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Alshabaab is truly losing the plot, not that any right thinking person in the world supported them in the first place. All these wild and outrageous claims (and deeds) -- intentions to liberate Alaska, Solomon Islands, Kenya, Ethiopia, exhuming dead saints, beheadings, stoning to death of raped little girls etc -- are acts of desperation. They've realized that they're going no where, that the Somali people have rejected them hence the need for distraction.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amarro lagu soo rogay Haweenka ku dhaqan degmada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan

 

Haweenka ku dhaqan degmada Buulaburde ee gobalka Hiiraan ayaa bilaabay cabasho ay ka muujinaya amarro ay ku soo rogeen Mas'uuliyiinta Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ee gacanta ku haya degmada Buulaburde.

 

Cabashada ayaa timid kaddib markii dhawaan Maamulka degmada Buulaburde uu sheegay in aan la arki karin haween aan wadan indhoshareer iyo xijaab isla markaana aan la ogoleyn in ragga iyo haweenku ay wada raacaan hal gaari, waxaana qaar ka mid ah haweenka oo la hadlayay warbaahinta tilmaameen in xijaabku wanaagsan yahay loogana baahan yahay haween kasta oo Muslimad ah, hase ahaatee ay ka codsanayaan maamulka degmada in aan qasab looga dhigin qaadashada indhoshareerka oo ay haweenku sheegeen in uu Sunno yahay.

 

Haweeney diiday in magaceeda la soo xigto ayaa u sheegtay HOL in ay la dhacsan tahay hab dhaqanka Maamulka degmada Buulaburde iyo qaar ka mid ah amarrada Shareecada waafaqsan ee la soo saaray, laakiin waxaa ay carrabka ku dhufatay in ay dhibaato ku qabaan go'aamada qaarkood sida mamnuucida isla raacida gaadiidka ragga iyo haweenka, mar haddii bey tiri aysan suurta gal aheyn in ragga ama haweenka midkood uu yeesho gaadiid u gaar ah.

 

Gaadiidka ka shaqeeya degmada Buulaburde ee ka baxa Magaalada Beledweyne ayaa hadda bilaabay nidaamka ah in ay kala fariistaan ragga iyo haweenka oo markii hore qaarkood la arki jiray iyagoo wada fadhiya hal kursi.

 

Waa markii ugu horreysan oo qeyb ka mid ah Gobalka Hiiraan laga soo saaro amarradan oo kale, waxaana inta badan si weyn u soo dhaweeyay go'aanka uu qaatay Maamulka degamda Buulaburde dadka shacabka ah oo u arka in ay tahay wax lagu farxo fulinta amarrada Alle sida qaadashada Xijaabka iyo in aysan isdhaxgalin ragga iyo dumarka.

 

Aragaana meelee gaaraan. "Dadka shacabka" soo dhaweeye la yaabanahayba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Kashafa Al-Shabab has become an obstacle for peace, how many more hundreds of people have to die every week for you to realise that? How many more hundreds of thousand of people have to flee for you to realise this? They are making more enemies than friends with their extreme behaviour, instead of building hospitals and schools they are destroying centuries old monuments considered very important by locals in places such as Kismayo, how could they ever reconcile the divided people of Somalia when they behave in such a disrespectful way?

 

They can't!! they lack diplomacy and plain respect for others. Our enemies will never stop putting fuel on our fire. Somalia has too many enemies while at same time it is currently in no position to repulse the tactics of these enemies. The way forward is to join the government and cleanse it from foreign influences from the inside out and rebuild infrastructure, the military, institutions etc(have you forgotten about these important things?), only then can we repulse our enemies, cause unlike countries such as Iran and N-Korea, Somalia has been in a civil war for over a decade and didn't enjoy the stability the aforementioned countries had before they put up a resistance against the influences and pressures of the West.

 

I don't want Somalia after a civil war to evolve into the situation of Afghanistan(if it hasn't already) where domestic and foreign militants, government soldiers and multiple Western armies are destroying what's left of the country including the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kashafa:

Drop dead ? Say that's actually possible, what benefit would that serve ? If they all dropped dead....... what would happen ? Who would win ? What would be the fate of Somalia and the Somali people ? Oh, I get it. You're just airing your frustration. Venting miyaa ? You haven't actually thought this one through, have you ?

 

If wishing death on Mujahids actually worked.....Abdullahi Yusuf would not be vacationing in Yemen. And Daxlaan would not be on a 'prolonged visit' to the West Bank after Hamas crushed his forces in Gaza. And his CIA-trained militia would not be posing as underwear models after seeking political asylum from Israel, which treated them with deserving humilitation:

 

334914-1.JPG

 

By now, you should've learned that wishing death on your superiors(every sense of the word) is a
, abti. It does help alleviate frustration so give it a try every now and then when you hear news of the success of the Mujahideen.

 

You won't be the
to wishing death on his superiors, after failing to cope with reality.

 

quote:

These backwards people do not recognize the international community

F the international community

 

they do not recognize the African union

F the African Union

 

they do not recognize the united nations

F the United Nations

 

 

Xaaji, how's that for being backward ?

 

They may not have taught you this in Secession 101, but um, Umada Soomaliyeed oo Xalaasha doesn't need validation or a 'stamp of approval' from anybody. Both middle fingers in the air, abti.(directed towards 'Beeshaa Caalam'ka', not you).
sxb the world doesent work like that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this