Sign in to follow this  
Sharif_seylaci

The somaliland demonstration of the century

Recommended Posts

MUDAHARAADKA KA DHACI DOONA DALKA MAREYKANKA BISHA MAY EE SANADKAN

 

 

Feb. 09, 2007

 

Waxa lagu dhawaaqayaa maanta in la bilaabayo dhaqdhaqaaq socon doono 14 wiig

oo lagu abaabuli doono BANAAN BAX weyn oo ka dhici doona dhamaan shanta qaaradood ee aduunka.

Ujeedda banaan baxoan waxay tahay sidii aqoonsi dibloomaasiyeed ay u hanan lahayd

madaxbanaanida Somaliland ay haysatay 16ka sanadood .

Nuxurka hawshanne waxay tahay in la dhiiri galiyo bulshada reer Somaliland ee

dibadda ku nool, sidii ay door weyn uga qaadan lahaayeen wacyi galinta iyo ku baraarujinta qadiyadda Somaliland

dadyowga ajanabiga ah ee ay la degan yihiin. Guddi ayaa lagu magacaabay Mareykan

oo matalaysa saddexda xisbi ee KULMIYE,UCID IYO UDUB oo horseed ka noqondoona abaabulka

banaan baxan ka dhici doona Washington D.C. bisha MAY, 18 ,2007. Guddigu waxay si

hufan ula shaqayn doonaan dhamaan bulshada reer Somaliland ee degan Maraykan si ay guul weyni

ugu soo hooyato wadankeenna aynu jecelnahay. Guddigan waxay kaloo si wanaagsan

ula shaqayn doonaan dhamaan bulshada reer Somaliland ee qaaradaha kale sida

ARICA, ASIA, AMERICAS,AUSTRALIA IYO EUROPE oo dhamaantood Banaan Bax ka samayn doona MAY, 18, 2007.

magaalooyinka ay degan yihiin Waxa aynu ilaahay ka baryeynaa inaynu mid noqono, oo isku duubnaano si aynu

hawalyarri ku gaadhno himilooyinkeena. Guul waxa leh Somaliland . Somaliland ha noolaato.

Hoos waxa ku qoran magacyada iyo teleefonada guddiga abaabulaysa banaan baxa carriga Maraykan:

 

 

1. AHMED SH. FARAH 202- 4313651

2. AHMED M. ADAN-DHERI 770- 286 0488

3. ANIIS ABDILLAHI ESSA 202- 460 0938

4. ASHA ADAN 651- 214 6583

5. BASHE ABDI YARE 404- 542 5024

6. HASSAN MOHAMOUD ABDI 614- 209 0575

7. KAYSE ALI GEEDI 336- 210 4149

8. MOHAMOUD ABDI KABATOLE 310- 415 3128

9. SAHARDID MOHAMED SHAAIR 614- 975 9934

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Shariif ibnu Haashimi binu Jeylaani binu Seylici, you forgot one demonstration to be held here in SOL on May, dat would be good idea pal, we need one person to represent SomaliLand's demo of recognition in SOL since SOL constitutes the 5 continents.

 

Jiritaanka reer banii Haashim waa muqaddas!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is allready recognized its good u put abdulqaadi al yelaani in my linage becous he as a spirutal chain with us the al hussenis

 

thanks and my nicname seylaci

 

Somaliland haa nooolato

 

 

Muhammad

The Caliph Ali ibn Abi Talib

Sheikh Hasan Basri

Sheikh Habib Ajami

Sheikh Dawood Taiee

Sheikh Ma'ruf Karkhi

Sheikh Sari Saqati

Sheikh Junayd al-Baghdadi

Sheikh Abu Bakr Shibli

Sheikh Abdul Aziz al-Tamīmī

Sheikh Abu al-Fadl Abu al-Wahid al-Tamīmī

Sheikh Abu al-Farah Tartusi

Sheikh Abu al-Hasan Hakari

Sheikh Abu Sa'id al-Mubarak Mukharrami

Sheikh Abdul Qadir Jilani

 

this is his actual chain

 

and this is his spritual chain

 

 

The Holy Prophet Muhammad

The Caliph Ali ibn Abi Talib

Imam Husayn

Imam Ali Zayn al-Abidin

Imam Muhammad Baqir

Imam Ja'far as-Sadiq

Imam Musa al-Kazim

Imam Ali Musa Rida

Ma'ruf Karkhi

Sari Saqati

Junayd al-Baghdadi

Shaikh Abu Bakr Shibli

Shaikh Abdul Aziz al-Tamīmī

Abu al-Fadl Abu al-Wahid al-Tamīmī

Abu al-Farah Tartusi

Abu al-Hasan Farshi

Abu Sa'id al-Mubarak Mukharrami

Shaikh Abdul Qadir Jilani

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tribal life comes automatically to an end when a primitive people begins to live in a town or a city, for sooner or later a tribal organization is found to be incompatible with life in a city.

Arthur Keith

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this