Sign in to follow this  
Emperor

Alshabaab's terror compaign against peaceful Somali cities

Recommended Posts

Emperor   

The sick and killer tactics of hit-run compaign that saw high innocent fetalities and Mogadisho descend into chaos is being tried and employed in other peaceful cities of Somalia such as Baidoa, Gaalkacyo and others. What is the point of planting road side bomb, firing rockets and assasinating Somali officials if you run and can't hold position.

 

Why apply such henious destructive and merciless tactic that failed in Mogadishu to these peaceful cities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Ciidamada amaanka magaalada Gaalkacyo oo maanta fashiliyay bambaano lagu aasay meel aad ugu dhow xarunta madaxtooyada.

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamadu ay maanta soo saareen bambaano lagu aasay meel aad ugu dhow oo dacalka ku heysa xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo.

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamadu ay maanta soo saareen bambaano lagu aasay meel aad ugu dhow oo dacalka ku heysa xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo.

 

Ciidamada ayaa bambaanadaa soo saaray,iyadoo sidoo kalana ay gacanta ku dhigeen ruuxii dhagar qabaha ahaa ee bamkaasi aasayay,kaas oo haatan lagu hayo xarunta dambi baarista ee magaalada gaalkacyo.

 

Shalay ayay ahady markii ciidamada amaanku ay magaalada Gaalkacyo ku qabteen wax-yaabo qarxa oo aad u fara badan oo la damacsanaa in loo adeegsado sii kicinta xaaladaha amaan daro ee magaalada Gaalakcyo,waxaana arrimahan oo dhami ay kusoo beegmayaan iyadoo magaalada Galakacyo uu ku sugan yahay madaxweynaha maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland General maxamuud Muuse Xersi “Cadde”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Baydhabo: Weeraro ka dhacay Magaalada Baydhabo oo ay sheegteen Al-Shabaab.

8. juli 2008

 

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa xalay waxa ay Duqeyn ba'an ka geysteen Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ,sida ay sheegayaan Wararka halkaasi ka imaanaya.

 

Weerar loo adeegsaday Bambo gacmeed ayaa lugu tuurey Hoyga Taliyaha Nabadsugida Qaranka qeybteeda Magaalada Baydhabo ,waxaana weerarkaasi uu dhaawac kasoo gaarey Xaaskii Taliyaha ,inkastoo aysan taliyaha waxba soo gaarin.

 

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo & Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ayey sheegteen Al-Shabaab in ay duqeymo ka geysteen ,ayagoo sheegay in ay weeraradaasi uga dan lahaayeen in ay muujiyaan Awoodooda ku aadan in ay ku dhow yihiin Magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka Soomaaliya.

 

Ciidamada dawladda Soomaaliya & Kuwa Itoobiya goobo ay leeyihiin ayaa weeraro sidoo kale lugu qaaday ,mana aysan jirin jawaab ay bixiyeen ciidamada dawladda Itoobiya & Kuwa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Warar hoose oo ka soo baxaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay Magaalada xalay soo galeen Kooxo Maleeshiyo ah oo ka soo jeeda gobalkaasi ,markaasna amar ka helaysa Qaar ka mid ah Hogaamiyaasha ururka Al-Shabaab.

 

Weerarada ay qaadaan Al-Shabaab ee lala beegsaday Garoonka ,Madaxtooyada & Guriga Taliyaha nabadsugida Qaranka eeqeybta Baydhabo ,waxa ay ku soo beegmaysaah xili aysan Magaalada joogin madaxda dawladda Soomaaliya & ayadoo 24 saac ee lasoo dhaafay Magaalada la dhigey Cadud milateri oo fara badan taasna lugu macneeyey fadhi baarlamaan oo halkaasi ka dhacaya ayna ka qeybgalayaan raysalwasaare Nuur Cadde & xubno kale.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Baydhabo oo ay duqeeyeen kooxaha Dowlada kasoo horjeeda

Baydhabo(HR Media):- Magaalada Baydhabo ayaa maanta xaaladeedu tahay mid degen kadib markii xalay ay halkaasi madaafiic ku dhaceen qaar kamid ah xarumaha Dowlada ee magaaladaasi ku yaal.

 

Madaafiicdan ayaa lala beegsaday xarunta Madaxtooyada iyo Airporka magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Dowlada Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya.

 

Weeraradaasi ayaan la aqoon in ay jiraan cid ku dhimatay balse waxaa la xaqiijiyey tiro kamid ah ciidamada Dowlada oo la dhigay xarumaha caafimaadka kadib weerarkaasi loo adeegsaday hoobiyaasha.

 

Weerarkan ayaa muujinaya dhaq dhaqaaq xoogan oo ay kooxaha dowlada mucaaridka ku ah ka wadaan gobalka Bay ayadoo ay horey u qabsadeen kooxahaasi degmooyin kamid ah gobalka Bakool.

 

Kooxda Al Shabaab ayaa ayadu sheegatay in ay weeraradaasi ka danbeysay ayadoo ku hanjabtay in ay sii wadi doonto weerarada noocaan ah ee ka dhan ah ciidamada itoobiya iyo dowlada Soomaaliya.

 

Weerarkan ayaa lagu soo beegay xili ay magaalada ka socdaa kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo fadhigiisu yahay magaaladaasi.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^Neither do you!

 

don't be ****** and childish, saxiib, they are at war and they will attack their enemies, just as they attack them!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Attacking an enemy is different from Landing rockets or planting a roadside bomb... what is this news below...

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamadu ay maanta soo saareen bambaano lagu aasay meel aad ugu dhow oo dacalka ku heysa xarunta madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo.

 

Ciidamada ayaa bambaanadaa soo saaray,iyadoo sidoo kalana ay gacanta ku dhigeen ruuxii dhagar qabaha ahaa ee bamkaasi aasayay,kaas oo haatan lagu hayo xarunta dambi baarista ee magaalada gaalkacyo.

 

Shalay ayay ahady markii ciidamada amaanku ay magaalada Gaalkacyo ku qabteen wax-yaabo qarxa oo aad u fara badan oo la damacsanaa in loo adeegsado sii kicinta xaaladaha amaan daro ee magaalada Gaalakcyo,waxaana arrimahan oo dhami ay kusoo beegmayaan iyadoo magaalada Galakacyo uu ku sugan yahay madaxweynaha maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland General maxamuud Muuse Xersi “Cadde”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

It isn't going to work this time, these cities are a lot smaller than Mogadishu and will have no where to hide and no sympathysers, sooner than laterthey be caught and brought to justice....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^The above is ambigous and we don't know if it's true or who was behind it( just pure speculation). The other story you posted is a weerar on the Xabashis and their SOmali footsoldiers: what terror campaign against peaceful cities are you talking about? Waa rag, rag la dagalamay! Waad iska hadlaysa ninyow. In case you didn't know: there is a war going in Somalia!

 

Xabashis troops attacked a peaceful Somali city, attempted to forcefully set up a base and shot dead two innocents in the middle of the town( for no reason). That is why I would call a campaign of terror, good thing that the resistance of Guriceel and Mataban made the Xabashis run like those Ethiopian marathon runners! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Whether you laugh for it or love it, hit-and-run tactic isn't gona get you far, I have no problem with laba ciidan fighting against each other but the attack on Biadobo wasn't that, the Somali web news report that rockets were fired from the city to the Presidential palace and Parliament HQ... Alshabaab spokesman Mansur Robow claimed to being behind the attack. He's no where to be seen and running around the bushes like a headless chicken, when the troops went to where the rockets was fired from found no one but some random people rouming around, how do you expect the troops will behave next, tell me if anything different to what happened in Mogadishu. Why hide or launch an attack behind woman and kids in urban areas of the city? It shows the movement's agenda, drawing innocent blood into this conflict and seeing as many Somali deaths as possible, knowing that they can't and have no enough power to take and hold the city of Biadoa or Galkacyo, why launch an attack from inside the city or initiate a bomb compaign in Galkacyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^ There was open warfare only last week in the central regions and the Xabashis army ranaway :D As for the incident in this thread: it's called guerilla warfare, la soco, am ooy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

First let me say to you my younger bro Emperor good to see you around and still writing on sol. I decided to take a break from sol for my own goods but iam back know.

 

mr emperor where ever the occupier's are has to be attack and destroied. alot cities have been freed at moument. and inshalalaah soon somali soil will be freed. the great hero The quote of Sayid Muxamed has said "I wish to rule my own country, and protect my own religion; we have both suffered in battle. I have no fortes, no houses, no cultivated fields, no silver or gold for you to take; all you can get from me is war, if you wish peace go way from my country to your own. "

 

 

so we will be fighting as long as the xabshi is in ourland. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

@ Emperor, Wali waad iska hadleysa, ninyow. Using mothers, iyo children iyo innocents:

 

aniga waxaasi iyo sheekooyinka la midka ah, ima maraan. No innoncents were killed, civilians weren't attacked: xabashi and their footsoldiers where attacked by their enemies. If you want to cry for them, go ahead, lakin nagada propoganda like, " terror campaign", " hiding behind innocents", " Women and children"! Maybe you could have used that argument when the Ethiopians first came, but given the amount of rape, torture and insult they caused to our people/religion: you have no moral grounds to lecture about innocent women and children! The women and children Wa kuwaad Xabashida u fasaxday to detain, torture, humilate and rape them!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this