Sign in to follow this  
Jacaylbaro

BINALAND STATE OF SOMALIA

Recommended Posts

Maanta oo ay taariikhdu tahay 10kii bisha june 2008 Maamul goboleed cusub oo aan ugu magac darnay (BINALANDSTATE OF SOMALIA).

 

Mudo badan kadib uu shir hosaad usocday qaybaha kala gadisan ee besha ismaaciil saleeban waxaa ilaah mahadii ah in ay maanta beshu si buuxda ugu suurta gashay in Ay samaysato maamul, maamulkaas oo ka shaqaynaya danaha guud ee dalka iyo Dadka reer binaland,maamulka cusub waxuu maamul u yahay sadex degmo oo Kamid ah gobolka bari iyo 48 tuulo iyo dhul baxadiisu tahah 730km² iyo bad aad u Dheer oo ku wareegsan dhulkaas maamulka loo magacabay maamulka cusub waxaa caasimad ku meel gara unoqonaysa Raasa bina city

 

ujeedoonyinka maamulkaan cusub loo magacabay ayaa waxay tahay kadib markii maamulka puntland uu ka gaabsaday howlihii losoo magacabay 1998 ee belaha walalaha ay u magacowdeen uu wax ka qaban waayey howlahaas oo ahaa amniga Dalka,caafimaadka,waxbarasha iyo in uu qofkasta oo puntlander uu helo xuquuqdiisa Nasiib wanaag intaasba maamulka waa ka gaabsatay oo maamulka waxuu ku Sifoobay musuqmaasuq iyo dana gaara sidaa darteed markaan arag xalku suu yahay Ayaan waxaan goaan sanay inaan maamul madax banaan aan usmaysano degaanka Ay beshu leedahay si uu maamulku u ilaaliyo bad iyo biri inta beshu degto qof kastoo muwaadinana uu maamulku dhowro xuquuqdiisa u dalka ku leeyahay waxaan ka codsanaynaa jaaliyadaha dibad ee besha in ay maamulkooda tageran dhulkoodana ay maalgashadaan.

 

maamulka cusub waxuu hoostagayaa Dowlada federaalka somalia

 

maamul goboleedku waxuu ka kooban yahay laba gole:

 

Golaha xukuumada

 

Golaha barlamanka

 

Golaha xukuumada waxa si ku meel gara usoo dooranaya golaha barlamanka ,

 

Golaha barlaamanka nabadoonada besha kadibna waxaa saxiixaya beeldaajaha

 

golaha barlamanka tiradooda waa 35 mudane waxaana soo dooranaya nabadoonada mudo bil gudaheeda ,

 

Doorashada madaxwaynaha BINALAND STATE waxay dhacaysaa 10.SEP.2008

 

waxaan ka codsanaynaa beelaha somaliyeed ee gar ahaan beelaha aan jaarka nahay waxii dhib iyo dheef nasoo kala gaara maanta laga bilaabo waxaad kala xajoonaysaan maamulka cusub.

 

 

Afhayeenka maamulka BINALAND STATE OF SOMALIA

 

 

Mudane:Sadam cabdi mudalib

 

Email:sh.sadam@hotmail.com

 

 

Wabilahi Towfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Yaa qashin isku soo aruuriyay! :D

 

On a serious note, this belong to the joke seciton waryaa JB.

 

But I like the signature and the author: SADAM BIN CABDIMUDALIB, it really is funny :D

 

 

PS: There is sub-clan name mentioned in the article, you may edit it...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this