Sign in to follow this  
Kamaavi

Baarlamaanka DKMG ah oo doonaya in Kenya xarkaha loo jarro

Recommended Posts

Kamaavi   

Wax noqonaya talaabadii ugu horeysey oo ay dhanka wanaagsan u qaadaan xildhibaanada DKMG ah ayay kusoo saareen mooshin ay baarlamaanka hordhigayaan kaasoo lagu doonayo in dowlada ay xariirka dublumaasiyadeed u jarto dowlada Kenya, balse?

 

 

In ka badan 40 xildhibaan ayaa qoraal ay ku saxiixanyihiin kusoo bandhigey Xamar iyagoo doonaya in baarlamaanka la geeyo oo laga doodo, dowlana lagu qasbo in ay xariirka u qarto dowlada Kenya sababtuna ay tahay howlgalkii Soomaalida lagu beegsanayay ee dhawaan dalkaasi ka dhacay, kana socda wali.

 

 

Waxay kaloo doonayaan in Kenya ay raali galin ka bixiso wixii dhacay.

 

Sidoo kale waxay doonayaan in hey’adaha gargaarka ee Soomaaliya qaabilsan in xarumahooda ay ka raraan Kenya, una guuraan dalalka jabuuti iyo Uganda.

 

 

Wallow aysan u badneyn in dheg jelaq loo siiyo dalabkaasi layaabka la leh, waxay su’aasha ka taagantahay DKMG ah ma maarantaa saaxiibkeeda koowaad ee garabka u ah? In xariirka loo jarro Kenya maxaa kaga lumaya Kenya oo ay ku weeyneysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Miyeena haboonaan lahayn ayagoo barlamaanka soo hordhiga in xilibaanada dowlada marduufka jaadka loo weeyneeyo dowlada kenyana laba-laabto soosaarista jaadka sidaa ayaa malaha udhaami lahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this