Sign in to follow this  
Xaruuri

Siilaanyo: Duqu Wali Ma Daalin Miyaa?

Recommended Posts

Xaruuri   

Waa gabay ah farriin Rayaale u dirayo Siilaanyo. Waxa uu Jawaab u yahay mid hore oo uu Siilaanyo farriin ugu soo gudbiyay. waa Kan:

 

1.Siilaanyow ninkii daacad wada, Daayinkaa jecele

2.Malagyada dushaa joogabuu, kala dardaarmaaye

3.Kolkaasaa dadkiisuna kalgacal, wada dareemaane

4.Dulmi iyo xumaan kay qalbiga, kaga daguugnaato

5.Oo uurka daxal dhaanshey iyo, doog aan ka go’ahaynin

6.Rabbi waw darraadaa dadkuna, waa ka didayaane

7.Nin hadduu duqoobo in badan, dunida soo joogay

8.Dembi weyn hadduu galay hadduu, diinta ka habaabay

9.Dahab iyo hadduu doonyo dhacay, ama dad soo laayey

10.Dawadiisu waa toobad dhaba, oo dantiisa a' he

 

Read the entire poem here;

 

 

http://wardheernews. com/Articles_09/June /09_duqii_siilaanyo_ hirad.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jacayl bro, why its nonsense. This seem to be well composed gabay. Mise sheekadu waa blood is thicker than water smile.gif Qabyaaladi kululaa xittaa Buuraha Sheekh laftay ka gashay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqu Wali Ma Daalin Miyaa?

Xageed ku aragtay siyaasi African ah oo daala ,,,, nasiib baabay leeyihiin hadaanay xabaalaha ka soo bixine ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Waaheen   

Gabayga Daahir Siilaanyo u mariyay waa tayo fiican yahay, xaqiiqo door ahina way ku jirtaa, lakiin Kan kale ee ku link gareysani gabay ma'aha ee waa cantarabqash.

 

Waaheen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this