Sign in to follow this  
Jacaylbaro

UK Minister Delegation Arrive Somaliland

Recommended Posts

Hargeysa (Somalilandnation)- Wasiirul dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Dalka Ingiriiska isla markaana u qaabilsan Dawlada Ingiriiska Dalalka Barwaaqo Sooranka iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka abaaro 9:30 subaxnimo Madaarka Cigaal International ka soo degay.

Wefdiga waxa Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirada Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale , Duulista iyo Hawada Mudane Cali Waran Cade , Arrimaha Gudaha Mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cirro, Maayarka Hargeysa Eng Jiciir iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Xukuumada Somaliland

 

Intaasi ka dib waxa wefdiga loo soo qaaday dhinaca Madaxtooyada Somaliland , halkaasi oo uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ku qaabilay Xafiiskiisa.

 

 

wasiirul%20dawlaha%20ingiriiska%20iyo%20

wasiirul%20dawlaha%20ingiriiska%20iyo%20

wasiirul%20dawlaha%20ingiriiska%20iyo%20

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa (Qarannews)- Wasiirul dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Dalka Ingiriiska isla markaana u qaabilsan Dawlada Ingiriiska Dalalka Barwaaqo Sooranka iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka abaaro 9:30 subaxnimo Madaarka Cigaal International ka soo degay.

Wefdiga waxa Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirada Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale , Duulista iyo Hawada Mudane Cali Waran Cade , Arrimaha Gudaha Mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cirro, Maayarka Hargeysa Eng Jiciir iyo Saraakiil sare oo ka tirsan

Intaasi ka dib waxa wefdiga loo soo qaaday dhinaca Madaxtooyada Somaliland , halkaasi oo uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ku qaabilay Xafiiskiisa.

 

Ma aha markii u horaysay ee wafti noocan ahi ay tagaan dalka Somaliland, waxa hore u booqatay magaalada Hargaysa xoogahayaha arimaha dibada u qaabilsan qaarada Afrika dalka Maraykanka iyo iyada oo uu hore isna u booqday wasiiru dawlahaii hore ee Ingriiska u qaabilsanaa dalka Afrika, sideedaba waxa baryahan danbe ku soo qul qulaaya Somaliland madax kala gadisan oo ka kala socda caalmka iyada oo aan qaarkoodna aan la shaacinin inta badan, kuwaasi oo aad ula dhacsan gooni isu taaga Somaliland xiligani.

Xiligan ayay bulshada caalmaka khasab ku noqonaysaa in ay il gaar ah ku hayaan nabada iyo horumarka ka hana qaaday Jamhuuriyada Somaliland, taasi oo xiligan ay geeska Afrika ka holcayaan colaado soo daashaday iyo kuwo hor leh oo ka dhex qarxay wadamada Jabuuti iyo Eritrea, taaso oo ay xaqiiqdu tahay in Somaliland tahay dalka qudhaata ee geeska Afrika ku yaala ee aanay wax colaado ahi ka holcaynin ama aan dalkale dagaal kula jirin , isla markaasina ay tahay in bulshada caalmku ay siiyaan aqoonsi deg deg ah oo lagu sii xoojiyo amaanka iyo horumarka Somaliland isla markaasna ay Somaliland ka qayb qaadato dajinta iyo xalinta khilaafaadka ka taagan geeska Afrika, waxana hubaal ah in Somaliland leedahay khibrad ay ku damin karto colaad ageeska Afrika taasi oo ay hada u taag iyo maaro laayihiin bulshada caalamku.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeisa (QRN)-The Minister of State at the Foreign and Commonwealth for African Affairs, Mr. Kim Howells MP and his delegation arrived this morning at Egal International airport. The delegation met with the President of Somaliland, Mudane Dahir Rayale Kahin at the Presidency in Hargeisa.

 

At the meeting with President Rayale, the British delegation led by Mr. Kim Howells discussed issues of interest to both nations and the relationship between Somaliland and the United Kingdom.

 

The delegation was met at the airport by the Somaliland Foreign minister, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, Home Affairs minister, Mudane Abdillahi Ismail Ali, Civil Aviation minister, Mudane Mohamed Ali Warran'adde, the Mayor of Hargeisa, Mudane Hussein Mohamud Ji'ir, and senior protocol and security officials from the Somaliland government.

 

The British delegation led by Mr. Kim Howells met with members of the Somaliland government, opposition parties, parliament, the national elections commission and members of the civil society during their short visit to Somaliland.

 

This is not the first visit by a senior British minister to Somaliland, Lord Mullins visited the country in 2004 whilst African Affairs minister at FCO. There was also a visit by a cross-party British parliamentarians led by Mr. Tony Baldry MP in 2003.

 

The visit by Mr. Kim Howells and his delegation follows recent visits by senior British diplomats, including Ambassador Norman Ling, to Somaliland during last few weeks.

 

Attending the meeting with the United Kingdom delegation were the Somaliland Vice-President Mudane Ahmed Yusuf Yasin, Finance minister, Mudane Hussien Ali Duale and the Planning minister, Mudane Ali Ibrahim.

 

The United Kingdom delegation included, Ms. Tiu Morris from the Foreign and Commonwealth, Mr. John Marshall, deputy ambassador at the British Embassy in Addis Ababa and several senior diplomats.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this