Sign in to follow this  
Sharif_seylaci

IS SOMALILAND REALY RECOGNIZED BY 4 NATIONS

Recommended Posts

Kadib Markii Ay Yemeni Israa’iil Iska Hortagtay Isticmaalka Babal-Mandab,Ayaa Somaliland looyeedhay â€Wargeyska Al-Sharq

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

 

()

hadhwanaag 2006-08-22 (Hadhwanaagnews) Doha, Qatar, Wargeyska maalinlaha ah magaciisana la yidhaahdo Al-Sharq ee ka soo baxa magaalada Doha ee dalka Qatar, ayaa war uu ku soo daabacay cadadkiisii shalay ku sheegay in dawladaha UK, USA iyo Midowga Yurub ay ku dedaalayaan sidii ay u diciifin lahaayeen gacan ku haynta dawladaha Carabta ee marinka istaraatijiga ah ee Baabal Mandab ee Badda Cas, kadib markii ay dawladda Yemeni dhowr toddobaad ka hor ay Israa’iil iska hortaagtay in maraakiibteedu isticmaalaan marinkaas, taas oo ka dhalatay dagaalkii bil ka hor ka dhex qarxay Israa’iil iyo ururka Xisbullaah, iyadoo ciidamada badda ee Yemen ay Maraakiibta ganacsiga ee Israa’iil ka mamnuucday inay maraan Baabal-Mandab.

 

Warka oo uu Wargeyska Al-Sharq ka helay weriyihiisa u fadhiya London oo magaciisa la yidhaahdo Jamaal Shaahiin, wuxuu ku tilmaamay booqashada Madaxweynaha Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin ku tegay London mid ujeedadeedu tahay sidii ay dawladda UK Somaliland uga caawin lahayd dhinaca ammaanka.

 

Weriyuhu wuxuu sheegay inuu ka soo xigtay ilo xog-ogaal ah oo ay ka mid yihiin masuuliyiin ka tirsan dawladda Ingiriiska, waxaanu yidhi: “Masuul ka tirsan dawladda UK ayaa ii sheegay in London ay maalmahan la yeelatay wada-hadal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, kaas oo nuxurkiisu yahay sidii loo taakulayn lahaa xukuumadda Somaliland si ay isaga caabido Maxkamadaha Islaamiga ah ee gacanta ku dhigay dhulka Somalia intiisii badnayd, haatana qarqarka u saaran inay guul kama-dambays ah ka gaadhaan qabqablayaasha dagaalka si ay dib ugu mideeyaan Somalia, taas oo la odhan karo haddii xukuumad Islaami ah oo la mid ah tii Daalibaan ay xukunka la wareegto gacantana ku dhigto mandaqadaasi istaraatijiga ah inay khasaaro weyn u keeni doonto reer Galbeedka. Sidaas darteed Washington, Midowga Yurub iyo London waxay doonayaan inay Masar iyo dawladaha Afrika ku qanciyaan sidii ay ictiraafi lahaayeen Somaliland, taas oo wadada u furaysa inay hesho aqoonsi caalami ah.â€

 

Wargeysku wuxuu intaas ku daray in dawladaha reer Galbeedku ay Madaxweynaha Somaliland hore ugu qanciyeen inuu heshiis la galo Itoobiya si ay mid ka mid ah dekedaha Somaliland u isticmaalaan.

 

Waxa kale oo uu wargeysku sheegay in afar dawladood oo kala ah Koonfur Afrika, Itoobiya, UK iyo Sudan ay ictiraafeen Somaliland.

 

Waxa kale oo uu Wargeysku soo xigtay war-murtiyeedkii ku saabsanaa booqashada Madaxweyne Rayaale ee London, kaas oo ay labada dhinaca ee Somaliland iyo UK ka soo saareen wada-hadaladii dhexmaray.

 

Haatuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

naxar nugaaleed i am from seylac i suport somaliland 4 100% and so do my ppl the days of somali is gone and about sool aand sanaag the mamuul of somaliland is in ceerigabo iyo inta ka shisheeye becous somaliland dominant tribe lives there and the great isxaaq shayk is burried there soo they also live in xudun the sl soldiers are just 15 km away from lasanod so.

Actually this recognition will bring only economical benefits for uss. i dont know why somalis are agains that. cous we reacht every where now we have our own paspoort airlnes daalo airlines star african airlines our own embassy in adisebebe. and we have our own embessay in somaliland. We build our own companys like stc telecom companys.

And now and days we have our telephone code no more 025 but 029 thats walahi horomar fiican.

So think the rest of somalia must just let somaliland go just the same way the led ****** djbouti nfd goo cous we allno maxammed siyaad barre signd the paper that somali will never claim back nfd

Share this post


Link to post
Share on other sites

Forget about xudun iyo las anod, worry about buhoodle in togdheere. As for you being from Seylac, I highly doubt it. Hargeysawi ka yimi seylac iyo xudun meesha ma joogane, mat runta sheegtet?

Share this post


Link to post
Share on other sites

you forget about boodhoodle iyo yagoori we are in adhicadeeye 15 km away

 

And even there is a somaliland flag in lasqoray

But there is no problem u keep waiting for somalia the sinking ship

 

Cous somaliland policy is keep somaliland ****** free cous as we are now in sool and the soldiers are away from the lasanod town

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa kale oo uu wargeysku sheegay in afar dawladood oo kala ah Koonfur Afrika, Itoobiya, UK iyo Sudan ay ictiraafeen Somaliland.

 

Waxa kale oo uu Wargeysku soo xigtay war-murtiyeedkii ku saabsanaa booqashada Madaxweyne Rayaale ee London, kaas oo ay labada dhinaca ee Somaliland iyo UK ka soo saareen wada-hadaladii dhexmaray.

 

 

read that part

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this