Sign in to follow this  
DigibAc

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay la baxeen tiro dhalinyaro ah

Recommended Posts

DigibAc   

Where is the TFG??? How do they expect us to give up our arms to them when we are being snatched away at night!

 

The first requirement for any state is for it to provide security for it’s constituents; but the TFG seems to be an agent of insecurity.

 

 

Jibriil Nuur Cadde

WardheerNews,

 

Muqdisho, Jan 27, 2006 (WDN) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in ay xalay u dhaceen xarun ay hey'ad u dooda xuquuqda Aadanaha ku leedahay deegaanka KM4 ee magaalada Muqdisho. Ciidmadaasi ayaa halkaasi ka watay qaar kamid ah shaqaalihi hey'adaasi, sida uu sheegay masuul ka tirsan hey'addaasi.

 

Masuulkaasi oo lagu magacaabo Suudaan Cali Axmed, ayaa waxa uu tibaaxay in xalay saqdii dhexe ay ciidamo Itoobiyaan ahi weerar kusoo qaadeen xarunta hey'adda, iyagoo si qasab ah ku kexeeyay shaqaalaha halkaasi ku sugnaa.

 

Suudaan Cali Axmed waxaa uu cadeeyay in ciidamada Itoobiya ay wateen ilaa 8 kamid ah shaqaalihii halkaasi ku sugnaa, isagoo xaqiijiyay in la jir dilay kahor intii aan la wadin.

 

Masuulkaasi waxaa uu ugu baaqay dowladda FKMG in ay si deg deg ah kusoo daayaan shaqaalahasi, mise war cad ay kasoo saarto dowladda sababaha loo qafaashay.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay in halkaasi ay uga shakiyeen in ay gabaad u tahay kooxaha hubeysan ee habeenkii inta badan weerarada ku qaada xarumaha ay ciidamada Itoobiya ka dageen magaalada Muqdisho.

 

Howgallada noocasi oo kale ah ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, xilli ay iyana sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Muqdisho.

 

Jibrill Nuur cadde,

WardheerNews, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

This is what I was talking about, just wait and see A/Y supporters and their fellow bigotted clanists to come justify this as usual. Dadkaan ilaahaa u maqan. They better organize and fight back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
DigibAc   

I don't see how anyone can justify this! I would love to know what Generals thoughts are and learn how this fits into the TFG vision General Duke sees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this