Sign in to follow this  
Jacaylbaro

First Foreign Doctors Arrive Buuhoodle Hospital - The First Development of Its Kind

Recommended Posts

Dhakhaatiirtii Ka hawlgeli lahayd Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle oo Yimid Buhodle

 

Dhakhaatiirtii Ka hawlgeli lahayd Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle oo Yimid Buhodle

Sunday, 28 October 2007

iyadoo uu gebageboobay dhismahii Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle ayna hadda hawlwadeenadiihawshaasi waday diyaarinayan xafladdii lagu furi lahaa Cisbitaalkaasi ayaa waxaa maanta soo gaadhay Buuhoodle dhakhaatiirtii Ajnabiga ahayd ee ka hawlgeli lahayd cisbitaalkaasi oo la aaminsan yahay inuu yahay kii ugu balaadhnaa uguna tayada badnaa mandaqadda Geeska Afrika.

 

dhakhaatiirta illaa hadda soo gaadhay halkani oo tiradoodu gaadhayso 7 dhakhtar ayaa u kala dhashay wadamo ku yaalla bariga dhexe oo uu weheliyo Dr Cabbaas Gaadaweyne oo isagu ka soo jeeda Deegaanka Buuhoodle muddo dheerna ku noolaa galbeedka Yurub , waxaana dhowaan soo gaadhaya iyaguna dhakhaatiirtii kale ee u dhashay wadanka.Maalinta sabtida ah ee soo beegan ayaa waxaa suurogal ah in Xadhiga laga jaro Cisbitaalkaasi iyadoo ay xafladiisa ka soo qayb geli doonaan boqolaal ruux oo ka kala imanaya dalka gudihiisa & Dibadiisa.

 

 

Buuhoodlemedia.com

 

 

Xigasho Buuhoodlemedia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekha sxb you and the administration did not facilitate nor helped this development but it was the people of buuhodle and puntland who made this development a reality , marka iska daa sheega shada aad sheeganeysid wax yaabo aadan shuqul kula heyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I said good job reer buuhoodle only if you can read that in my previous post unless you've eye problems :D

 

 

It was made by reer buuhoodle specially this time with Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb hadalka waxaa ku hoos qarisey iney horumarka hada ey bilaabmatey ee bal adigu isheeg hadaadan ujeeda kale la lahayn hadalka..... Waanu is ognahay ee yaanu kusii jeex jeexin hadalka. Horumarkana ma ahan mid la wakhti ah ciidamo laaska yimid ee waa mid socday 2 sano. Ee sxb inaga daa hadalada daciifka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb horumarku imikuu yimid ..... isbeddelka cusub buu la dhashay even xataa haduu mudo soo socday it is a good timing.

 

Now stop being jelaous and be happy for reer Buuhoodle .......

Share this post


Link to post
Share on other sites

war sheekha anigaba reer buuhodle ah sxb oo weliba raga wax ka dhiibey baan ahay lacagta lagu dhisey ee ha sheegan adiga iyo wixii kula mid ah dadaalada aniga iyo tolkeyaga sameyeen inuu yahay mid xaga ka yimid ama somaliland ama mid lagu beegay imaatan ciidan.War hedhe miyaa lacagta laga aruuriyey Hargeysa . Dhibaatadu maanta waxeey salka ku haysa waa dad isku qasbeya dad aanan rabin . War hedhe hadaanu ku diidney mid kale dooro ee na DAA ku doonimeyno adiga iyo wixi kula mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Waryaa jacaylka, adiga are you trying to entice us or something horta? Just not long ago I was reading you post '50 million' shilling given to LaasCaano and now its foreign doctors? Wah, waraa naga qalee nooh. Waxan waa Somaliland's PR machince in a fenzy for a photo op.

 

I am impressed at how they are capitalizing on opporunities though. Its something :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buhoodle is not in the hands of Somaliland so i don't know what this fool is talking about. This city is still one of the free SSC cities so forget buhoodle and focus on what development you have brought LasCaanod's suburbs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Are you very mad that you're calling me a fool ?? ,, stop personal attack and focus on the issue hadii kele orodoo shaah doono halkan lagaagama baahnee.

 

 

Wacdaraha, Sxb gobol waliba isagaa wax qabsada and that is how Somaliland is advancing. The government can sometimes contribute but it is the locals that do the job and develop their region. Here is An Example

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

The hospital was built by the diaspora of Buuhoodle and the foreign docters are brought and paid by the diaspora of Buuhoodle, it has nothing to do with the secessionists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this