Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Siciid Cadaani Mooge refutes recent reports of impending recognition by the Jews

Recommended Posts

Originally posted by Sikaawe:

quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Yuhuuda iyo maraykan iyo ingrees manay isku mid ahayn ma gaalada kala fiican hada , Gaal wa gaal hadaad mid cilaqaat la yeelatid ka kale maxa ku didaya, wa waxba, qirada inaga daya walalayaal. Carabtu iyo Reer bani isreal waxay isku hayaan wa mid iyaga u taal. Ta anagu dhex gali meyno. Laakin anigu danaha Somaliland comes first danaha Somaliland cidi laga arko inay wax la qabanayso walala xidhidhaya Diin la eegi mayo isir la eegi mayo nassabkooda la eegi mayo dhaqankooda la eegi mayo Dalkooda la eegi mayo taarikhdooda la eegi mayo. Laakin wixi somaliland maslaxadooda ku jirta anagu wanu So dhaweyneyna

Xaaji waa runtaa intaa aad sheegtay oo dhami waanan kugu raacsanhay, laakiin waa in aynu xarfad ku darno oo aynaan haadaan iska tuurin. Yahuuda, Mareykan iyo Ingrees inooma kala sokeeyaan, laakiin Yahuuduna qori dableh ayuu la wareegaysaa oo meel ay ku gubto raadineysaa kuwa kalenana siyaasad iyo xarfad ayey aduunka ku kala wadaan. Markaa adeer hadii maanta ay Yahuudi dooneyso in ay ictiraafto ha ku dhawaaqdo, cidina uma diidayso, laakiin kama yeeleyno in aanu "yes man" u noqo yahuud oo ay weliba nagu xidho shuruudo kale. Ma waxa aad dooneysaa in Saudi hadana inaga joojiyo xoolaha oo inta Somalida ahee ka shaqaysatana debeda u soo tuuro,loooooooooool.... ama Malaysia inta wax ka barata soo saarto.

Aniga waxa markaa ila tahay in aan nimankaan lagu degdeg waayo ninka aad kabaha ka toleynayso kabahiisa ayaa la eegaa marka hore, nimankan wax wanaag ah weligood laguma sheegin wax ay xumeeyaan mooyaane.
Horta inadeer wax an ku sheego siyasadu il qudh ah uun laga ma eego meeshan waxa jirta wala kala faiideysanaya, isreal ha u baqan inay kula so dagto , laakin xidhidku wa mid siyasadeysan , dadkeenu na maha dad lugu awr kacsan karo laakin danteena ayeynu markasta eegeyna ma fahantay , sxb xoolahan suucuudi caribiya aynu u dhoofino carabtu markanu anu yara macaashno adhiga wey inaga xiidha , markanu aad xaaladu u xumaato diib bay u furan anigu ma ihey nin mar ba afka wax loogu gurayo marka danbe na tummbada laga sarayo. War anigu livestock isreal baban ka iibin laha , horta isreal dunida gacan xoog baddan bay ku haysa ta ku darso, Yuhuudu dalka u soo guurii mayaan laakin xidhiidku wa mid dibloomasi ah iyo mid gacansi ba.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

quote:Originally posted by Sikaawe:

quote:

Xaaji waan kugu raacsanhay fegradaada 100%, maarkaa dhinac ayaynu wax uwada wadnaa laakiin aan kafiirsano ayuun baan leeyahay nimankaas, waayo wax wanaagsan weligaad laguma yaqaano oo waa laba wejiile yaal. Mida kale hadii ay daacad ka tahay oo ay doonayaan in ay ina ictiraafaan oo Somaliland wax u qabtaan dee haku dhawaaq ictiraafka iyaga oo aan cidna waxba ku xidhin, markaa Somaliland-na way soo dhoweyn doontaa oo safaarad u ogolaan doontaa in ay Yahuuda uga furto Hargeisa. Hadii ay taas yeelaan oo aanay doonayn in ay sidaan maqley sheekooyin kale oo ah inay Somaliland iyo Israel isku marku dhawaaqaan in ay labadooduba is ictiraafaan oo weliba Somaliland ay conditions kale saxeexdo.

Markaa Xaaji Somaliland mar walba ictiraafkeedu wuu imanayaa ama ha raago ama ha soo degdego-e. Markkaa yaan leynagu shaqaysan oo cid waliba waxa ay doonto inaga fushato iyadoo aan waxba aan cidana dooneyn in ay inoo qabtaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this