Sign in to follow this  
qumane

One week news from Somalia compare news from Somaliland

Recommended Posts

qumane   

I'm wondering why unionist named Somaliland as "somalidiid". Who is Somalibaabiis those who did the flowing news headline in one week or the part of ex-Somalia who did elections in same week?. Make your own conclusion.

 

• Maleeshiyo ka socota koonfurta magaalada Gaalkacyo oo ka soo jeedda beesha (qabiil) oo shalay ku duushay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo hoos yimaada maamulka Puntland ee qabiilka (qabiil's name). 29 September

• Deegaanka Xeejo Mahaad oo ka tirsan gobalka Sh/Hoose oo dagaallo ay ku dhexmarayaan labo beelood. 29 September.

• Dagaalkii shalay ka dhacay degmada Boondheere oo ay ku dhinteen 7 ruux ayaa maanta si goos goos ah uga dhacaya deegaankaasi. 3 October

• Banaanbax looga soo hor jeeday madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo ra'iisalwasaare Geeddi oo ka dhacay magaalada B/weyne. 1 October

• Dagaal sababay dhimasho oo Baydhabo ka dhacay. 5 October

• Sarkaal sare oo u shaqeynayay Qaramada Midoobay oo xalay lagu dilay magaalada Kismaayo –

• Nin qoorta laga gowracay oo dilkiisu dhaliyay iska hor imaad labo maleeshiyo

Baydhabo.

• Maleeshiyooyin ka tirsan Madaniga oo maanta iska hor imaad uu ku dhexmaray xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid.

• Beelaha (qabiil) iyo (qabiil) oo ku dagaalamaya tuulooyin ka tirsan degmada Tiyeeglow.

• Iska horimaad dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta Kismaayo ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Isbaheysiga dooxadda Jubba iyo ilaalada Shirkad la yiraahdo Dalsan..

• Laba qof ayaa ku dhimatay Toddobo kalana waa ku dhaawacmeen iska hor imaad hubeysan oo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo.

• Dagaalo dhimasho iyo dhaawac geystay oo mar kale ka dhacay deegaano ka tirsan degmada Tiyeglow ee gobolka Bakool..

• Gabar Soomaaliyed oo magaalada Muqdisho Nafteedi ku weysay Shukaansi kadib Markii.

• Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga oo Caawa Fiidkii Lagu Weeraray Jidka Warshadaha.

• Dad xalay lagu dilay laguna dhaawacy gudaha magaalada Baydhabo iyo Sababta loo dilay.

•

_______________

 

No explicit qabiil terms allowed, baliis.

 

[ October 06, 2005, 02:22: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this