Sign in to follow this  
General Duke

A new dawn of peace between SOMALILAND PUNTLAND ?

Recommended Posts

Waa Cusub oo Nabadeed oo la Filayo in uu u Baryo Somaliland & Puntland"Madaxweyne Reyaale waanu Taageersanahay Niyadd Samidda Cadde Muse Muujiyay.

 

Feb/24/2005

 

 

Hargeysa-(HWN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Shir-kii Jaraa'id ee uu ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda Saaka Ku muujiyaya Sida Ay Uga Go'antahay Nabad Dhex Marta Labada Umadood ee walaala Ah Ee Somaliland Iyo Puntland Madaxweyne Reyaale waxa uu u Muujiyay Ninka Ku Cusub Xilli-ka Mandaqadda Bariga Somaliya Cade Muuse wanaag Uu ku doonayo In Nabad Lagu Soo Afjaro Colaadda Mudada Sanadaha Ah ka Socotay Gayigaasi

 

Madaxweyne Reyaale waxa Uu Muujiyay Sida Aanay Marnaba Ay Somaliland U aqabalahayn in ay Aqbasho Map-ka ku Dhisan Qabiil-ka Ee Maamulkaasi Puntland Iyo Sida Ay Aduunku U ogyihiin Xad-ka Caalamiga ah ee uu Dhigay Gumaysigu Kaas OO ka Maanta Afriki ku kala Badbaaday.

 

Madaxweyne Reyaale Waxa uu meesha Ka Saaray In ay Jiraan Dad uu Ogyahay Oo ka Shaqeynaya Nabada Gayigaasi Laakiin waxa Uu xusay in Kii Wanaagsan Ee fikir-ka Wanaagsan Hayaa uu ka Mid Yahay Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Sheegay In Dhawaan Guddi Farsamo la Sameyn Doono Kuwaas Oo isla Jeex Jeexi Doona Nabad Lagu Soo Afjaro Colaadda U Dhaxaysa Labadda Dhinaca

 

Tani waa WaaCusub oo u Baryay Labadda Umadood ee Walaala Ah ee Somaliland Iyo Puntland Waxaana Ay Dadweynaha Labada Dhinac rajeynayaan In mar Uun la Arko xidhiidh-kii fiicnaa ee ku Dhisnaa Walaaltinimadda Ee u Dhaxeeyay Labadda Umadood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

i have no problems with the somalilanders ya know, as long as they lose the attitude and understand that were serious about controlling our territories than we fine namsaying. plus i didnt know that the somalilanders are closest to puntlanders in terms of dhaqan and shit like that, i hear it more and more everywhere these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

i think cade knows what he has to do really and we somalilanders have full confidence in him carrying out those duties and fulfulling a process which started in CeelAfwey quite while ago. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Is about time waqoyland full understand that there is no such britsh xuduud.

 

 

this is what Cade muse said.

 

Gen. Cadde – Maya, afti hadda hadeer waxaan u malaynayaa xudduddii waa la yaqaan Soomaaliya waxay u qabsan tahay tripe (qabiil), burburkii markii uu dhacay, nin la arko tarayb la arko waa yaqaan meeshii xuduudda ahayd, haddii qabiil loo fiirsho nimankaasi waxay Puntand ku soo aadeen waa dad dadka dega la dhashay, oo ay isku beel yihiin, marka xudduddooda waa la yaqaan, aftidu waxay ahayd afti siyaasadeed, haddii ay dhihi lahaayeen intey istaagaan yiraahdaan annagu Puntland ma rabno waa afdi camal, iyagu markaa meeshey rabaan ha raaceen, laakiin annagu waxaan ognahay 99% in ay dadku rabaan Puntland ayna yihiin.

 

 

Gen. Cadde – Dacwadu waxay ahayd annaga, mar naloo soo diray dad badan, inoo yimaaddeen journalist-tayaal iyo rag kaleeto, arrinta Puntland laga hadlay labadaas gobol, maaddama iyagu keliya ay ku sheegeen British Somaliland baan ahaan jirney, xudduuddii been beenta ahayd ee ay sameeyeen dawladaha ajnebiga ah bay ku doodayaan, marka annagu waxaan leenahay shicibka ayaa la warsan karaa.

 

 

maxuu ka yiri doorashadi waqooyiland maxuu ka yiri doorashadi waqooyiland

 

Gen. Cadde – maya, hadde aaggeena ma keenayaan, mana keeni karaan maxaa jira nin ka yeelaya ma yiro oo shicbibaan oggolayn, waagii horeba election-kii hore waa isku dayeen waa u suurtoobi weysey, marka, een, shicibku wuxuu rabaa in uu ka tirsanaado Puntland, haddey keenaan iyagey jirtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this