Sign in to follow this  
Hunguri

Maxkamada Islaamka iyo Shacabka Somalia maxaa kala haysta

Recommended Posts

Hunguri   

Assalamu Alaykum,

 

Waxaan aad ula yaabay. Niman-kan Maxkamadaha isku sheegaya. Ma nimman waalan baa, ma niman miyyir qabaa. Ma Jaahiliin laysu geeyey baa. Horta wuxu maxay ayihiin. Kaliya marka laga reebo Sheekh Shariif iyo Shariif Xassan-kii Baarlamaanka maahee. Dhamaan intooda kale, waa ummad bilaa mawqif ah. Hoos waxaan ku caddaynayaa, inay dad waalan yihiin. Sababtoo ah, 100 jeer ayaa hadal-koodu is khilaafayaa.

 

HADALKA KALA GADISAN EE MAXKAMADAHA

 

(1)Afhayeenka Maxkamada oo sheegay inay kasoo horjeedaan, ciidamo shisheeye oo la keeno Somalia Bad iyo Barri ( Sheekh Ibrahim Suuleey).

 

Hiiraan

 

(2)Sheekh Abdirahman Jiniqoow. Oo hadalkiisa ku sheegay, inay wada hadal-ka la galayaan United nations-ka. Oo aanay wax wada hadal ah la galayn Dawlada Somalia. Bal waa yaabe, UN goormay noqotay Somalia. Waxa la rabo in la heshiisiiyo. Ma United nations-kaa, mise waa Somalida.

 

Dayniile

 

(3)Sakariye Xaaji Hussein, oo isaguna jaah wareersan. Waraysigiisii u danbeeyey. Wuxuu haystaa Sheekh Shariif. Wuxuuna u warramayay Al Arabiya.

 

(4)Sheekh Aways, oo isagu maalinba hadal nooc kale ah keena. Hadba meeshuu doono ka tuura.

 

(5) Indha Cadde, oo isaga laftigiisu meeshuu doono ku dhifta

 

(6) Sheekh Ibrahim Gaagaale iyo qolada Hiiraan, iyaga laftigoodu, hadba dhinac ayay ku dhiftaan.

 

Gunaanad:-

 

Aniga, waxay ila tahay. Niman-kani dad caadi ah maaha. Dadka Maxkamada taageera, waxaan kula talin lahaa. 3 nin inay raacaan!

 

(1) Sheekh Shariif

(2)Shariif Hassan

(3) Xiin Finiin ( SOL )

 

Waxa kale waa iska rubish!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

There is nothing called courts. Brofossore adiguna ha ina sii qaybin. Don't play into the hands of the man whose loyalty lies to his name: HUNGURI.

 

They are members of the Alliance for the Reliberation of Somalia (ARS.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^Alliance means there are different groups!

 

 

ps. It's no coincidence that Hunguri is promoting the group that has gone to Djibouti :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

[i Have decided to post these two short poems whereverI see the name Shariif.]

 

I am not sure if my moratorium till negotations end should still be valid; but out of respect to XIIN, I am not ready to apply these lines to either of them. But I want him to reflect on it. This is also posted on another thread.

 

Shariif yahow

Shar yahow

Shoolad yahay baasi

Shaydaan la moodyahow

Jinn yahow Shaadhka loo galiyay

 

But someone I asked how one of the Shariif is doing in Djibouti sent this message from Djibouti:

 

Shariifkii dar loo liilyay yuu dacalka haystaaye

Danna kama laheyin ruux kalooy daranyo haysaayee

Dibin daabyaddaa iyo ka weyn daartii Xoogsada'e

Dibna uguma laabmeyn dalkii doog haduu baxana

 

P.S. Both of these short poems are not mine. The man who composed it for an enitrely different matter is called SURWAAL (trouser). He is from my hometown.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T ma reer jabuuti baad tahay ... that is the only im aware of oo erayga 'shoolad' la isticmaalo.

 

sh. sharif wanaag badan wuu sameeyay lakin some mistakes wuu leeyahay sidoo kale but during these times ma mudna to air our differences while the vultures are at our doors !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

A&T, saaxiib Dawladu iyadii baaba gaajo u bakhtiyeysee. Aniga, maxay isiin karaan. I have been reading your posts closely, and never see an atom of constructiveness in them. Hence,its not worth to answer your trivial,nonsense post. Bal aniga, waxaad doontid igu sheegoo smile.gif . Hunguri,Dhuuni,Dibi liqqe, Awr cune what so ever. Laakiin, Shariif-ku waa nin Somali ah oo leader wanaagsan ahe. Faraha ka qaad!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Walee, Makhiir meel la yidhaa waan soo nacayaa! Almost 75% of occupation supporters claim to have some kind of association with that tiny coastal area. Maxaa si ah?

 

On Shariif, read the qualifying lines walaal. I said I am not yet ready to apply that to the men. And tha Gabay is not mine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^Nin fiican oo Isseh layidhaa baa meesha kasoo jeeda, inta kale kuli wada adhi. :D

 

Hunguri,

 

Desperate attempts to make sense of your immoral stances on somali issues. You can't fool anyone. The somali people iyo Ilaahay waxay lajiraan xaqa, xaquna xaga xabashi iyo wixii udeega majiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Red-Sea haye, your clothes of identity theft as a Somali lander and secessionism have finally ended up to be an Alshabaab canibal, virtual warlord. Cheap jokes to get your message through will no longer less your pain. Markaa saaxiib dee ninkaa billaa identity-ga ah. Oo hadba SOL meel usaara ayaa tahaye smile.gif Maxay niicdaadu aniga iyo inta ila mid ahba, ka dhimaysaa smile.gif . Aduunka waxaa ugu dhib badan, dadka billaa summada ama astaanta ah. Markaa hadba meel sheegoo ku war wareeg! Wallee, dhib baa ku haysata!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hunguri,

 

I don't see how a somali individual can support the occupation of his country oo walibana isla sii saxanyahay. How can you even accuse of bystanders, when you have committed the worst one of all, being somali and in support of the killings of his country men. I am simply somali, and Alshabaab are a somali freedom fighters. What is so hypocritical about that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this