Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: New Shopping mall, so much for the wishes of chaos + security Cheif audio

Recommended Posts

Iyadoo Deegaanada Puntland ay ka socdaan Hawgalo baaxad leh oo Dawladu ay ku sugayso Amniga Guud ee Puntland kadib Narkii ay soo

Cusboonaadeen Dhacdooyin la xirira Amniga ayaa Wasiirka Amniga Dawlada Puntland yuusuf Axmed khayr wuxuu ka Warbixiyay Natiijada ka timid hawgalada Ciidamada Amniga.

 

Wasiirkuw wuxuu sheegay Hawgalada Ciidamadu in ay Noqonayaan Kuwa

Isdabajoog ah oo Socon Doona, wuxuuna Carabaabay Hawgaladu in ay u

badan yihiin Magaalada Boosaaso kuwa laga samaynayo, wuxuuna sheegay

Hawgaaladaasi Dawladu in ay ka keentay Natiijooyin rasmi ah oo ku

salaysan Dhacdooyinka Deegaanadan ka dhaca iyo Cida Amni darada ka

shaqaysa.

 

Wasiirka ayaa sheegay Magaalada Boosaaso in ay Xilligan ka socdaan

Hawgalada Amniga lagu Xaqiijinayo wuxuuna Wasiirku sheegay in ay

Jiraan Dad badan oo Ciidmadu ay u soo qabteen Tuhumo iyo Dambiyo rasmi ah oo la xirira Dhacdyyinka Magaalada Boosaaso.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in ay sidoo kale jiraan Dad Magaalada boosaaso

lagu Maxkamadeeyay oo Dambiyadoodu ay ku salaysnaayeen Dilal iyo

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Boosaaso, Sidoo kalan wasiirku wuxuu

xaqiijiyay in ay Jiraan Dad kale oo Mar daw maxkamada la horkenayo.

 

Dhinaca kale wasiirku wuxuu sheegay magaalooyinka Gaalkacyo iyo garowe

in ay Hawgalada kala simanyihiin Magaalada boosaaso, wuxuuna Wasiirku

xaqiijiyay Dawladu in aysan Aqbali doonin in Amniga la khalkhaliyo.

 

Waa Markii ugu horaysay ee Wasiirka Amnigu uu ka warbixiyo Xaalada

Amnig iyo Hawgalada Ciidamada Dawlada mudo dhawr isbuuc oo ay socdeen hawgalada ugu badan ee Dhinaca Amniga waxana Wali Socda Hawlgalada Arrinkaasi la xirira ee Dawladu ay wado.

 

Cumar Afguduud

Allidamaale.com

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this